Gudoomiyaha Baarlamaanka oo soo booqday meeshii lagu jebiyey SNM shalay
Dhahar:-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Ahmed Cali Xaashi iyo Waftiigii la socday oo soo booqday meeshii shalay lagu jebiyey Ciidamadii SNMta kuwaas oo weli dhigoodii iyo Gadiidkii ay ka carareen ay halkaas yaliin waxaana isna halkaas tegey Taliye ku xigeen Ciidamada Booliiska Puntland Gashaale dhexe C/casiis Siciid Gacaymay.
Waftigan ayaa waxay maanta ilaa beri qaban doonaan xafladii golaha degaanka Degmada Dhahar waana markii ugu horaysay wafti intaas le eg ay soo garaan dhahar tan iyo intii la dhisay maamul goboleedka puntland 1998.
Dhinaca kale hadii ay hirgasho maanta in la dhiso golha Degaan waxay ay Dhahar noqonaysaa degmadii ugu horaysay ee gobolda Sanaag iyo Haylaand oo laga hirgasho gole degaan waxaana arinkaas xil badan iska saaray wasiirka Madaxtooyada Cali Buureed.
Ugu danbayntii guud ahaan xalada gobolka ayaa ah saaka mid heer sare ah oo wax dhibaatada ahi aanay ka jirin inkastoo magaalada Ceerigaabo ay ka jirto xalada colaadeed taas oo ka dhalay weererkii shalay ay soo qadeen Ciidamada SNM taas oo dad badan oo reer ceerigaabo ah ay u arkeen mid ay SNM tu ay ka baxday heshiiskii 1991 oo ahaa in lagu wada noolaado nabad gelyo.
Bahda allsanaag.com
Dhahar,Puntland
Somalia
Dhahar: Darwiishta Puntland defeat Somaliland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Dhahar: Darwiishta Puntland defeat Somaliland
wadaadki maxa ku dhacay
ma qabilki ba ka xoogweynaaday kitabki sxb?
waar cilmiile yanu jar ka tuurin ee cadi iska dhig.
ma qabilki ba ka xoogweynaaday kitabki sxb?
waar cilmiile yanu jar ka tuurin ee cadi iska dhig.
- highclass
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: Dhahar: Darwiishta Puntland defeat Somaliland
loooooool Any aggression from Somaliland needs to be dealt with, They had no right from any point of view to attack, Does the Quran say so????????
They need to leave the people in the region alone........Ninka Xaq garanaayn wa in la tuuso
They need to leave the people in the region alone........Ninka Xaq garanaayn wa in la tuuso
Re: Dhahar: Darwiishta Puntland defeat Somaliland
Highclass
You are talking about Dhahar but Xiingalol, Cabaadwayn, DamallaXaggare, Owrbogays iyo Figifuliye fell long ago.
You are talking about Dhahar but Xiingalol, Cabaadwayn, DamallaXaggare, Owrbogays iyo Figifuliye fell long ago.
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Dhahar: Darwiishta Puntland defeat Somaliland
Biko
you are a wadaad too from what I have seen when you go nuts after gaalo badmouth the religion. If that is true then you shouldnt support Somaliland. Specially considering that the justification for the existence of Somaliland and the inclusion of Harti in Somaliland is because of sanctity of the colonial borders inherited.
A muslim is supposed to believe that we are one Ummah. A muslim is supposed to bring the Ummah together. Any muslim who believes in Somaliland is not only separating two muslims who speak the same language. But worse still he is using a Christian colonial construct to bring about that separation.
That is crazy.
Highclass,
Good post. Although I woulndt be surprised if Screw deletes. Too many topics on the issue. Better to post a link in every political topic that is open. And tehre are many open.

- michael_ital
- SomaliNet Super

- Posts: 16191
- Joined: Sat Jun 05, 2004 7:00 pm
- Location: Taranna
Re: Dhahar: Darwiishta Puntland defeat Somaliland
Not TOO many, theyve all been moved. LooooL
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Dhahar: Darwiishta Puntland defeat Somaliland
I can count 12 current affairs/politics threads right now.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 2246 Views
-
Last post by Samatr
-
- 22 Replies
- 2170 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 21 Replies
- 4490 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 1443 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 0 Replies
- 527 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 5 Replies
- 4196 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 18 Replies
- 1440 Views
-
Last post by maria from west side
-
- 10 Replies
- 977 Views
-
Last post by 2ndtoNone