War in Sanaag
Moderator: Moderators
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
War in Sanaag
Dagaalo culus oo saaka ka qarxay magaalada Dhahar
Waxa magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag saaka soo weearary ciidamo ka socday maamul goboleedka Majeerteeniya, weerarkani oo ay ku soo qaadeen sidii ay ula wareegi lahaayeen gabi ahaanba magaalada Dhahar ayaa waxa ay ku soo weerareen ciidan xoogan oo watay baabuur tiniko ah oo ka kooban 14 baabuur iyo ciidamo hubaysan xagaasi oo ay iska caabiyeen ciidamada deegaanka Dhahar ee Somaliland isla markaasina ay halkaasi dib uga riixeen ciidmadii duulaanka ku soo qaaday deegaanka, xiligasi waxa magaalada dhahar ku sugnaa baabuur iyo ciidan xoogan oo ah kuwa Somaliland oo ay is kaashanayaan deegaanka iyo gobolkaba halkaasina waxa ay guuldaro weyni ka soo gaadhay ciidamdii duulimaadka ku soo qaaday magaalada.
Dhanka kalena waxa ayaamihii ina soo dhaafayba magaalada Dhahar iyo gobolkaba ku sugnaa madax sar sare oo ka tirsan xukumada Somaliland kuwaasi oo u kuur galaayay nolosha dhabta ah iyo sidii wax qabdka dawlada iyo adeegyada bulshada loo siin lahaa shicib weynaha dhamaanba gobolka Sanaag, waxa saaka magaalada, Dhahar sidoo kale ku sugnaa madax sar sare oo ay ka mid yihiin.
Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha, Mudane Maxamuud Siciid, Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dib-u Dejinta, Mudane, Cabdixakiim Garaad Maxamed iyo Xildhibaan Baar Siciid.
Sidoo kale maalintii shalay ayaa wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland uu xadhiga ka jaray laba dhisme oo waa wayn, oo gobolku leeyahay, isaga oo gobolka Sanaag ku sugnaa mudo todobaad ah.
Sidoo kale waxa isna gobolka jooga wasiiru dawlaha caafimaadka oo booqanaayay dhulalka ka baxsan Ceerigaabo, iyo cisbatalka Ceerigaaboba isaga oo soo sahaminaayay sidii meelahaasi looga fulin lahaa adeegyo iyo hawlo caafimaad oo tayo leh isla markaasina kor loo qaadi lahaa adeegyada ay helaan shicibka, gobolku
Dhanka kalena waxa saaka subaxdii hore ilaa xalay ku sii qul qulaayay dhanka Dhahar iyo aagagag bariga gobolka Sanaag ciidamo aad u tiro badan ooo ku gaashaanaa, hub aad u culus iyo gaadiidka xambaara Taangiyada oo iyagu baryahaba diyaar ku ahaa duleedka Ceerigaabo iyo sadex goobood oo kale oo gobolka Sanaag ah iyaga oo ilaa saaka ilaa hada ku sii jeeeda agagaasi laga filaayo in ay ka soo cusboonaadaan weeraro kale oo daan daansi ah.
Ciidamada Somaliland ayaa amar lagu siiyay difaacida iyo wax ka qabashada daan daansiyda ka iman kara shuftada iyo weeraradooda la filan karo, magaalada Dhahar ayaa magaalada Ceerigaabo oo aan hada ku suganahay u jirta 240KM.
Wixii warar ah waxa aad kala socon doontaan qarannews
Qarannews.

- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: War in Sanaag
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Puntland iyo Somaliland
9.04-7
Wararka naga soogaadhay deegaanka degmada dhahar ayaa sheegaya in haatan uu dagaalkii qaboobay balse ay dhimasho iyo dhaawac farabadan daad san yihiin goobihii laysku herdiyay........
Dagaalka ayaa waxaa la isku adeegsanayay hub aad u culus waxaana daryanka madaafiicda laga maqlayaa meelo fara badan oo ka mid ah Deegaanka Dhahar iyadoo halkaasina ay dadkii rayidka ahaa iyo xoolo dhaqataduba ka barakaceen.
Ilaa iyo iminka si dhab ah looma xaqiijin karo qasaaraha dhabta ah ee uu dhaliyey dagaalka Maanta ka dhacay Agagaarka Degmada Dhahar oo ay kusugan yihiin Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland balse wararku waxa ay sheegayaan in qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu gaystey iyadoo dadka deegaanka qaar ay sheegayaan in maydad aad ufarabadan ay arkeen oo labada ciidanba ah
waxaana sidoo kale dagaalkaani uu kusoo beegmayaa xili uu booqasho hawleed ku joogo degmada dhahar guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo isagu udhashay deegaankaas.
Taliye Ku xigeenka Ciidmada Booliska Puntland C/casiis Saciid Gacamey ayaa sheegay inay eryeen ciidamada somaliland isla markaana sheegay inay dagaalka iyaga soo qaadeen magaalada dhahar-na ay haatan gacanta ku hayaan gabi ahaanba ciidamda puntland.
Taliyuhu wuxuu sheegay in askar badan oo dhanka somaliland ah ay dagaalka ku laayeen hayeeshee taliyuhu muusan cara baabin tirada dhabta ah ee ku dhimatay dagaalka.
Dhanka kale masuul u hadlay ciidamada somaliland ayaa sheegay in dagaalku uu wali socda isla markaana aanu joogsanayn inta ay isaga baxayaan ciidamda iyo masuuliyiinta puntland deegaanka dhahar
warar goor dhoweyd naga soogaadhay Degmada dhahar-na waxay sheegayaan in dadka deegaanka ay ugu baaqeen in masuuliyiinta puntland ay kabaxaan degmada si dagaalku u istaago.
Liibaan Jordan..
Widhwidh Online News Desk..Media Center

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: War in Sanaag
waar dagaalku miyuu weli socdaa?
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: War in Sanaag

Dagaalku wuu socdaa weli, ciidan faro badan ayaa ka baxey Ceerigaabo saaka
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: War in Sanaag
ok,waa loo baahanyahay inaa dagaalka lasii wado oo Majeerteenka gaalo raaca ah la edbiyo.Waxaan u malaynayaa inay Warsengeli xanaaqeen markii Laasqorey itoobiya laga iibiyey
.

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: War in Sanaag
Warsangeli odayadoodi wey taageereen dagaalkan xaqa ah weyna ka soo horjeedaan Majeerteen iyo dabo dhilifkiisa, raga dagaalkan ka qayb qaatey badankood waa Reer Dharar Warsengeli
Listen to calaacalka ka baxaya ragii Majeerteen on BBC

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: War in Sanaag
Latest news.....6 tekniko ah taken from the puntland militia..
Wariyaha Idaacada Simba uga soo waramo Boosaaso Cabdi Risaaq Sheekh Aduun ayaa sheegay in xiisado colaadeed iyo is abaabul ciidan laga dareemayo Magaalooyinka Garowe,Boosaaso iyo Gaalkacyo kadib markii la xaqiijiyay in Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku sii siqayaan degaano ay hore uga arimin jireen Maamulka Cadde Muuse.
Wariye Sheekh aduun oo xiganayay ila kala duwan oo wareed wuxuu tibaaxay in dagaalka uu khasaaro badan dhaliyay,sidoo kalana jiidaha dagaalka laga maqlayo xabado goos goosa.
Ciidanka Jamhuuriyada Somaliland ayaa la sheegay inay la wareegeen gacan ku heynta Baran,Dhahar iyo degaano kale iyadoo dhinaca kalana la xaqiijiyay in laga gubay lix gaari dagaal Ciidanka Maamulka Puntland ee degaanadaas hore u joogay.
Wasiirka Sports-ka ee Somaliland Dr Maxamud Siciid ayaa Waagacusub u sheegay in dagaalka uu qarxay kadib markii ay ka warheleen weerar gaadmaa oo kaga yimid dhinaca Puntland xilli ay hoowlo ku marayaan degaanadaas.
Dharbaaxada ku dhacday Ciidanka Cadde Muusse boqor ayaa sabab looga dhigayaa beelaha gobolada Sool iyo Sanaag oo tageeridii gaashaanbuureed kala laabtay.
Xildhibaano ka socday Aqalka Wakiiladda Somaliland ayaa booqday Laascaano xilli ay ku sugnaayeen cududii ugu balaarneed ee Ciidamada Puntland taas oo noqotay fajac,waxaase nalka uu mar qura ka damay Maamulka Cadde Muusse ,markii laga war helay in taliyahii Ciidanka gobolka Sool uu ku biiray Ciidamada Somaliland.
Beesha duubays ee Warsangeli darood ayaa taageeraddi gebi ahaan kala noqotay Maamul goboleedka puntland.
Beeshan ayaa si cad u sheegtay inay taageersan yihiin Somaliland.
Ciidamadii Daraawiishta ee Puntland ayaa inta badan faarujiyay difaacii dhinaca Gaalkacyo taas oo qudheeda cabsi badan leh,lagana yaabo in si sahala loogu duso.
Dhinaca kale dagaalo xoogan ayaa la soo sheegayaa inay ka dhex qarxeen dalalka Itoobiya iyo Ereteria taas oo abuureeyso jawi Colaadeed oo laga yaabo inuu saameeyo guud ahaan geeska Afrika.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: War in Sanaag
Next stop Ceerigaabo
I like this.
I like this.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: War in Sanaag
[quote="Cilmiile"]Next stop Ceerigaabo
I like this.[/quote]
Only Ceerigabo, alla hankiiso yara...Saxiib 12km iyaan u jira Bosaaso

