Ciidamadii Xabashida ee u soo gurmaday ciidamadii ku go’doonsanaa Isbartiibo oo noqdy wax la dilay & wax dib loo celiyey iyo dagaalka oo laba lixaadsaday
Muqdisho ,Jimca ,Marso ,30, 2007, Waagacusub Online
Dagaalka maalintii labaad ka soconaya Muqdisho ayaa sii xoogeeystay galabta waxayna xoogaga kacdoonka kulaalayaan Villa Somalia, kadib markii ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee u soo gurmaday Itoobiyaankii ku go’doonsanaa qeybta dabaasha ee Ex. Istadio Muqdisho loo galay waddada Floransa, xaafada Xararyaale & Geed Jaceyl.
Waxaa ciidamadaasi jilbaha u dhigay xoogaga kacdoonka Muqdishu, iyadoo dagaal qaraar oo halkaasi ka dhacay kadib ciidamadii Itoobiyaanka ahaa laga gubay 4 baabuur, ayna isla goobta uga dhinteen ciidamo tiradooda gaareyso 60, waxeyna dib ugu laabteen halkii ay ka soo kicitimeen oo aheyd Vila Soomaaliya.iyagoo si aan kala goos lahayn ugu qaybinayo Magaalada Madaafiic.
Dagaalka maanta oo ahaa mid cashar fiican loogu dhigay ciidamada Itoobiyaanka ayaa ahaa mid aan loo kala harin, waxayna kacdoonka ku wajahan yahiin Villa Somalia .
Mujaahidiinta la dagaalamaya Itoobiyaanka ayaa qorsheynaya qaabkii ay gudaha ugu geli lahaayeen isbartiibada, iyadoo ciidamada ku sugan garoonka oo aanan haysan biyo & raashin la filayo in ay isku soo dhiibaan ciidamada mujaahidiinta, waxeyna wararku intaa raacnayaan in ay jiraan ciidamo xoogan oo ku hareereysan xarunta madaxtooyada qorshahooduna yahay in ay caawa weerar ku qaadaan, soona afjaraan duulaamada maata-leyska ah ee magaalada Muqdisho ka wado Amxaarada.
24- ka mida Askarta Itoobiyaanka ayaa isi soo dhiibay oo si nabada loo hyayaa,wuxuuna Jeneralka Ciidamada kale hogaaminaya codsaday in la siiyo wado ay ku baxaan si ay u galaan Villa Somalia
Ethios Starving Out of Water, Food: More Surrenders to Come
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- Koronto91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4191
- Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
- Location: Coney Island
Re: Ethios Starving Out of Water, Food: More Surrenders to Come
Keep it coming! Aayaha.com was reporting that the insurgents entered Stadio Mogadishu & the Tigres are all cooped up near the swimming pool area, any news on that?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Ethios Starving Out of Water, Food: More Surrenders to Come
Koronto,
Good news.
Waagacusub will have something soon
Good news.
Waagacusub will have something soon
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 467 Views
-
Last post by HaileyBailey
-
- 0 Replies
- 235 Views
-
Last post by toothpick
-
- 1 Replies
- 265 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 247 Views
-
Last post by *Anisa
-
- 10 Replies
- 1947 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 211 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 59 Replies
- 10220 Views
-
Last post by GAMES
-
- 0 Replies
- 818 Views
-
Last post by Abandoned_Mind
-
- 3 Replies
- 293 Views
-
Last post by kadafi007
-
- 3 Replies
- 248 Views
-
Last post by Hassan_Galshiredle