Page 1 of 1

BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 6:57 am
by Hiiraan boy
Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo Qaraar oo saakay waabarigii ka bilowday caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa ilaa iyo haatan soconaya, iyadoo dagaalkaasi uu u dhaxeeyo ciidamada Ethiopia iyo kooxo ka soo horjeeda uu galaaftay nolosha dad ka badan 10 ruux halka tiro ka badan 50 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dagaalkaan oo ay ka qeyb qaadanayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dowladda Ethiopia ayaa wali ka soconaya wadada warshadaha iyo nawaaxiga Towfiiq.

Daryanka madaafiicda iyo sawaxanka hubka culus ee la isku adeegsanayo ayaa hareeyay caasimadda Somalia, iyadoo ay joogsadeen isku socodkii gaadiidka iyo waliba howlihii ganacsi ee ka jirey caasimadda.

in ka badan 50 ruux oo dhaawac ah ayaa la dhigay Isbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay jiraan dhaawacyo kale oo wali ku jira xaafadaha, waxaana adag sidii loo geyn lahaa Isbitaalada ka dib markii wadooyinka magaalada Muqdisho ay go'een.

Dirir xoogan oo ka soconeysa Xaafadda Towfiiq ee magaalada Muqdisho ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo halkaasi ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux halka 8 kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo u badan dad rayid ah oo madaafiic ay ku soo dhacday.

Ciidamadii Ethiopianka ee ka dagaalamayay Isgoyska Towfiiq ayaa dib loo soo riixay, iyagoo haatan ka dagaalamaya wadada Miisaanka dhuxusha iyo Baar Ayaan., inkastoo wali ay soconeyso madaafiic iyo israasaaseyn xoogan.

Wariye ka tirsan shabelle oo gaaray xaafadda Towfiiq ayaa dad goobjoogayaal ah waxa ay u sheegeen in ciidamada Ethiopia gaari taanki ah ay wateen halkaasi silis lagaga gooyay, iyadoo gaari kale oo Ural ahna laga gubay.

Ma jiro wali wax warar ah oo ku saabsan qasaaraha gaaray dhinaca kale ee ka soo horjeeda ciidamada Ethiopia.

Sidoo kale waxaa jira madaafiic BM ah oo laga tuuray dhinaca Madaxtooyada oo ku dhacayay xaafadaha Towfiiq, inkastoo aan la soo sheegin wax qasaaro ah.



Dagaalka waa uu soconayaa waana mid marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya.

Wixii ku soo kordha kala soco shabelle.net

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 7:08 am
by Somali-Transporter
soon or later.. you guys will hear in the news black hawk shoot down..

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 7:57 am
by eyes-only
The bastards will pay. They think they can use their heavy weapons on our civilians and get away with it? Walee namayaqaanaan.....

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 8:02 am
by fagash_killer
pushed back??even the mouthpieces of islamic courts are reporting that ethiopian troops are on the march south moqadisho is atlast liberated nomore habardigir Laughing

Dagaalo xoogan oo salaadii subax ka dib ka bilowday Muqdisho

Click here to find this article in english

Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo xoogan oo la isku adeegsanayo madaafiic iyo hub culculus ayaa saakay waabarigii salaadii subax ka dib waxa ay ka qarxeen qeybo ka mid ah caasimadda Somalia, iyadoo dagaaladaasi ay soo qaadeen ciidamada Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda.

Hugunka madaafiicda iyo rasaasta culus ayaa laga maqlayaa agagaarka wasaaradii hore ee G/dhigga iyo xaafadaha shirkole, iyadoo halkaasi ay soo galeen kumanaan ciidamo Ethiopian ah oo wata taankiyo fara badan, waxaana ay jiireen maleeshiyooyinkii ka soo horjeeday ee ku sugnaa halkaasi sida uu shabelle u sheegay Wariye Madax banaan oo la yiraahdo Max'ed Bashiir oo ku sugan halkaasi, indhihiisana ku arkayay xoogagga Ethiopian ka.

Ciidamadan Ethiopianka ah oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 2 kun oo aysan la socon wax Somali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay isku sii balaarinayaan xaafadaha shirkole, iyagoo halkaasi kala kulmaya iska caabin aad u xoogan, waxaan rasaaas culus wali ay ka dhaceysaa deegaanka Shirkole.

Sidoo kale dagaalo xoogan ayaa waxa ay ka qarxeen saakay wadada Xamar bile, halkaasi oo laga maqlayo rasaas xoogan iyo madaafiic ay is weydaarsanayaan ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda.

