Page 1 of 2
Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 6:41 am
by Hiiraan boy
Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad, kadibna kulan kale la qaadanaya ganacsatada gobolka Banaadir
Madaxweynaha dowladda KMG Col. C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay xubno isugu jiray odayaal, waxgarad, culumaa’udiin iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Sacad ee H/gidir, isagoo kala hadlay arrimo la xiriira sida la sheegay nabada dalka gaar ahaana mida gobolka Banaadir.
Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Somali ayaa mid ka mid ah xubnihii beesha Sacad ee ka qeyb galay kulanka waxa uu sheegay in madaxweynaha ay kala hadleen arrimo badan oo ku aadan xaaladdaha colaadeed ee dalka, isagoo xusay inay madaxweynaha ka codsadeen in la joojiyo colaadaha caasimadda.
Sidoo kale, waxa uu sheegay in ay kala hadleen hadalkii shalay ka soo yeeray wasiir kuxigeenka gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle kaasoo ku qotomay in beel gaar ah loo danleeyahay lana doonayo in la laayo, isagoo tilmaamay inay ka dalbadeen madaxweynaha in hadalkaasi la beeniyo ama la cadeeyo in dowladdu la qabto, sida uu hadalka u dhigay.
“Madaxweynaha waxaan sidoo kale kala hadalnay 3-da xildhibaan ee beesha Sacad ugu jira dowladda oo mucaarid ku noqday dowladda C/llaahi Yuusuf waxaana u sheegnay in madaxweynuhu eedeeda leeyahay mucaaradada xubnahaasi†ayuu mar kale yiri xubintaasi ka tirsan beesha Sacad ee ka qeyb galay kulanka maanta dhex maray beesha Sacad iyo C/llaahi Yuusuf.
Afhayeenka madaxweynaha Xuseen Max’ed Maxamuud Xuubsireed oo isna faah faahin ka bixiyay kulanka maanta ayaa sheegay in madaxweynuhu uu beesha Sacad ka codsaday inay taageerto dowladda federaalka Soomaaliya “Beesha Sacad waxay ka mid tahay beelaha Soomaaliyeed ee madaxweynuhu kulamada la yeelanayay, wuxuuna ku soo dhamaaday kulankaasi guul iyo is afgarad, waxaana guud ahaan beesha ka muuqatay sida ay uga go’antahay inay la shaqeyso dowladda†ayuu yiri Xuubsireed.
Dhinaca kale, madaxweyne Yuusuf ayaa kulan la leh, xubno ka tirsan ganacsatada gobolka Banaadir iyagoo ka wadahadlaya arrimo la xiriir sidii looga qafiifin lahaa lacago canshuuro xad dhaaf ah oo ay ku soo rogtay dowladda KMG Soomaaliya ganacsatada wax kala soo degto dekeda magaalada Muqdisho, iyadoo kulankana uu weli ka soconayo xarunta Villa Somalia.
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 7:16 am
by MJ-Pride
I hate these Munafiqiin Sacads. They have to faces. One time they are begging Mudane A/Yusuf to give them Villa Somalia cleaning job, and the other time they are their with their Ceyr masters against TFG. SACADS. Make your mind up HOYADIIN WASE. Eitther you with us or against. Its just simple..

Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 7:19 am
by Cilmiile
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 9:30 am
by AbdiWahab252
Afbiijo is simply trying to ask the Sacad not to organize the new rebel group to oust him.
We formed the USC in 1989 & overthrew the Siyaad government.
We are willing & able to form a new rebel group, Somali Liberation Army (SLA) to liberate the nation from Benderqassim to Ras Kamboni.
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:00 am
by Ina Baxar
AW there goes the UHC only chance to ever kill the guy.
I'ma start thinking this guy has really got your lot on lock

Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:09 am
by Dhaga Bacayl
Didn't he just kill more than a thousand civilians of thier own. Why meeet with that kaafir?
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:28 am
by AbdiWahab252
It took the Dhabacyos nearly 11 years to overthrow Siyaad in 1991.
They used armed struggle under the SSDF for a few and were karbashed into submission.
The Dhabacyos were most effective when they joined Afweyne's government and started to put Afweyne into war with the Issaq & Hawiye.
Before they joined, Afweyne had no issues with the Issaq or hawiye. But the Dhabacyo strategy of pitting Afweyne against the two largest, dominant tribes worked.
Ina Baxar, I know u will be signing up to support Afbiijo once he crosses into SLand. You will use the Abtinimo card very well

Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:32 am
by AbdiWahab252
More info:
Madaxweyne Yuusuf oo kulan la qaatay waxgaradka beesha Sacad.
Mogadishu , Talaado, April , 10 , 2007 , Waagacusub Online
Col. C/llaahi Yuusuf Axmed oo ah Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho maanta kulan kula yeeshay Beesha Sacad ee Habargidir.
Kulankaas ayaa waxa uu madaxweynuhu kala hadlay sida lagu joojin karo colaadaha ka aloosan magaalada Muqdisho isagoo ku booriyey in aysan lug ku yeelan colaadaha Muqdisho ka dhacaya oo uu sheegay inay wadaan kooxo qas wadayaal ah oo argagixiso ah.
Madaxweynaha ayaa la sheegay in waxgaradka beesha Sacad ee uu la kulmay uu kaga dacwooday saddexda xildhibaaan ee Beesha Sacad ugu jirta Baarlamaanka KMG Soomaaliya, kuwaasoo uu sheegay inay dowladda ku jiraan, isla markaana ay dowladda mucaarad ku yihiin.
Waxa uu Madaxweynaha u sheegay beesha Sacad in ay ka raali ahaadaan hadalkii qadafka ahaa ee Salaad Cali Jeelle uu ku sheegay in dagaalka Muqdisho uu ku wajahan yahay beel gaar ah, taasoo uu sheegay inuu isagu kala hadli doono Ra'isal Wasaare Cali Maxamed Geeddi, hadalkaasina jawaab degdeg ah laga bixin doono.
------------------
C/laahi Yuusuf oo ku edeeyay xildhibaanadda Beesha Sacad iney Mucaarad ku yihiin Xukuumadiisa.
( Zenawi's Dog is Damn Right)
MudugNet, Muqdisho. Talaado, April 10, 2007.
Madaxweynaha Dowlada Kmg C/laahi yuusuf Axmed ayaa Ku Edeeyay Sedexda Xildhibaan ee Beesha Sacad ay ku leeyihiin Golaha baarlamanka Dowlada Kmg iney Mucaarad ku yihiin Xukuumadiisa,isagoo hadalkan maanta ka sheegay kulan uu la yeeshay Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha Sacad.
C/laahi Yuusuf ayaa ka codsaday Beesha Sacad iney gacan ka geysato wax ka qabashada xasilinta caasimada Soomaaliya ee Muqdisho,si ay howlaheeda u gudato Dowlada Kmg.
Odayaasha Beesha Sacad ayaa u gudbiyay Madaxweyne yuusuf Dacwad ka dhan ah hadalkii dhawaan uu jeediyay wasiir kuxigeenka gaashaandhiga salaad cali Jeelle oo sheegay in ciidamada Dowlada iyo kuwa Ethiopia Howgal dagaal ay ku qaadi doonto Beesha HabarGidir.
Astakada madaxweyne C/laahi Yuusuf ee Xidlhibaanada Beesha sacad ayaa ku soo begantay xili Kuxigeenka raii’sulwasaaraha ahna wasiirka Howlaha Guud Mudane Xuseen Ceydiid uu ku Biiray kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Ethiopia dhulka soomaaliya iyo Gumaadka shacabka soomaaliyeed lagu hayo.
Mudugnet-News
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:33 am
by Sadaam_Mariixmaan
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:36 am
by Ina Baxar
AW, if I were in your shoes today, I would come out vehemently opposing this move by my clan's mate. Adigu what do you do? Pretend nothing happened
CY is harti and harti are my abtis , but I ain't no weather vane .
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:47 am
by AbdiWahab252
Ina Baxar,
Do u know what happened ?
From my sources, words were exchanged. Afbiijo was questioned about Salad Jelle's comments and he promised to get a response from Ali Gheedi & apologized to Beesha.
He asked that Sacad not spread this war beyond Xamar & was told that no one knew where this war was going.
Afbiijo complained about all 3 Sacad MPs for being part of the opposition & tried to reassure that there was no war against HG.
There is nothing wrong with meeting with your enemy. My adeer met with Afweyne in 1989 along with some senior Sacad elders. The meeting was supposed to be private and to discuss why Afweyne had allowed the SNA to commit massacres in Mudug & if he supported it. At the meeting, there was no privacy as it was filled with Darood officials.
My late Awowe, an elderly wiseman, stood up and said, "From the fact you have these men here you have answered our question but know this, we will come and remove you & your assistants from power."
18 months later, we were evicted Afweyne from Villa Somalia.
But back to your fondness for your abtiyaal, you have exhibited all the tell tale signs of being a collaborator.
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 10:58 am
by Ina Baxar

