Witness Dayniile.com cut and paste propaganda

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Young Royal
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 414
Joined: Thu Dec 30, 2004 10:18 pm
Location: Puntland...The Land of Punt

Witness Dayniile.com cut and paste propaganda

Post by Young Royal »

Beeni Raad Maleh,Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafadda meelkasta oo ay joogto.

Marka xigta waxaan jeclahay in aan ummadda somaliyeed u cadeeyo hadalka halkaan ku duuban (xog-waran.com,dayniile.com iyo waaga cusub.com) in uu san ahayn hadal ka soo yeeray Madaxweyne C/lahi Yuusuf oo uu ula jeedo dagaalka hada Muqdisho ka socda iyo beelaha hawiye. Dhageysi Wacan

Marka xigta waxaan jeclahay in aan ummadda somaliyeed u cadeeyo hadalka halkaan ku duuban (xog-waran.com,dayniile.com iyo waaga cusub.com) in uu san ahayn hadal ka soo yeeray Madaxweyne C/lahi Yuusuf oo uu ula jeedo dagaalka hada Muqdisho ka socda iyo beelaha hawiye, balse uu yahay hadal hada ka hor la jeediyey oo ku aadana Dowladii C/qasim Salad Xasan ee Carte lagu soo dhisay.

Cidii rabta hadalkaan xaqiiqadiisa waxay ka dhagaysan kartaa ayadoo cod ah halkaan.

Shabakada carmooyin.com hadeynu nahay Waxaan kula talin laheen dowlada fedaralka somaliya in ay talaabo sharci ah ka qaado websideyada caadeystey in ay ummada somaaleyd dagaal ka dhax olaliyaan iyo gaar ahaan cidii ka danbaysay in ay soo Edit garayso (soo jar jarto hadalkaan)

Waxaana si qasab ah lagu wargalinayaa websideyada arinkaan been abuurka ah sameeyey in ay u diraan raali galin dhamaan ummada soomalyeed meel waliba ay joogto, iyo madaxweynaha soomaliya Mudane: cabdull Yusuf Axmed iyo Raisulwasaaraha somaliya Mudane: Cali maxamed geedi.

Hadaba hadalkaan been abuurka ah oo 26 ilbiriqsi oo kaliya ah, looguna tala galey in ummada soomaliyeed lagu dhaxdhigo dagaal sokeeye,uu dhiig ku daato halkaan ka dhageyso:

http://www.carmooyin.com/News/media/beenta.ram

Qudbadii runta aheed ee la is dabamariyey Madaxweyne Cabdullahi Yusuf oo markaasi ah Madaxweynaha dowlad goboledka puntland oo jooga Garoowe 1999kii waagii dowlada carte halkaan ka dhageyso:

http://www.carmooyin.com/News/media/runta.ram

hadaba halkaan waxaad ka dhageysataan ayadoo cod ah oo sharaxan sida laisu dabamariyey qudbada madaxweynaha halkaan ka dhageyso:

http://www.jarbooleey.com/news/music/cabkilib.ram

Xafiiska Wararka ee Shabakada Carmooyin.com
User avatar
Young Royal
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 414
Joined: Thu Dec 30, 2004 10:18 pm
Location: Puntland...The Land of Punt

Re: Witness Dayniile.com cut and paste propaganda

Post by Young Royal »

Waxaa ah wax aad looga naxo in ay jiraan dad doonaya in ay somalida isku huriyaan,oo ay been iyo borobogaando aan jirin dadka ku kiciyaan.
User avatar
Young Royal
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 414
Joined: Thu Dec 30, 2004 10:18 pm
Location: Puntland...The Land of Punt

Re: Witness Dayniile.com cut and paste propaganda

Post by Young Royal »

walee Beeni Raad Maleh Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”