Bayaan Beesha Hawiye ee U.S.A. daawo sawiradii kulankooda

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Bayaan Beesha Hawiye ee U.S.A. daawo sawiradii kulankooda

Post by Hiiraan boy »

BAYAAN

Waxgaradka, aqoonyahanada, culumaa'udiinka, iyo siyaasiinta beesha Hawiye ee ku nool W/Ameerika waxay walaac badan ka muujineyaan xaalada ka soo cusboonaatey gobolka Banaadir iyo in Soomaaliya ay mar kale dib ugu laabaneyso dagaalkii ehliga. Cabdullahi Yusuf oo isticmaalaaya ciidamada cadowga Soomaaliyeed ee Ethiopia iyo ciidamado qabiil ayaa u geysanaya xasuuq dhamaan dadka degan deegaanka oo u badan beesha Hawiye. Caasimada Soomaaliya, Muqdishu, ee la heysto waa mid khatar galineysa jiritaanka qaranka iyo ummadda Soomaaliyeed.

Beeshu waxay ka digaysaa cawaaqib xumada laga dhaxli karo dagaalka ehliga ee uu Cabdullahi Yusuf dib uga bilaabey Soomaaliya. Waxay beeshu soo jeedineysaa in beelaha iyo waalidiinta caruurtoodu u dagaalameyso Cabdullahi Yusuf iyo Ethiopianka ey bad baadiyaan ummadda iyo qaranka Soomaaliyeed oo ay ka hor istaagaan xasuuqa ummadda Soomaaliyeed.

Beeshu waxay dhaleeceyn adag u soo jeedinaysaa dowlada Ethiopia oo si aan kala sooc laheyn u xasuuqeyso shacabka reer Muqdisho.

Sidaas oo kale waxay beeshu dhaleeceen u soo jeedinaysaa beesha Caalamka oo indhaha ka qabsaday xasuuqa, barakaca iyo xadgudubka ay ciidamada Cabdullahi Yusuf iyo kuwa Itoobiya u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed.

Iyadoo laga tixraacayo erayada kor ku xusan & xaalada wadanku hada galey, Beesha Hawiye ee gobolka Minnesota waxay isku afgarteen qodobadan;



1. waxay si buuxda u taageereyaan dhammaan baaqyadii ay odayaasha iyo waxgaradka beesha Hawiye ka soo saareen magaalada Muqdisho.
2. Waxay ugu baaqayaan waxgaradka iyo odayaasha beesha Hawiye ee ku nool caasimadda Muqdisho inay ilaaliyaan midnimada beesha kana feejignaadaan kuwa isku dayaya inay kala qeybiyaan.
3. Waxay ka codsanayaan guud ahaan waxgaradka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan beesha Hawiye meel kasta oo ay dunida ka joogaanba inay isgarab taagaan dadaallada ay odayaasha iyo waxgaradka Hawiye ee Muqdisho ugu jiraaan xal u helidda xasuuqa iyo barakaca lagu hayo shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa reer Muqdisho.
4. Waxay ka dalbaneyaan dhammaan ururada Qaramada Midoobay iyo kuwa caalamka ee ka shaqeeya dhinacyada caafimaadka, xuquuqul insaanka, wax u qabashada qaxootiga, iyo dib u heshiisiinta, inay si deg deg ah gargaar ugu fidiyaan faragalina ugu sameeyaan xasuuqa iyo barakaca ay Itoobiya ku hayso shacabka reer Muqdisho.
5. Waxay ka dalbanaynaa dhammaan odayaasha iyo waxgaradka Soomaaliyeed gaar ahaana kuwa ka soo jeeda gobolka Puntland inay si deg deg ah ugala baxaan magaalada madaxda Muqdisho ciidamadooda iyo inay garab istaagaan shacabka Soomaaliyeed ey walaalaha yihiin ee reer Muqdisho.
6. Waxay gudiga Hawiye soo jeedinayaan in ay kalsoonidii kala noqdeen dawlada maqaarsaarka ah ee loogu adeego cadowga Soomaaliyeed laguna baabinayo ummadda iyo jiritaanka Soomaaliyeed.

