Wararka naga soo gaaray Muqdisho ayaa sheegaya in caaway ay fadhiyaan saraakiishii xoogg dalka Somaliya intooda ku sugan Muqdisho, ayna dajinayaa qorshayaal dagaal oo kala horaaya. Waxa ka mid ah qorshihii lagu soo qabqaban lahaa ciidamada Tigreega ah ee ku go'doonsan garoonka Istaadiyo Muqdisho ama lagu layn lahaa halkooda haddii ay isdhiibi waayaan. Qorshahaan ayaa waxa xigi doona mid lagu aamusinayo madaafiicda kasoo dhacaysa xarunta Villa Somaliya iyo W. Gaashandhiga. Qorshaha lagu aamusinayo madaafiicdaas ayaa lagu sheegay...
in xoog lagu gali doono xeryahaas lagana saari doono Tigreega halkaas ku jira. Saraakiisha Xoogga dalka ayaa hagayay qorshihii maanta lagu jabiyay ciidamada Tigreega. Saraakiishaan ayaa amray inaan la taaban ciidamada Tigreega ilaa ay gudaha usoo wada galaan magaalada, kadibna lagu go'doomiyo marka aysoo gaaraan goobo loo cayimay. Qorshahaas ayaa lagu guulaystay maanta, waxayna saraakiishu hormuud ka noqdeen maanta jabkii soo gaaray ciidamada Tigreega oo loo dhigay cashar lama iloobaan ah. Haddii lagu guulaysto qorshahaas ayuu noqon doonaa mid horseed u noqda xoraynta dalka. Waxaanan u rajaynaynaa umadda Soomaliyed guul iyo xorayn dhamaystiran oo dalkooda ay usoo hoyaan.
Saraakiishii Xooga Dalka Somaliya Oo Dajinaya Caaway Qorshe
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Posts: 104
- Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm
Re: Saraakiishii Xooga Dalka Somaliya Oo Dajinaya Caaway Qorshe
Hiiraan Boy, who the hell are you. War Maxaad noo kashiftey si aynu u sii wadano qorshaheenii noo degsanaa. War Tigreey lama soo qaban qaban karo balse dabin daabyo cusub ayaan u dhigaynaa. ee sxb ha na kashifin inta aynu keenayno guul buuxda. Soo ma ogid inaan ka mid ahaa raggii ka soo qalin jabiyey kuliyada Jaale siyaad kana mid ahaa ciyaartooydii soomaaliyeed ee la ciyaari jirtey UNISOM oo guusha weyn u soo hoyey Soomaaliya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 522 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 6 Replies
- 1862 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 10 Replies
- 1166 Views
-
Last post by talyaaniman
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 571 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 6 Replies
- 887 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 24 Replies
- 1831 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 9 Replies
- 1345 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 421 Views
-
Last post by guhad122