Page 1 of 1

MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 1:33 pm
by DawladSade
Hayadda Samafalka HIRDA Oo Cunno U Qaybisay Dadka Ka Qaxaya Colaada Muqdisho Oo Ku Sugan Goballada Jubbooyinka
Apr 04,2007
by Kismaayo-GEDO-NN

Iyadoo ay sii kordhayaan dadka ka cararaya dagaaladii ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ee gaaraya Tuulada xadka Kenya ku taala ee Dhoobleey ayay Hayadda Hirda Cunno gargaar u qaybisay dadka tabaalaysan ee ku sii qulqulaya Dhoobleey. Deeqdaas ayaa waxaa hayadda HIRDA soo gaarsiiyey labada hayadood oo kale ah ARAHA ( American Relief Agency for Horn Africa) iyo Hayadda LIFE organization oo labada ah laba hayadood oo ka dhisan Maraykanka.

Axmed Faarax Cali Aways oo wakiil ka ah Hayadda Hirda oo fadhigeedu yahay dalka Netherlands ayaa u sheegay Gedonet in uu Gaarsiyay in kabadan 400 oo qoys Cunno dhan 200 oo kiish oo ah Bur, 200 oo kiish oo ah bariis iyo 100 Gartoon oo Saliid ah taas oo ay ugu dhiibtay hay,ada Hirda dadka u qaxay Kenya ee loo diiday in ay xadka Galaan.

Dadku si aad ah ayay ugu diirsadeen laakiin ma ahan mid le eg dhibaatada haysata dadkaq tabaalaysan oo geedad hoostood ku nool” ayuu yiri Aways oo intaas ku daray in mas,uuliyiinta Deegaankaas ay soo dhaweeyeen Tallaabada ay hayadda Hirda ku caawisay dadka qaxaya.

Waa hayaddii ugu horaysay ee kaalmo biniaadanimo gaarsiiyay Dadka ka firxanaya colaada ka aloosan Magaalada Muqdisho oo markii ay gaareen dhoobleey ay dawlada Kenya u diiday in ay gudaha U galaan Xadka Xiran si ay u beegsadeem Xeryaha qaramada midoobay ee loogu talogalay qaxootiga Soomaalida Ee xagardheer iyo Ifo.

N D F-GEDO-NN-Kismaayo

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 1:36 pm
by Ina Baxar
Question, is dhoobley mareexan land?

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 1:37 pm
by COSTA
Tell UNHCR to bring food and shelter for the refugees and put the -$$$ into your pocket

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 1:44 pm
by DawladSade
[quote="Ina Baxar"]Question, is dhoobley mareexan land?[/quote]


dhoobley is part of jubbaland waana deegaan darood so its under Marehan influence, teeda kale here is the organization in question's website

www.hirda.org

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 2:02 pm
by Kalashnikov
up somalia

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 2:03 pm
by COSTA
up

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 2:06 pm
by Kalashnikov
Cool

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 2:26 pm
by DawladSade
Costa I like the change Laughing Laughing

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 3:03 pm
by biko
Laughing

walaahi if i wasnt somali i would have though this hawiye refugees you are talking about were coming from different country.

i nominated you for an OBE.

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 3:09 pm
by DawladSade
[quote="biko"]:lol:

walaahi if i wasnt somali i would have though this hawiye refugees you are talking about were coming from different country.

i nominated you for an OBE.[/quote]


we are two different nations ma been baa, Marehan Nation iyo Hawiye Nation baan kala nahay Laughing Laughing

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 3:12 pm
by biko
maybe so but you made it sound like you were in also 2 different continent...lol

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 8:08 pm
by DawladSade
mayba luuqadaa ku dhibto Shocked

Re: MAREHAN TAKING CARE OF HAWIYE REFUGEES.

Posted: Wed Apr 04, 2007 8:20 pm
by Somaliman%
thats not a marexan degaan its settled by majertens and ogadens, come up with something valid. you have no business with lower jubba and kismayo ...