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: War in Sanaag
[quote="Cilmiile"]Next stop Ceerigaabo
I like this.[/quote]
Yes
I like this.[/quote]
Yes

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: War in Sanaag
Balanteeno waa Boosaaso
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: War in Sanaag
Ciidanka Qaranka S/land ee jiida Sanaag oo Dhahar ka caydhiyay Maleeshiyaad Ka yimi Boosaaso
--------------------------------------------------------------------------------
(Cidanka qaranka ee Gobolka sanaag oo eryaday maleeshiyaad ka yimi Boosaaso)
hadhwanaag 2007-04-09 (Hadhwanaagnews) Ceerigaabo(HWN) Maleesiyaad ka yimi dhinaca Boosaaso oo saaka weerar ku soo qaaday ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmada Dhahar ee somaliland , aaya halkaasi laga caydhiyay markii ay weerar ku soo qadeen ciidanka qaranka ee degmadaasi.
Sida ay sheegeen goobjogayaal ku sugan Degmadaasi maleeshiyadka ka yimi dhinaca Boosaaso waxay saaka ku Waabariisteen duleedka degmada dhahar iyagoo doonaayay in ay weerar ku soo galaan degmadaasi goor uu halkaasi ku sugnaa wafti Balaadhan oo ka socday dhinaca Somaliland oo uu hogaaminayaya Wasiirka Ciyaaraha Maxamuud Siciid Maxamed, wasiir ku xigeenka Dib udejinta, Mudane C/xakiin Garaad iyo xildhibaano badan oo halakasi ku sugnaa, balse ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmadaasi iyo shacabka ku dhaqan degmadaasi ayaa sutida uqabtay. iyadoo halkaasi dagal ku dhexmaray ciidanka qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka majeerteen ee soo duulay.
Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed X Daahir Cilmi ayaaa shir jaraaid oo uu saaka ku qabtay Xafiiskisa ka sheegay in dhanka ka soo horjeeday ay Laba gaadhi oo tiknikaa kaga qabsadeen dagaalkaa dhexmaray Maleeshiyaadka ka yimi dhinaca Boosaaso sido kalena ay ka dileen hal askari iyagoo tira kalena ka dhaawacay
Wariye Cabdisalan ilkacase
Hadhwanaag/Reporter
ilkacase1@hotmail.com

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: War in Sanaag
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="Cilmiile"]Next stop Ceerigaabo
I like this.[/quote]
Only Ceerigabo, alla hankiiso yara...Saxiib 12km iyaan u jira Bosaaso
[/quote]

I like this.[/quote]
Only Ceerigabo, alla hankiiso yara...Saxiib 12km iyaan u jira Bosaaso

Re: War in Sanaag
no mor samir we are going to fock you

- Dhafoorqiiq
- Posts: 69
- Joined: Mon Jan 08, 2007 8:58 am
- Location: cumar waalane - dhurwaayadii mudug
Re: War in Sanaag
I always laugh when iidoors say: balanteeno waa boosaaso.
fukking hilarious.
fukking hilarious.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 5883 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 1516 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 15 Replies
- 131 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 750 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 1 Replies
- 774 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 19 Replies
- 1558 Views
-
Last post by gemini07
-
- 38 Replies
- 2928 Views
-
Last post by Westernized Xalimo
-
- 4 Replies
- 935 Views
-
Last post by canood
-
- 37 Replies
- 3258 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 0 Replies
- 903 Views
-
Last post by canood