Page 1 of 2

BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Sun Apr 08, 2007 9:03 am
by Hiiraan boy
Taliyaha qeybta booliska Puntland oo goostay iskuna dhiibay Somaliland.

Muqdisho, Axad, April 8, 2007 Simba Radio

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in taliyihii qeybta booliska maamul goboleedka Puntland uu ka goostay iskana dhiibay Dowlada la magac baxaday Somaliland

Taliyahan baxsaday ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay degmada Caynaba oo ka tirsan gobolka Togdheer, iyadoo halkaasi kusoo dhaweeyeen saraakil ka tirsan Somaliland .

Lama sheegi karo ujeedada dhabta ah ee ka dambeysay goosashada sarkaalkan, iyadoo ay jireen bililihii lasoo dhafay mushaar la'aan soo wajahaday ciidamada boolska Puntland.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse ayaa maanta u soo dhiibay hal dayaarad oo sida Daawo isbitaalada magaalada muqdisho si loogu daweeyo dadkii ku dhawaacmay dagaaladii ugu danbeeyay ka dhaca Muqdisho.

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 6:14 am
by Madmadoobe
Somalis are fucked up, from what i understand that article the somalilanders welcomed the runaway cop, now y the fuck would they do that?? What is the point?

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 6:16 am
by highclass
^^ You guys forgot to point out, He left cause the vice President Xilka bu ka qadaay !!!!!!

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 6:27 am
by Madmadoobe
Lol, so he was just looking for employment, smart dude.

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:06 am
by Ina Baxar
Laughing , dhulbahante sidu u dhanyahay ayaa isasoo dhiibi doona maalin dhow .

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:08 am
by Samatr
Laughing

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:13 am
by Dhafoorqiiq
even as a puntlander I can only say, ninkaan dantiisa ayuu ka warqabaa. somaliland, puntland, who cares about that shit, nigga's got mouths to feed, jaad to chew

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:14 am
by COSTA
He went to the jobcenter in Somaliland seeking a new employment Laughing

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:15 am
by Ina Baxar
Waryee Samatar , aniga abtigey wuu qirtay oo wuxu igu yidhi:" Markii horeba waali baa inaga kaxaysay idoorka, oo balaaya inagu dirtay". What's is yours telling you? Laughing

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:18 am
by Dhafoorqiiq
when he gets fired in hargeisa, he'll probably go to xamar next. i heard working environment there can be stressful at times, but the pay is great. like I said, the jaad doesn't fall on his lap for free.

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:20 am
by Samatr
baxaroow, abtiyaashaa naaleeye axmedka wey toobad keeneen, abtiyaashay Somaliland ma maqli karaan laakin dhantooda mar dhow bey arki doonaan haday Majeerteenku sii laayaan Bah Ararasamega Sool degan.

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:30 am
by Ina Baxar
Negative samatar! Wey tobaad keeneen , ma' aha arrintu. Waa la kala aqli badan yahay Laughing

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:34 am
by Samatr
Inta badan aan ka arkay Naaleeye Axmedka waxay raacsanyihiin Ina Yey religiously
isma dhaamaan abtiyaasheen, waa nimanka iidoor ka sasaya anagoon ba is daqaajin. Laughing

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 10:37 am
by Ina Baxar
I know , I'm just fuc.kin' with you.

Re: BREAKING NEWS Puntland police officer joins Somaliland

Posted: Mon Apr 09, 2007 12:42 pm
by Cilmiile
Ina Baxar

Why is it that all the Harti supporters of Somaliland have Habar Awal Nuux Ismaaciil wives?

Even diehard anti Somalilanders when they go to Hargeysa and marry a Habar Awal woman they change sides. that is the case with the son of Maxamuud Cali shire who is leading the fight in Dhahar.

What the fock do your girls do to these men that the MJ and Dhuloos and Warsan ladies aint doin?

Fuaad probably told this expoliceman about the beguiling ways of the H abar awali women. And boom, the guy was off like a shot.