AW , listen to me my friend , how can you call me a collaborator?
I have never ever said one good thing about CY despite him being my " abti".
Waxa weeye , horta waxaad adigu inoola timid baan kugu haysta .
Marna waxaad inagu tidhi , CY aniga body guard u ah Xamar gudaheeda.
A couple of weeks later , waxaad tidhi " we're gonna ship the MJs back to Yemen and kill CY"
Maantana , qado ayuuba idin ku casumay
AW you don't go to your enemy's house in the middle of the battle man!!!! Waa maxay waxaasi?

Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 11:22 am
by NoAngst.
Why should Hawiye be burdened with defending Somalia when ever other Somali clan don't lift a finger. How come no one in Bay&Bakol, Hiiraan, Puntland, Somaliland, Jubooyinka is fighting Ethiopians? But the same people are calling for war in Hawiye degaans?
I'm glad Hawiye have wisened up, in particular Abgaal for putting their interest before the long dead "somali interest".
Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 11:29 am
by Ina Baxar
I'm not sure who you're refering to No Angst , but the people of Somaliland showed you their support becoz CY called the xabush to tame you and your people in particular.
There are NO xabuush soldiers in Hargeysa, Burco, Berbera, Cerigaabo, Boorama, Gabiley.... where do you want us to fight them?
If it was ever meant to be a somali thing Vs the Ethiopians , you just killed it by remind us where the Abgaal stand

Re: Madaxweyne Yuusuf oo kulan gaar ah la yeeshay beeshah Sacad
Posted: Tue Apr 10, 2007 11:52 am
by NoAngst.
Ina Baxar,
You're right there are no ethiopian troops in Somaliland but the same is true for most of Somalia. Their presence in a particular region of Somalia proper is hardly the point. That large concentrations of Ethiopian troops are in Somali soil should compel every patriotic Somali to drop whatever they're doing and pick arms against the Xabashi. That aint happening because no one buys into Somalia anymore everyone is out for themselves. You say Somaliland should their support to rer Xamar. Bull! Somaliland has done nothing of substance. If anything they've supported the same regime that visited death and destruction on Somalia, namely Melez. Riyaale was summoned to Addis short while ago and Somaliland completed a pact of cooperation (or something like that) with Ethiopia recently. If Somaliland was genuine in their outrage over Ethiopian invasion of SOmalia, how come they haven't condemned Xabashi transgression. How come they haven't recalled their representative in Addiss?
Like it or lump it Ethiopia controls Somalia either through proxies like Riyaale and Cadde Muuse regimes or through directly by military intervention.