Page 1 of 1

Meles Zinawi Loosing Helicopter and dragged bodies wont stop

Posted: Sat Mar 31, 2007 5:29 am
by COSTA
Us the mission will continue

Ra iisal wasraha dalka Itoobiya oo sheegay hadii Elakobtar la soo rido ama meyd dhulka lagu jiido dagaalka kuma joojin doono

Adis Abbab

Ra iisal wasraha dalka Itoobiya Melns Sanaawi ayaa xalay war cad ka soo saaray dagaalada ka socda magaalada Muqdisho dagaaladaasoo u dhaxeyo ciidamadiisa iyo kuwa kacdoonka kawada magaalada Muqdisho.

Ra iisal wasraha dalka Itoobiya Melns Sanaawi ayaa yiri in aysan maco ugu fadhinin Diyaarad la soo rido iyo meyd la jiido isagoona cadeyey in hadafkiisu ay ka weyn yihiin .

Waxa kale uu yiri in ay sii wadi doonaan dagaalka ciidamada Itoobiya inta ay Soomalaida ka noqon doonto dal jira

Waxaana sii difaaci doonaa shacabka reer Muqdisho iyo DFKMG ,waxaana u sheegeynaa shacabka ku nool Itoobiya kana soo qaxay dhibaatada dagaalka ka jira Soomaaliya in aysan wal walin ay joogaan dal koodii labaad

hadalka Ra iisal wasraha dalka Itoobiya Melns Sanaawi oo ku soo beegmay xili dagaal adag ay ku jiraan ciidamada Itoobiya