Page 1 of 1
Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Mon Apr 09, 2007 5:11 pm
by kambuli
Waxna waan sidaa....

Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Mon Apr 09, 2007 5:12 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
vaseline

Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Mon Apr 09, 2007 5:13 pm
by biko
GAROW AMA LOXOOX HADANAD SIDIN LA NOQO.
Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Mon Apr 09, 2007 6:09 pm
by LiQaaye_TDH
Laba dhe
Samir yeelo weliga
Saxarlay aa.....

Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Mon Apr 09, 2007 9:52 pm
by Osman
[quote="kambuli"]Waxna waan sidaa....

[/quote]
Labo dheh samir yeelo weligaa Saxarlaay ha fududaan

Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Mon Apr 09, 2007 10:29 pm
by LiQaaye_TDH
Thats what i just said...sii wad laakin
Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Mon Apr 09, 2007 10:31 pm
by Advocatar
issit a north thing?
Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Tue Apr 10, 2007 2:11 am
by HooBariiska
[quote="LiQaaye_TDH"]Laba dhe
Samir yeelo weliga
Saxarlay aa.....

[/quote]
Saxarlaaay ha fududaan
waxan saatir kuu qorin
ha u suul dhabaalayn
kala garo sir iyo caad
kala saar run iyo been
inay saaladu waligeed
kala tahay sunne iyo faral
ooogow sax iyo uman

Re: Waan Soo Socdaa Kow Dheh...
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:23 am
by kambuli
Enemy of Ustaadka,
Waxay ila tahay meesha iskaga teg intaadan kasii darin

Sidan waad dhaami jirtey walaahay
