Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by COSTA »

Posted on Thursday, March 29, 2007 - 02:14 AM

Gurigii uu xoogga ku daganaa AFhayeen ku sheegga Qaran diidka Axmed Diiriye oo dhulka lala simay.

Waa Allaah mahadii hadii maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay dhulka la simeen gurigii uu xoogga ku daganaa qarandiid Axmed Diiriye oo ah afhayeenka kooxaha qaran diidka ee Muqdisho,kaddib markii saakay ay taangiyada ciidanka xooggu dar dareen gurigaasi.

waxaan aan rasmi ahaan loo garanaynin xaaladda uu haatan ku suganyahay qaran diid Axmed Diiriye,hase ahaatee warar duul duul ah ayaa sheegaya in ciidanku ay kaarahoodii ku dhex xanbaarteen oo loo qaaday dhanka xeryaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

dad goob joogayal ah ayaa usheegay shabakaddan Carmooyin.com in ciidamo ka trisan kuwa xoogga dalka iyo ciidanka Itoobiya ee howlagha nabad ilalineed ujooga dalka ay saaka galeen xafadda uu daganaa qaran diid Axmed Diiriye,kadibna ay kasoo xir xireen dhowr ruux oo mid ka mida loo maleynayo qaran diid Axmed diiriye ,iydoo kaddibna taangi la marsiiyay gurigaasi.

Gurigan ayaa ka mida 11 guri oo qaran diidkani uu xoog kuheystay waxana dadka darisku ay sheegeen in gurigan uu lahaa Nin udhashay beesha DhulBahante oo isagii,xaaskiisii iyo wiil uu dhalayba ay ku aasanyihiin bananka hore ee guriga kaddib markii uu qaran diid Axmed Diiriye dilay.
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by biko »

and the desperometer is geting hoter and hoter.. Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by LiQaaye_TDH »

Hawiye leaders targeted one by one..........
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by AbdiWahab252 »

Costa,

Who cares ?

Axmed Diriye will receive a brand new villa.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by kambuli »

But would the demolishing of the house bring back those who are buried in the front Yard? No Sad We need to save those who are alive...Intii dhimatay waa dhimatey inta nool waa in la badbaadhshaa...
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by kadarre »

[quote="COSTA"]
Gurigan ayaa ka mida 11 guri oo qaran diidkani uu xoog kuheystay waxana dadka darisku ay sheegeen in gurigan uu lahaa Nin udhashay beesha DhulBahante oo isagii,xaaskiisii iyo wiil uu dhalayba ay ku aasanyihiin bananka hore ee guriga kaddib markii uu qaran diid Axmed Diiriye dilay.[/quote]
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
This not news focking hell. Which website reported this.TFG supporters are getting desperate.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by guhad122 »

COSTA;
Ma adeerkaa Sanaawibaa arintaas kuusoo sheegay ileen nin hadduu hooyadaa dhabo waa adeerkaaye.

Axmed Diiryiye isaga oo gurigiisa jooga waxaa galabta waraysi uu siiyay BBC.

Afbiijo is the one occupying a house that is not his and the natives of Muqdisho need to kick him out.

Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by Ina Baxar »

Laughing . isn't this the guy who pleaded in favor of the harti soldiers detained by his people.
Is that the thanx he gets?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Afhayenka Hawiye Axmed Diriye gurigiisa la gubey

Post by COSTA »

^^There are more than hundreds of his people in TFG and Ethiopian prisons Laughing

Some of them are in Addis abeba`s Alambaqa jail Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”