Page 1 of 1

More than 25000 Ethiopian Infantry Troops heading to Mogadi

Posted: Sun Apr 01, 2007 5:01 am
by COSTA
They are coming from every where:
from Baydhaba
from luuq/dooloow
from feerfeer
from bakool

Hutus walaahi have problems Laughing Laughing Laughing Laughing

Mogadishu 01, April.07 ( Sh.M.Network) Ciidamo fara badan oo Ethiopian ah ayaa xalay ka soo gudbay degmada Afgooye, xilli dagaalo ay ka socdaan caasimadda somalia.

Ciidamadan oo wata ilaa 40 baabuurta dagaalka ayaa xalay u soo ruuqaansaday dhanka magaalada Muqdisho oo dagaalo ay ka jiraan.

Ciidamadan oo ka yimid dhanka magaalada Baydhabo ayaa xalay ku hakaday deegaanka Carbiska, halkaasi oo ay kaga soo gudbeen magaalada Muqdisho.

Sidoo kale ciidamo Ethiopian ah oo watay Kolonyo ayaa gaari Ural ah waxa uu kaga qarxay inta u dhaxeysa Leego iyo Y/bariweyne halkaasi oo ay ka dhalatay qasaaro wali aan la ogeyn cadadkeeda, lamana garanayo in qaraxaan uu ahaa mid lagu tuuray iyo mid isaga ka dhashay markii uu gadoomay gaariga Ural ka ah.

Tan iyo markii dagaaladu ay ka dhaceen caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa waxaa ku soo qulqulayay ciidamo Ethiopian ah.

Sidoo kale Ciidamo Ethiopian ah oo ka soo gudbay magaalada Luuq ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho si ay uga qeyb qaataan dagaalada sida ay shabelle u sheegeen ilo ku sugan degmada Luuq, iyadoo ciidamadan ay wataan baabuur badan oo kuwa dagaalka ah.

Sidoo kale ciidamo Ethiopian ah oo ka yimid dhanka Ethiopia ayaa ku soo fool leh magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Somalia oo maalmihii la soo dhaafay amaankeeda uu xumaa.

Ciidamadaan oo ka soo baxay deegaanka Feerfeer ayaa fariisimo ka sameystay deegaanada Ceel-gaal iyo Feerfeer ee duleedka magaalada B/weyne.

Imaatinka ciidamadan ayaa ka dambeysay ka dib markii gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo K/xigeenkiisa ay tageen degmada Feerfeer.

Re: More than 25000 Ethiopian Infantry Troops heading to Mogadi

Posted: Sun Apr 01, 2007 7:20 am
by Hyperactive
tolow kani Why he hates that much on haweya. Walle naxaris daradeya waxanba o maleyn ino Amxaro yahay.

Re: More than 25000 Ethiopian Infantry Troops heading to Mogadi

Posted: Sun Apr 01, 2007 8:13 am
by Garaad_LQ
rumor has it he got raped by Mooryaans as a child in the 90s , you know how childhood nightmares and abuses never leave your mind, like it been stamped in to your brain

Costa the Tigres are no better then the Mooryaans who abused you, they will rape you abu quraib style ........

Re: More than 25000 Ethiopian Infantry Troops heading to Mogadi

Posted: Sun Apr 01, 2007 8:27 am
by biko
just 25000? somalia is big enough for 25 million graves.

costa

so whats his name?