BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by Hiiraan boy »

Ciidamadii ugu badnaa oo gormad ah ee ka yimaaday gobolada dhex oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho


Waxaa dhawaan soo gaaray xaafada Huruwaa ee degmada Yaaqshiid gurmad ciidan oo ka yimid gobolada dhex kuwaas oo xiligaan ku hilbeysanayo xafadaasi iyagoona loo qeybinayo saanad milatari si ay ugu qeyb qataan dagaalada ka jira Muqdisho.

Ciidamadaan oo tiradooda lagu qiyaasay 400 oo nin ayaan la ogeyn sida ay ku soo galeen magaalada Muqdisho madaama ay goobaha intabadan ee magaalada laga soo galaayo ay fadhiyaan ciidamo Itoobiyaan ah waloow kuwii dhinaca Balcad xigay ay isaga baxen goobtaasi.

Dagaalka oo maanta ahaa mid qaboow ah waloow wali leysku sifeysanayo qoryaha iydoona labada dhinac ay soo garayaan gurmadyo kala gadisan .


Dagaalada ayaa wali leysku hor fadhiyaa meelihii uu dagaalka ka bilaawday mana jirta cid si dhab ah u sheegan karto guul ay ka gaareen dagaaladii socday dhowrkii maalin ee la soo dhaafay inkastoo kooxaha kacdoonka wado ay si xoogan isaga difaceen kuwa kaga soo duulay Adis Ababa iyo Garoowe .
qadafi83
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 445
Joined: Thu Feb 22, 2007 6:03 pm

Re: BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by qadafi83 »

My friend this is suicide

30 000 Fresh Tigre

400 Fresh ICU
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by smooth »

what a propagandist!! stop quoting from somaliweyn, its afbijo tfg website, there is no ICU, its dead, they have left the town for the sake of the civilians, its KACDOONKA SHACABKA thats fighting subjugation!!
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by Hiiraan boy »

its from dayniile u fuck.head
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by Hyperactive »

Go rer konfur go and slaughter amharada Laughing
qadafi83
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 445
Joined: Thu Feb 22, 2007 6:03 pm

Re: BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by qadafi83 »

Amxaaro Confused

The army is

77% OROMO
14% TIGRE
9% AMHARA
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by Hyperactive »

War anagu all of them amharo ayan nirahna.. ma kala sarno gaalo madowga. if they are muslims it's another story.

My father calls axmarka Laughing
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: BREAKING NEWS 400 JOIN ICU TO FIGHT ETHOPIANS

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

ALLAHU AKBAR!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”