Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by AbdiWahab252 »

I wonder if this Punanilander is trying to get the Western Khaniis support for his adeer Afbiijo's government Laughing


Guurre Uunlaaye oo ah 36 jir Soomaali ah ayaa olole xoogan ugu jiro sameynta ururka qaniisinta Soomaaliya,subxaanalaah.


Muqdisho ,Sabti, April. 06, 2007 Waagacusub.com

.

Guure Ibraahim Uunlaaye oo ah Soomaali 36 jir ah ku nool dalka kanada oo uu ka yahay Tagsiile ayaa bilahii la soo dhaafay waxaa uu ku hoowlanaa sameeynta urur uu sheegay inuu ku mideeynayo khaniisiinta Soomaaliyeed waxa uu ku sheegay taas oo ay aad ula yaabeen,kana fajaceen Soomaalida ku nool dalka kanada.

Guurre oo la sheegay inuu u dhashay beesha Cali Saleebaan ee Majeerteeniya waxaa uu dalkaas Kanada iska dhiibay sagaashameeyadii,wuxuuna ka biyo diiday talooyin wax ku oola oo ay u jeediyeen eheladiisa iyo beesha uu ka dhashay aqoonyahanadooda oo ka codsaday inuusan magaca Soomaali meel kaga dhicin,sidoo kalana ilaaliyo magaca beesha ganacsiga iyo aqoonta u saaxiibkaa ee Cali Saleebaan.

Dhalinyaro la derisa Guurre Uunlaaye ayuu u sheegtay inuu isu sharaxayo Gudoomiyaha ururka laga roonayaasha Soomaaliyeed ,waxayna sababtaas ku sheegeen xiriir waqti badan socday oo u dhaxeeyay isaga iyo gabadha ridoowday ee Ayaan Xersi Cali,nacalad korkeeda ha ahaatee.

Dhalinyaro khurba jooga oo u dhashay jufadda Cawlyahan ee Cali Saleebaan ayaa sheegay in Guurre Uunlaaye uu yahay shaqsi daciifa oo faan iyo raxmad moodo dhaqanada foosha xun ee Reer Galbeedka,iyagoo dhinaca kale tibaaxay inuu beesha ka yahay deeyro oo Kanada looga yaqaan AXMADEEY RAG.

Ujeedka loogu bixiyay Axmadeey rag ayay dhalinyarada ku sheegeen laba sifo oo kala ah in lagu muujiyo inuu yahay khaniis iyo in laga leexiyo magaca Aabahii,maadama Aabahii uu yahay Ganacsade caana oo magac iyo sumcad ku leh bulshada.laakiin isaga waxaa uu jecel yahay in loogu yeero Yaasiin Digool

Si kastaba ha ahaatee ,Subxaanalaah Sheeydaan guure Axmadeey rag.

Jaamac Yusuf Cabdi

Ottawa canada
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Unclebin- »

Wagaacusub Laughing
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Advocatar »

Waagacusub.com
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by X-unit »

[quote="AbdiWahab252"]I wonder if this Punanilander is trying to get the Western Khaniis support for his adeer Afbiijo's government Laughing


Guurre Uunlaaye oo ah 36 jir Soomaali ah ayaa olole xoogan ugu jiro sameynta ururka qaniisinta Soomaaliya,subxaanalaah.


Muqdisho ,Sabti, April. 06, 2007 Waagacusub.com

.

Guure Ibraahim Uunlaaye oo ah Soomaali 36 jir ah ku nool dalka kanada oo uu ka yahay Tagsiile ayaa bilahii la soo dhaafay waxaa uu ku hoowlanaa sameeynta urur uu sheegay inuu ku mideeynayo khaniisiinta Soomaaliyeed waxa uu ku sheegay taas oo ay aad ula yaabeen,kana fajaceen Soomaalida ku nool dalka kanada.

Guurre oo la sheegay inuu u dhashay beesha Cali Saleebaan ee Majeerteeniya waxaa uu dalkaas Kanada iska dhiibay sagaashameeyadii,wuxuuna ka biyo diiday talooyin wax ku oola oo ay u jeediyeen eheladiisa iyo beesha uu ka dhashay aqoonyahanadooda oo ka codsaday inuusan magaca Soomaali meel kaga dhicin,sidoo kalana ilaaliyo magaca beesha ganacsiga iyo aqoonta u saaxiibkaa ee Cali Saleebaan.

Dhalinyaro la derisa Guurre Uunlaaye ayuu u sheegtay inuu isu sharaxayo Gudoomiyaha ururka laga roonayaasha Soomaaliyeed ,waxayna sababtaas ku sheegeen xiriir waqti badan socday oo u dhaxeeyay isaga iyo gabadha ridoowday ee Ayaan Xersi Cali,nacalad korkeeda ha ahaatee.

Dhalinyaro khurba jooga oo u dhashay jufadda Cawlyahan ee Cali Saleebaan ayaa sheegay in Guurre Uunlaaye uu yahay shaqsi daciifa oo faan iyo raxmad moodo dhaqanada foosha xun ee Reer Galbeedka,iyagoo dhinaca kale tibaaxay inuu beesha ka yahay deeyro oo Kanada looga yaqaan AXMADEEY RAG.

Ujeedka loogu bixiyay Axmadeey rag ayay dhalinyarada ku sheegeen laba sifo oo kala ah in lagu muujiyo inuu yahay khaniis iyo in laga leexiyo magaca Aabahii,maadama Aabahii uu yahay Ganacsade caana oo magac iyo sumcad ku leh bulshada.laakiin isaga waxaa uu jecel yahay in loogu yeero Yaasiin Digool

Si kastaba ha ahaatee ,Subxaanalaah Sheeydaan guure Axmadeey rag.

Jaamac Yusuf Cabdi

Ottawa canada[/quote]

bal S i i l moo waaye....Nacala washag
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by DawladSade »

do you know who Uunlaaye is? this is really sad Hawiye are going this far to embarass majeerteen..Uunlaaye is Cali Saleebaan, the most RICHEST majeerteen man
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by AbdiWahab252 »

DowladSade:

Too bad he produced a Battyman Laughing
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Alluring »

I am going to keep my mouth shut...I just don't want to expose myself.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Unclebin- »

^ Ali salebaan Laughing
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Alluring »

[quote="DawladSade"]do you know who Uunlaaye is? this is really sad Hawiye are going this far to embarass majeerteen..Uunlaaye is Cali Saleebaan, the most RICHEST majeerteen man[/quote]

THANK YOU...

People talk shit about a man they don't know anything about.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by DawladSade »

abdiwahab wallahi the only known battyman in my town is habar gidir and he is the girl, his man is big black dude my brother said he threw up with disgust when he say this guy wearin the tightest jeans possible and the black dude had his hands around him Sad



alluring are you part of uunlaaye fam?
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Advocatar »

dawladsade is he the one exposed on somaligate?
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Alluring »

Unclebin...whats so funny?
User avatar
Wiil_Soomaali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 282
Joined: Wed Mar 07, 2007 4:46 pm
Location: Fighting Somalias enemy

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by Wiil_Soomaali »

national disaster Shocked Shocked Shocked Shocked
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by AbdiWahab252 »

DS,

Keep defending the Battyman Laughing Are u coming out to SNET Laughing Laughing Laughing
User avatar
NoAngst.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1161
Joined: Wed Feb 21, 2007 9:34 pm

Re: Canadian Punanilander Fighting for Khaniis Rights

Post by NoAngst. »

Indeed, very shocking if this is true.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”