this is the greatest somali poem ever ?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

this is the greatest somali poem ever ?

Post by wadaniweyn1 »

if u look at it , it's talking about somalia today in a way. Laughing


Nin naftiisa biime u geshiyo bohol xun mooyaane
Bawdada nimay kaga dhacdiyo boqonta mooyaane
Gobannimo bilaash looma helo ban iska taaltaale Laughing Laughing true dat
Markuu gaalku buugiis ku dhigay sida biddood qaata Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Ee dhalashadiinnii bedela baarranku ahaaday
Ee talada sidii ceel bir-qoda bawda laga saaray
Ee ficilka baas iyo hawadu nala buraanleysey
Abidkood dagaal kama baqaan Baha Xabuusheede Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Barna lama u hadhin reer tolkay baasihii dhacaye
Billaahi iyo wacadkiina waa buuxiyeen shalaye
Ka badbaadney oo Eebahay nama belaayeyne Smile to all amxaaronaago

In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
Allaylehe burgaa yeelateen baha Magaadloow'e
Ballankii Allaa nagu furteen waadna baqateene Very Happy naagaha pussyland
Buruud jabae karin boodhleh baad nagu bannayseene
Boog baad ku noqoteen Isaaq beerka kaga talle Smile Smile somaliland gov
Markay baaxadsooraha gashaad naga boqoosheene
Badnaantiini iyo xoolihii biidna tari waaye
Markay berisamaadkiyo ahayd baanisaha tooxan
Booxaalligii baa na hodey budhadhki dheeraaye
Mar haddii dagaal loo ballamo belona qiiqayso Laughing :lol amxaarolovers
Inaydnaan wax nagu biirinayn waa hal noo baxaye

Rag waa baro (...........) beliyo khayrkeede
Wax bakhtiyey badduba waa tuftaa baaxaddaa lihiye
Ha ka baxo biyaha reer Isaaq badhax ku sheegyaa
Ha ka baxo buluushtiyo Garruhu biidna yay tarine
Ha ka baxo dar badanbaa ku jiroon kuba bannaanayne
Ha ka baxo in Bini-Haashimoo baaqiyaa hadhiye Very Happy

somalia ha noolaato.
muse issaqson. Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: this is the greatest somali poem ever ?

Post by wadaniweyn1 »

this man was a prophet almost,if u apply wat he said hundred
years ago to wat is happening today in somalia.

Isagaba dar shalay soo baxay beretensiiyeene
Bender caasi baa loogu go'ay ina bidaarowe
Berinna ha la aasee nin raga baqaski waa ceebe
Intaan dunida gaal Laughing baaridihi dhigannin buugiisa
Bilaadkaba wax lagu daaqi jirey Baha xabuusheede
Haddaanaan bari fadhiyin rer Isaaq Boga ma maaleene
Bankana laguma foofsheen qoltida baarqabada weyne
Maadhiin bacleeyiyo rasaas baraha roobaad ah
Madfac bawleh iyo Rifle baan loo (beretensiyene)

Bismillaahi nimankii hubkii boobay baan ahaye
Kuwii beerka dhigay baan ahaa baaxadsooraha e
Baaruuddu nimankay maryaha baal jartaan ahaye
Banka Goray banaankii Xadeed Bohol dhanaankiisa
Beerweyso iyo dooxooyinkii buubku miranaayey
Barasankii Nugaaleed raggii boolyey baan ahaye
Ee ay haatan beeshiyo Farduhu uga bariistaane
Buuhoodle nimankii ka dhigay booddadaan ahaye
Nimankii wadaadkii ba'naa baacsadaan nahaye
Bilaa shaqalku booxaaligiyo baanisaha faanka
Naga badi Isaaq beenta iyo boolaxooftadae
Waxse baalku naga taagan yahay maalintii bedae
Barqa weerar dhacay geelashoo bookha laga qaaday
Barbar orodka raacdada markii boga la soo gaadho
Markay labada baallood tahee boogta kala goosta
Rag ninkii ba'naan noo arkaa Baadha dirirteeda
Basarkii Qureeshtiyo sidii Beder ku faallooye
Burmadkiyo lalabahaanu nahay buur la hoos galoe
Bulbulloow libaax iyo dhurwaa power kala roone
Haddii uu bulxamo aarku wuu bili cuslaadaaye
Waxan nahay rag lagu beegi jirey boqol ninkoodie

muse issaqqson
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”