PM Ghedi and delegates from Kenya met the President today.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

PM Ghedi and delegates from Kenya met the President today.

Post by DONKEYMAN »

In Mogadishu.


Muqdisho(AllPuntland)- Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo ka soo ambabaxay dalka Kenya.

Prof. Geeddi oo safar dibada maalmahan ku maqnaa ayaa waxaa uu magaalada Riyaad ee dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga qeybgalay shir madaxeedka dalalka Carabta halkaasi kulamo kula soo qaatay Xoghayaha Guud ee Q.Midoobay Ban Ki-Moon, Xoghayaha Jaamacadda Carabta Caamir Muusa, Ergayga Midowga Yurub ee arrimaha Siyaasada Havian Salona iyo xubno kale oo beesha caalamka ka tirsan iyagoo ka wada hadlay arrimaha dalka Soomaaliya ee xiligan mareyso.

Ra'iisul Wasaaraha markii uu soo dhameystay ka qeybgalka kulankii Jaamacadda Carabta waxaa uu soo maray dalka Imaaraadka Carabta halkaasi oo uu kula soo kulmay madaxda dalkaasi oo balan qaad maaliyadeed uu ka soo helay iyadoo wararku qaar ay sheegayaan in Ra'iisul Wasaare Geeddi uu ka soo helay Imaaraadka Carabta Sadax Milyan oo Dollarka Mareykanka.

Geeddi ayaa markii uu Muqdisho yimid kulan mudo qaatay waxaa uu la yeeshay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Md.Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo warbixin ka siinayey waxyaabihii u soo qabsoomay mudadii uu ka maqnaa dalka, walow aan saxaafadda warbixin laga siin waxyaabihii ay ka wada hadleen labada mas'uul.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa mudadii uu ka maqnaa dalka waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dagaalo xoogan oo mudo afar cisho ah socday iyadoo imaanshihiisa ay ku soo beegantay xili xiisadii dagaalada ay taagan tahay.

Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
*lady_ice_4u2nv*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12183
Joined: Tue May 23, 2006 3:53 am
Location: TO DA LEFT

Re: PM Ghedi and delegates from Kenya met the President today.

Post by *lady_ice_4u2nv* »

No Habla Englaise?
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: PM Ghedi and delegates from Kenya met the President today.

Post by DONKEYMAN »

^I give you the title so the rest of the content is yours to figure out.
Ismahan445
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2457
Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
Location: Galinsoor

Re: PM Ghedi and delegates from Kenya met the President today.

Post by Ismahan445 »

President?

What President?

Do we have a President?

I wonder who this president they are speaking of is?

Confused Confused Confused Confused Confused Confused Confused
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: PM Ghedi and delegates from Kenya met the President today.

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

May Allah destroy him and afbiijo and their tigray masters!!

Aamin
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”