Muqdisho: " Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiye ma jirto cid ay wakiil ka yihiin" Cali Maxamed Geeddi.
6. april 2007
Muqdisho(AllPuntland)-Raysulwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa shaaca ka qaaday in odayaasha maalmihii ugu danbeeyay sheeganayay inay matalaan beesha Hawiye aysan jirin cid ay wakiil ka yihiin.
Geeddi oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in beelaha Soomaaliyeed ay wakiil uga yihiin dawladda xildhibaanno ay soo doorteen , kuwaasoo ka hadli kara wax walba oo ay tabanayaan.
Md: Geeddi wuxuu xusay in odayaal aan ka badnayn afar ilaa shan oo wata dano gaar ah ay mar walba ku hadaaqaan inay yihiin wakiillada beesha Hawiye, wuxuuna tilmaamay arintaasi mid aan waxba ka jirin.
Geeddi wuxuu beeniyay in ay jiraan shirar maalmihii dhawaa dhex maray odayaasha Hawiye iyo Itoobiya, asagoo sheegay in Itoobiya oo ah dawlad caawinaysa dawladda Soomaaliya aysan la hadli karin dad shacab ah ayadoo ay dawladdu joogto dalka Soomaaliya.
Wuxuu sheegay raysulwasaaruhu nabaddoonkii iyo isinkii doonaya inuu kala noqdo xildhibaanka uu soo doortay kalsoonida wuxuu u soo gudbin karaa dawladda.
Mar uu ka hadlayay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida wuxuu sheegay in waqtigii loogu talo galay uu dhacayo, hase ahaatee dib u dhac yar uu ku imaan karo.
Md: Geeddi wuxuu sheegay in guddiga shirka dib u heshiisiinta qaran inay u taallo wax ka badalka jadwalka shirarka, asagoo sheegay in shirkaasi muhiimad u leeyahay shacabka Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegay Geeddi in ciddii ka tirsanayd maxkamadaha ee dhex dhexaadka ahayd ee ay ka go'an tahay inay nabad iyo dagganaansho la doonayso dalka inay ka qayb gali karto shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka dhacaya Muqdisho.
Source: VOA Somalia
CCC Farayaamo
AllPuntland
Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Wiil_Soomaali
- SomaliNetizen
- Posts: 282
- Joined: Wed Mar 07, 2007 4:46 pm
- Location: Fighting Somalias enemy
Re: Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
I have feeling that this traitor Geedis day are numbered..just wait
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1099
- Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
- Location: Somalia
- Contact:
Re: Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
Hawiye elders are not real force who can broker truce or bind the Hawiy people. They reappear from time to time after being paid by emasculated warlords. If you pay their khat and shah, you can call the shots only in their domain of influence or the houses. 

- Wiil_Soomaali
- SomaliNetizen
- Posts: 282
- Joined: Wed Mar 07, 2007 4:46 pm
- Location: Fighting Somalias enemy
Re: Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
they are semiwarlords 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1099
- Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
- Location: Somalia
- Contact:
Re: Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
you think so? Where have they been all these years? The Northern elders are powerful you know like Puntland and Somaliland and can at least decide the destiny of their people.
Re: Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
Hawiya elders are not like Issaq elders....
read history
these men lost power to the warlords thanks to bastard italians .
read history
these men lost power to the warlords thanks to bastard italians .
- Koronto91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4191
- Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
- Location: Coney Island
Re: Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
[quote="DONKEYMAN"]you think so? Where have they been all these years? The Northern elders are powerful you know like Puntland and Somaliland and can at least decide the destiny of their people.[/quote]
Did you just start paying attention to Somali history now? These "elders" were always the key to unlocking peace in Somalia or waging wars, the warlords operated through these men.
Did you just start paying attention to Somali history now? These "elders" were always the key to unlocking peace in Somalia or waging wars, the warlords operated through these men.
- Wiil_Soomaali
- SomaliNetizen
- Posts: 282
- Joined: Wed Mar 07, 2007 4:46 pm
- Location: Fighting Somalias enemy
Re: Gheedi. "Afarta oday ee sheegata inay matalaan beesha Hawiy
[quote="DONKEYMAN"]you think so? Where have they been all these years? The Northern elders are powerful you know like Puntland and Somaliland and can at least decide the destiny of their people.[/quote]
Wrong! Allah decides their destiny and ours,...
Wrong! Allah decides their destiny and ours,...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 433 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 3 Replies
- 681 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 21 Replies
- 2836 Views
-
Last post by Django
-
- 0 Replies
- 574 Views
-
Last post by Hard-Rock
-
- 1 Replies
- 277 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 0 Replies
- 389 Views
-
Last post by Strategic
-
- 13 Replies
- 687 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 5 Replies
- 543 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 3 Replies
- 1595 Views
-
Last post by Based