Page 1 of 1

The massacre at Mogadishu

Posted: Fri Mar 30, 2007 11:25 am
by COSTA
Mogadishu people are being bombed like Dresden in 1945

Dadkii ugu badnaa oo lagu xasuuqay magaalada Muqdisho labadii maalin ay dagaalada xoogan ay ka socdeen

Muqdisho

Magaalada Muqdisho oo nasiib u yeelatay colaad aan dhamaan ayaa xiligaan waxaa ka socda dagaal aad u qaraar oo u dhaxeeyo xoogaga beesha Hawiye iyo ciidamada Itoobiya oo garab siinayo Col Cabdulaahi Yusuf oo isagu u muuqdo nin dadkiisa la laayo ka doorbiday in uu mar uun noqdo madaxweyne.

Dagaalka oo xiligaan ah mid faraha leyskula tagay leyskuna gabal dhacay ayaa ahaa mid lagu gubtay labada qolana soo kala gaaray dhhimasho iyo dhaawac aad u farabadan iyadoona dagaalada xiligaan ay ka kala dhacayaan Xaafada Suuq Bacaad , Wardhiigley iyo Isbariibada weyn ee Istadiyoon Muqdisho iyadoona ay xiligaan ay godoon ku yihiin goobo badan ciidamo Itoobiyaan ah oo kala garan la meel ay ka baxaan ka dib markii goobwaliba ay kala kulmeen iska caabin xoogan ciidamada beesha hawiye ee kacdoonaka ka wada caasimada nasiibka u yeelatay dagaalka ee Muqdisho .

Ma jirta ilaa iyo hadda cid isku xilqaantay in ay joojiso dhiiga daadanaayo marka laga reebo in la sii huriyo mooyaanee

Raali galin dadweynaha dayniile .com ku xiran tayaxumada maalmahaan wararkeena madaama uu maqanyahay madaxii wararka Muqdisho iyadoona aan ra jeyn doono in aad naga heli doontaan maalmaha soo socda wararkii deg deg ahaa ee aad nooga barateen

Re: The massacre at Mogadishu

Posted: Fri Mar 30, 2007 1:11 pm
by Steeler [Crawler2]
I don't think it's quite like Dresden.

Re: The massacre at Mogadishu

Posted: Fri Mar 30, 2007 1:13 pm
by Koronto91
[quote="MAD MAC"]I don't think it's quite like Dresden.[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing

I was actually surprised he spelled it right.... Surprised

Re: The massacre at Mogadishu

Posted: Fri Mar 30, 2007 1:18 pm
by COSTA
[quote="MAD MAC"]I don't think it's quite like Dresden.[/quote]


IT WILL BE SOON ETHIOPIAN MIGS WILL START CARPET BOMBING NO MERCY WILL BE SHOWN THEM

UNTIL NOW

HOSPITALS IN MOGADISHU ARE FULL ORE THAN 400+INJURED

THEIR DEAD ARE ON THE STREETS

AND HUNDRED THOUSUNDS IDP

Re: The massacre at Mogadishu

Posted: Fri Mar 30, 2007 1:28 pm
by Steeler [Crawler2]
Perhaps. We'll see how this pans out. I have no doubt the Ethiopians will extract a severe price. But everyone here says it won't matter.