Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by GeneraleQ »

Dagaal ooge C/laahi Yuusuf oo ka degay Addis Ababa
Posted to the Web Mar 31, 15:45

Axad, 01 April 2007 - 0230 (Aayaha.com) - Warar caawa soo gaaray Aayaha.com ayaa sheegaya in dagaal ooge Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu ku sugan yahay magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka cadowga ah ee Itoobiya.

Sida ay Aayaha.com ugu warameen rag ka tirsan kooxda Mbagathi oo Baydhabo ku sugan, dagaal oogaha ayey diyaarad kuwa qummaatiga u kaca ah ka qaaday magaalada Afgooye kana dejisay Adis Ababa.

Cabdullaahi Yuusuf ayaa waxaa u yeeray dagaal ooge Meles Zenawi si loo siiyo amar ku aadan qaabka loo gummaadayo shacabka Soomaaliyeed ee Muqdisho ku dhaqan.

Dagaal ooge C/laahi Yuusuf ayaa todobaadkii hore wareysi uu siiyay idaacada ku hadasha codka dowladda cadowga ah ee Mareykanka ku sheegay in ay ciidamada Itoobiyaanku duqeyn doonaan oo xasuuqi doonaan shacabka ku dhaqan Muqdisho, haddii buu yiri hal rasaas ah nalooga soo rido xaafadaha Muqdisho "Waan duqeyneynaa shacabka haddii xaafadaha madfac nalooga soo rido" ayuu yiri dagaal ooguhu.

Safarka deg degga ah ee dagaal ooguhu ku aaday Adis Ababa ayaa muujinaya sida uu u kala daatay qorshihii ay cadowgu doonayeen in ay ku qabsadaan oo ku xasuuqaan shacabka Muqdisho.

Ciidamada cadowguna gummaad xun bey ku hayaan shacabka rayidka ah ee Muqdisho, balse xoogagga xaq u dirirka Soomaaliyeed waxey jab lexaad leh iyo cashar lama ilaawaan ah u dhigeen ciidamada cadowga Itoobiya iyo ciidamada cadowga ah ee Kooxda Mbagathi.

Shacabka Muqdisho ayaa geeri ka doortay gumeysi, dagaalkana u guntaday oo cadowga jab gaarsiiyay. Allow u hiilli xoogagga Muqdisho ee xaq u dirirka ah.

http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=4659
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by Sadaam_Mariixmaan »

the Habar Majerteen coward has FLED to his MASTER Laughing Laughing Laughing Laughing

ALLAHU AKBAR!!!
sadwiil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 490
Joined: Mon Dec 18, 2006 11:04 pm
Location: Headquarter of Somalinet Patriotic Movement (SPM)

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by sadwiil »

the ceeb got scared, he went to adis to sit on Meles d!ck where he thinks its safe
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by GeneraleQ »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

War waxaan bal eega...what kind of a man is he? A couple of days of war & he runs all the way to Addis Ababa?
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by Somali-Transporter »

War this is a Fuckin shame...

This old mann.. are only shame for somalia wallahi..
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by Sadaam_Mariixmaan »

wallahi i doubt his Kablalax wallahi they ain't cowards but warriors how can the Waranle Blood of Kablalax became a traitor?? Shocked Shocked Shocked

his a Ibnu Xaraam Wecal Sad Sad Sad

all Kablalax should Fellow Ogadeen Cool
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by LiQaaye_TDH »

Some people were really getting worrid about him..........like my MJ Friends Laughing
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by GeneraleQ »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]wallahi i doubt his Kablalax wallahi they ain't cowards but warriors how can the Waranle Blood of Kablalax became a traitor?? Shocked Shocked Shocked

his a Ibnu Xaraam Wecal Sad Sad Sad

all Kablalax should Fellow Ogadeen Cool[/quote]

Dude, if you want the truth, I don't think it has to do with clan (not that the dhabacyo are known for their bravery), but Biijo is in a league of his own. Treachery & being a wussy has always been his trait marks. There are level headed dhabacyo like Jini Boqor & Ali Jaama and even Xassan Abshir, but Biijo? Kani Soomaaliya waa lagu soo inkaaray.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Jamac 'Ali Jamac is good Dhabacyo Laughing Laughing Laughing
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by GeneraleQ »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Jamac 'Ali Jamac is good Dhabacyo Laughing Laughing Laughing[/quote]


A good man from what I've heard.
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Damn wallahi thats embaressing, im shocked, maybe he needs melez inuu ku qabto so that the tomato liver of his recharges Laughing


majeerteen have become like midgo around my hood, its SAD Laughing Laughing

Wallahi akhiroo ba'ay Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by new-york23 »

in new york walaahi they used to talk alot of shit
now they dont even come to the dunkin donut..
they didnt plan it would turn out like this....
the mistake was when they envited tigree they didnt plan
that absame would join the fight.. Laughing Laughing
great political suiside..like hitler when he attacked russia.. Laughing
Ceelgabo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1379
Joined: Mon Aug 29, 2005 10:25 am

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by Ceelgabo »

Abdullahi Yusuf is wasting his time with Somali Politics that will never work...what he should do and should have done is concentrated on building Puntland and seeking independence for Puntland.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by guhad122 »

When the freedom fighters hit Villa-Somalia, I heard Af-Biijo had a heart attack and that is one of the reasons he is in Adis now.

As for the Dhabayaco playing with fire, for the next few years Dhabayaco would be the targets of all patriotic Somalis. I know there are many good Dhabayacos but why are they quite if they don't agree the massacres of the civilians in Muqdisho.

I know fore sure Dhabayaco would be beaten up in Absame territories.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Latest News: Af-Biijo Flees To Addis Ababa!

Post by Koronto91 »

LOL@Biijo fleeing. Why does that surprise anyone? This is his war tactic. While real men fight or lead, Biijo runs for cover under Zenawi's skirt.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”