Magacyada Dadka Sixiixay Bayaanka



1. Abdi Farah
2. Fasal Hassan
3. Abdi Ali
4. Abdullahi Hassan Dhiif
5. Mahad Cilmi Salaad
6. Yusuf Abdi
7. Rashiid Abdullahi
8. Abdi Halane
9. Abdinasir Dahir Sh. Guul
10. Abdinasir M. Yusuf
11. Abdirazak A. Ali
12. Abdihakin Ali
13. Asli M. Ali
14. Abdulkadir
15. Hussein Ali
16. Hassan Ciise
17. Abdulkarim Salim
18. Ahmed Ali
19. Ilyaas Mohamed
20. Sharif Mohamed
21. Hodan Hassan
22. Hibo Olow
23. Mahad Ali
24. Abdulrahman B. Awaale
25. Mohamed F. Ali
26. Foos A. Hassan
27. Abshiro Ali Igal
28. Amina Ali
29. Maryan Ahmed Kulan
30. Faadumo Ali Sahal
31. Dunia Abtidoon
32. Sacdiyo Warsame
33. Fadumo Ahmed Nur
34. Khadijo Salaad Abdulle
35. Shukri Taargooye
36. Shukri Laabane
37. Asha Omar Aden
38. Asha Hagi-mohamed
39. Halima Ibrahim
40. Marian Ali
41. Shafici Farax Samater
42. Hassan Ahmed Jocle
43. Mohamed I Shuke
44. Yusuf Hassan
45. Abdisalam Kaiton
46. Hassan Ali (Hassan Caato)
47. Hassan Mohamud Hail
48. Abdirahman Haji Ereg
49. Abdiaziz Elmi Geedi
50. Hassan Mohamoud
51. Abdullahi Mohamed Hassan
52. Mohamed H. Abdullahi
53. Ismail Abdulle Abukar
54. Cabdi Ahmed Gacal
55. Abdulaziz Ghedi
56. Mohamed Osman
57. Hassan Mohamed Ali
58. Fahad Hassan Ali
59. Nur Fidow Dhiblawe
60. Ahmed Abdi Moallin
61. Abdiqadir Abdi Dirie
62. Shakur Hashi
63. Abdifitah Isse Warsame-tofey
64. Deeqo Abdulle Mohamed
65. Mohamed Ali
66. Taqi Bashir Hassan
67. Shaair Haji Hashi
68. Abdullahi Abdi
69. Barqadle Mohamed
70. Mohamed Ali Warsame
71. Abdul Jamac Geede
72. Jibril Mohamed Diriye
73. Abdi Afweyne
74. Hassan Farah Hassan
75. Abdirahman Abshire
76. Maslax Sheekh
77. Salad Abdi Awale
78. Osman Ahmed
79. Abdulle M. Salah
80. Khalif Farah Ifaqow
81. Dahir Salad Hassan
82. Osman A. Dagane
83. Salah M. Warsame
84. Jamac O. Jimcale
85. Mahad Abdi Kadiye
86. Gandi Kadiye
87. Fadumo Omar
88. Mahad Nur Diraqse
89. Bisharo Omar Bide
90. Najiib Ali Jamac
91. Nasteho Husein Hassan
92. Anab Ahmed Awale
93. Yasmin Ahmed Sh. Aden
94. Qandac Ahmed Kadiye
95. Mohamed Abdulkadir Sh. Aden
96. Abdirahman Siciid Daleel
97. Mohamed Omar Bide
98. Omar Mohamed Hilawle
99. Mohamed Osman Ali
100. Hassan Farah Warsame
101. Husein Warsame
102. Salah Muse Warsame
103. Hamdi Ciise Warsame
104. Saynab Hassan
105.
106. Hashi Egal
107. Ali H. Somo
108. Hussen Arale
109. Abdi M. Moalim
110. Abdullahi Ahmed Omar
111. Abdullahi O. Gure
112. Ubah Mohamud Nur
113. Ilyas Dahir Roble
114. Sharif Abdi
115. Abdiaziz Osman
116. Abdullahi Farah Warsame
117. Abdulkadir Osman Ali
118. Qaali Ahmed Kadiye
119. Abukar Osman Ali
120. Abdinasir Geele
121. Abdirahman Ahmed Farah
122. Ahmed Abdi Shiil
123. Asseyr Shidane Abdi
124. Yusuf Ali Kahin
125. Shire W. Galbeite
126. Said Ahmed Muse
127. Ahmed Karie
128. Mohamed Hashi
129. Aadil M. Warsame
130. Halima Ahmed
131. Leyla Yusuf
132. Mohamed Husein Hassan
133. Abdiaziz Hashi Xogolof
134. Abdirahman Muse
135. Jooyo Abdullahi Shire
136. Nimco A. Hirsi
137. Fartun Mohamed
138. Abdi Mohamed Kadafar
139. Mohamed Abdullahi Aden
140. Hassan Ahmed Jocle
141. Bashir Farah Siyad
142. Abdinor Ahmed Muse
143. Ubah Hussein Dhiblaawe
144. Daawa Mohamud Sahal
145. Racwi Halane Dhoore
146. Shafici Samatar
147. Siciid Farah (Siciid sigaale)
148. Abbas Mohamud Adow
149. Nur Farah
150. Mohamed Abdullahi Hassan
151. Abdi Mohamed Shiiqdoon
152. Ayaan Ahmed Diiriye
153. Abdullahi Ahmed Muse
154. Basara Abdi
155. Sahra Sahal
156. Fadumo Digdigo
157. Mohamed Yousuf
158. Abdullahi Abdurahman
159. Haarun Galbayte
160. Haji Abdullahi Roble
161. Yusuf Hassan Warsame
162. Ahmed A. Samatar
163. Faysal Ahmed Saxansaxo
164. Birye Farah Abdi
165. Hawo warsame gedi
166. Ahmed Mohamed Ahmed
167. Husein Guled
168. Ahmed Moaw Dhore
169. Ali Awaale
170. Osman Mohamed Shirwac
171. Mohamed Ahmed Weer
172. Rage Haji Dhoore
173. Abdi Mohamed
174. Hassan Mohamed
175. Abdullahi Jimcale
176. Bashir Diini
177. Ahmed Mohamed
178. Abdi Ali
179. Fuad Mohamud
180. Tohow Siyad
181. Ahmed Abdi Sabriye
182. Abdi Mohamed
183. Mohamed N. Ali
184. Anab Aden
185. Jamiilo Abdullahi Hassan
186. Safiyo Mohamed Daydayo
187. Fartun Abdulle
188. Hussein Omar

http://www.hawiyenews.com/news/04%20April%2003.htm
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”