Cabdi qaybdiid is asked to join the war against Ethiopians
Posted: Sat Mar 31, 2007 3:17 pm
Korneyl Cabdi Qaybdiid oo loogu baaqay inuu dagaalka xoogaga Hawiye hogaamiyo kana kaco fadhigga.
Muqdisho, Sabti, 31 Mar. 07 HawiyeNews.com
Beelaha Hawiye ayaa korneyl Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ugu baaqay inuu fadhiga ka kaco oo kaalintii looga bartay ka Ciyaaro dagaalka lagu difaacaya jiritaanka magaca Hawiye ee ka soconaya Muqdisho.
Jaaliyadaha dibadda ku nool ee Beesha Sacad Habargidir ayaa Cabdi Qaybdiid ku dhiirigelisay inuu fadhiga ka kaco oo uu hogaamiyo dagaalka ay Muqdisho ka wadaan Xoogaga Hawiye ee maalintii sedexaad guulaha wax ku oolkaa gaaraya .
“ Ma ahan taariikh beesha Sacad looga bartay inay dib isu dhigto xilli dagaal ahliya uu socda,sidaas daraadeed Cabdi Qaybdiid dagaalka hogaami oo Indhaha haka fiirsan,waxay taagan tahay Maalinteey dhalad tahay dhulka yoow halgami jiray “ ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ay soo saareen Jaaliyadaha dibada ku nool ee beesha Sacad.
Beesha Sacad ayaa dagaalka socda kaalinta koowaad kaga jirta iyadoo sidoo kale wado olole balaaran oo ay ku kicinayaan bulshada kale si dagaalka loo soo afjaro,loogana adkaado Amxaarada iyo Amxaarka Cabdulahi Yusuf.
Beelweynta Hawiye dagaalka ay la gashay Jabhada Tigreega waxay ku soo hoysay guulo wax ku oola.waxayna ku guuleeysatay inay ka sifeeyso degaanada,Kuliyadda,Ifka xalan,Cali Kamiin,Xararyale,afarta Jardiino,Suuq Bacaad iyo Geed Jacayl..