Page 1 of 2
SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 11:53 am
by LiQaaye_TDH
Waxa magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag saaka soo weearary ciidamo ka socday maamul goboleedka Majeerteeniya, weerarkani oo ay ku soo qaadeen sidii ay ula wareegi lahaayeen gabi ahaanba magaalada Dhahar ayaa waxa ay ku soo weerareen ciidan xoogan oo watay baabuur tiniko ah oo ka kooban 14 baabuur iyo ciidamo hubaysan xagaasi oo ay iska caabiyeen ciidamada deegaanka Dhahar ee Somaliland isla markaasina ay halkaasi dib uga riixeen ciidmadii duulaanka ku soo qaaday deegaanka, xiligasi waxa magaalada dhahar ku sugnaa baabuur iyo ciidan xoogan oo ah kuwa Somaliland oo ay is kaashanayaan deegaanka iyo gobolkaba halkaasina waxa ay guuldaro weyni ka soo gaadhay ciidamdii duulimaadka ku soo qaaday magaalada.
Dhanka kalena waxa ayaamihii ina soo dhaafayba magaalada Dhahar iyo gobolkaba ku sugnaa madax sar sare oo ka tirsan xukumada Somaliland kuwaasi oo u kuur galaayay nolosha dhabta ah iyo sidii wax qabdka dawlada iyo adeegyada bulshada loo siin lahaa shicib weynaha dhamaanba gobolka Sanaag, waxa saaka magaalada, Dhahar sidoo kale ku sugnaa madax sar sare oo ay ka mid yihiin.
Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha, Mudane Maxamuud Siciid, Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dib-u Dejinta, Mudane, Cabdixakiim Garaad Maxamed iyo Xildhibaan Baar Siciid.
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 11:55 am
by LiQaaye_TDH
it hasnt even started yet...
Dhanka kalena waxa saaka subaxdii hore ilaa xalay ku sii qul qulaayay dhanka Dhahar iyo aagagag bariga gobolka Sanaag ciidamo aad u tiro badan ooo ku gaashaanaa, hub aad u culus iyo gaadiidka xambaara Taangiyada oo iyagu baryahaba diyaar ku ahaa duleedka Ceerigaabo iyo sadex goobood oo kale oo gobolka Sanaag ah iyaga oo ilaa saaka ilaa hada ku sii jeeeda agagaasi laga filaayo in ay ka soo cusboonaadaan weeraro kale oo daan daansi ah.
Ciidamada Somaliland ayaa amar lagu siiyay difaacida iyo wax ka qabashada daan daansiyda ka iman kara shuftada iyo weeraradooda la filan karo, magaalada Dhahar ayaa magaalada Ceerigaabo oo aan hada ku suganahay u jirta 240KM.
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 11:56 am
by Unclebin-

@ Idoor propoganda.
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 11:59 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah

ur getting ur a55 handed to u by a wersengali commander
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 11:59 am
by LiQaaye_TDH
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:00 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah

sad
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:04 pm
by Unclebin-
Where is your source?
From idoor propoganda.
The most anti-puntland warsangeli site has it like this
Warar sheegaya in Ciidankii Somaliland la jebiyey
Bosaaso:- Warar goor dhoweyd nasoo gaarey ayaa sheegaya in ciidankii Somaliland ee uu horkacayey wasiirka Arimaha Gudaha Mr Cabdulahi Cirro ee ay dagaalka la galeen ciidamo ku sugnaa dhahar oo taageersan Puntland in la jebiyey oo aan la garaneyn goobaha ay ku sugan yihiin.
Magaalada Dhahar ayaa hada degan iyadoo ay adagtahay xogta dhabta ah ee ku saabsan dagaalkii saaka ka dhacay magaalada.
Masuuliyiinta Puntland ee Dhahar ku sugan ayaa waxay sheegeen in dagaalka lagu jebiyey Somaliland oo aan hada la garaneyn goobta ciidankoodu ku sugan yahay iyadoo ay jirto warar kale oo sheegaya in ciidankaasi uu u cararey hawdka Dhahareed.
Dhinaca Ceerigaabo ayaa iyaduna cirka isku shareertey iyadoo muran xoogani ka taagan yahay imaanshihii uu ku yimi magaalada Wasiirka arimaha gudaha ee Cabdualhi Cirro oo sida naloo sheegey hogaaminayey ciidanka weerarka ku qaadey dhahar
Gobolka Sanaag ayaa u eg mid la isku jiid jiidanayo oo hadba maamul aan dan u hayn uu sheeganayo.
Dagaalkan ka dhacay Dhahar ayaa dhabar jab weyn ku ah nabad gelyada Gobolka maadaama beesha Warsangeli lagu bartey Nabad iyo deris wanaag.
LaasqorayNET+Boosaaso
A few niggas from qardho stormed the place. This is funny.

Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:06 pm
by LiQaaye_TDH
how come we fukkin chillin inside the town right now

while your puntland army were seen some where in xaafun

Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:09 pm
by Unclebin-
LOOOL chillin inside town. Sxb your people were repulsed by some cusmaan maxamuud militias from qardho. Even though the average warsangeli does not like Majerteen politics. There websites are all in consensus towards supporting puntland who they hate more then I hate fat women.
Remember the war will finish in Zeylac. When it happens don't let me tell you I told you so.

Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:13 pm
by LiQaaye_TDH
there was 5 somaliland teknikos in dhahar, and now there is over 26 teknikos from ceerigabo, good luck

...scream for the xabashi ceeb, because your people will tamed.....
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:15 pm
by Karbaash_killa
SL raggeedy
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:16 pm
by Unclebin-
LOOOOL you guys are reporting from hargeisa and the warsangeli media from there deegaan. The consensus is that the idoors were karbaashed and the sport minister is doing a sprint outta town.
Notice the irirnimo.
Karbaash killa and hutu supermacy group supporting on irirnimo.
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:22 pm
by LiQaaye_TDH
Cry me a river a baby

,.,,,IRIIR POWER what you gonna do, you still gonna get karbashed....
Listen to the BBC the puntland afhayeeen crying for his life, while the somaliland Afhayen is chillin and giving press conference.....
Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:23 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="LiQaaye_TDH"]Cry me a river a baby

,.,,,IRIIR POWER what you gonna do, you still gonna get karbashed....
Listen to the BBC the puntland afhayeeen crying for his life, while the somaliland Afhayen is chillin and giving press conference.....[/quote]
shaahi aan cabayay baan isku daadiyay

Re: SOMALILAND KARBASHED PUNTLAND ARMY IN DHAHAR....
Posted: Mon Apr 09, 2007 12:25 pm
by LiQaaye_TDH

@EOMM