Sida uu ku soo waramayo Wariye C/raxmaan Alcadaala oo ka mid ah shabakada warbaahinta shabelle, ciidamo Ethiopian ah oo aad u xoogan ayaa waxa ay la wareegeen wadada Xero Jarmalka iyo warshadii Caafi, ciidamadaasi oo wata taankiyo ayaa waxa jareen wadada isku xirta Towfiiq iyo Suuqa Bakaaraha, mana jiro wax gaadiid Bl ah oo wadadaasi ka shaqeynaya.

Dagaaladaan oo ilaa iyo wali soconaya ayaan la ogeyn qasaarahooda, iyadoo laga cabsi qabo in ay wada saameeyaan caasimadda Somalia.

Hub wali aan horey loo maqlin ayaa saakay la isku adeegsanayaa dagaalada ka soconaya caasimadda Somalia, iyadoo dadkii ka barakacay Muqdisho ee ku soo laabtay ay saakay xir xiranayaan alaabahoodii.

Dagaalkaan bilowday saakay ayaa jabiyay xabad joojintii horey uga jirtey caasimadda oo ay gaareen odayaasha Beelaha Hawiye iyo Saraakiisha ciidamada Ethiopia.

Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net

Click here to find Shabelle news in english

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 8:04 am
by Bagamundo
It's done deal, xamar is sealed. It's about time i pay a visit and contribute to rebuilding it.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 9:36 am
by guhad122
The people fighting for their dignity, existance, identity, religion and land will win! Geeridu ninka dhoofka ku yimid bay dhibi.....

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 11:02 am
by Steeler [Crawler2]
"They think they can use their heavy weapons on our civilians and get away with it?"

Eyes
Why does a dog lick his balls? Because he can.

If the "Civilians" of Mogadischu fight the Ethiopians, guess what, the Ethiopians are going to fight back.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 11:09 am
by Karbaash_killa
Mad mac.. why do you always seem to be addressing the mistakes of the Somali people and not the biijo and his Mbagathi crew..

Why do you fail to see the mistakes which biijo has done to cause such an uprising...

We both know he had a chance to really make his Nationalism firm on the hearts and mind of Somalis.. and those who ha qabiil hatred against him would be grabbed by the necks and tossed to the side..but he blew it...

Until you adress your "Biijo crews" mistakes and admit their wrong doing and start seeying things from the "people" point of view...

You just another biased red-neck who wants the worst for Somalia and its people..

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 1:58 pm
by kambuli
KK,

I am surprised that you ask such questions to MM... Does he care Somalis? To him a Somali is a Somali Habargidir or MJ...Maxaa ka galay isaga? He does not care who dies or who lives, who is at fault and who is not...Kii dhintaa waa hal muslim ah oo ka dhintey...

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 2:06 pm
by Karbaash_killa
he claims abgaal so i talk to him like a somali man Laughing

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 3:20 pm
by Steeler [Crawler2]
Kambuli
"He does not care who dies or who lives, who is at fault and who is not"

Absolutely right. Who is right, who is wrong.........that and 2.50 will get you a cup of coffee at starbucks. It never ceases to amaze me that the morons here on the net expend so much energy on who is right or wrong. EVERYONE WITH ANY POWER IN SOMALIA IS A FOCKING ASSHOLE. There are no good guys.

KK
Of course Yusuf overplayed his hand. I can see that.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 3:29 pm
by Alluring
MAD MAC, you are the definition of a white man. You can easily be persuaded.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 3:49 pm
by Steeler [Crawler2]
Alluring
I am not easy to pursuade at all. I actually think.

Let me se here, who was it who said the ICU was going down???? I must have been puruaded by someone.

The truth is that when you morons conduct "analysis" you simply write what you WANT to happen. But you never think it through it. In fact, most of you just don't think. If you did, you wouldn't be Muslims

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Thu Mar 29, 2007 9:20 pm
by Padishah
When it comes to some things Mad Mac, you just repeat the same drivel being shoveled out of those upright, truthful and dedicated journalists at Fox News.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIANS PUSHED BACK

Posted: Fri Mar 30, 2007 1:41 am
by Steeler [Crawler2]
Padishah
There is no getting around the fact that I told you morons the ICU was going down if it provoked Ethiopia or the US. All I got from you dipshits was "Shari'a rules southern Somalia and there's nothing you can do about it." Well, looks like there was something that could be done. Every time I tell you idiots what is going to happen based on a logical analysis of the situation, you all respond with some illogical argument why I am wrong. And I am always right. It's been this way for years.