PLANES LAND IN DOOLOW GEDO WITH DEAD ETHIOPIANS

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

PLANES LAND IN DOOLOW GEDO WITH DEAD ETHIOPIANS

Post by Hiiraan boy »

Diyaarado Siday Dhaawacyo Iyo Maydad Askar Itoobiyaan Ah Oo ka Soo Dagay Magaalada Doolow Ee Gobalka GEDO
Apr 02,2007
by Doolow-GEDO-NN
Magaalada Doolow ee gobalka GEDO ayaa galabta waxaa ka soo dagay labo diyaaradood oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya oo dhowaacyo iyo askar mayd ah ka keentay goobaha ay dagaaladu ka socdaan ee magaalada Muqdisho sida uu Gedonet u xaqiijiyey masuul ka tirsan maamulka degmada oo codsaday inay magaciisa la sheego.

Waxaa sidoo kale soo gaaray magaalada Doolow saaka iyo galabta ilaa iyo todobo gaari oo ka yimid gudaha wadanka Soomaliya oo ayaguna la sheegay inay wadeen askari dhowaac ah oo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo la xaqiijiyey inay ku soo dhowaameen dagaaladii ka soconayey dhowrkii cisho ugu dambeeyey gudaha Magaalada Muqdisho.

Amaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Doolow ayaa waxaa si weyn u joogay ciidamado ka socdo kuwa wadanka Itoobiya oo isugu jira kuwa horay u degganaa magaalada iyo kuwa ka soo talaabay magaalada Doolow oo kuwa dadka magaalada inaysan guryaha ka soo bixin inta gaadiidkaasi ay ka talabayeen xuduudka ay Itoobiya ay wadaagto wadanka Soomaliya.

Mid ka mid ah maamulka degmada Doolow oo codsaday in magaciisa la sheego oo hadalkiisa sii wato ayaa sidoo kale Gedonet u sheegay in tirada askarta dhowaaca ah iyo dhimashadu uu ku sheegay ilaa iyo 196 askari oo uu yiri maydka la keenay waxa ka mida ahaa duuliyaashii waday diyaaradii qumaatiga u kacaysay oo dhowaan lagu soo riday magaalada Muqdisho.

Dadweynaha Doolow ee dhanka Itoobiya ayaa la sheegay inay diyaarinayeen tan iy o galabta godad waaweyn oo lagu aaso askartaasi maydka ah sida ay u sheegeen dad goobjoogayaal oo ku sugan dhanka Doolow ee Itoobiya.

Xamdi-Yare-Doolow-GEDO-NN
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”