abgaals dictating this 1
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in abaarihii 7:30 ee saaka ay weerar xoogan qaadeen Maleeshiyaadka Puntland iyo kuwo degaanka ah oo ay gacan siinayaan Tangiyada Ciidamada Ethiopia, kuwaasoo ku hubeysnaa ilaa 40 Gaadiidka dagaalka, wuxuuna bartilmaameedkoodu ahaa uu iney qabtaan Hotelka Ramadaan oo lagu wado inuu maalinta beri ah ka furmo shirweyne ay ka soo qeyb geli doonaan ergooyin ka kala socda Beelaha Hawiye ee ku sugan magaalada Muqdisho...
Waxaana iska horimaadkan uu ka dambeeyey markii ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya kuwa Itoobiya ay isku dayeen iney si xoog ah ku qabsadaan dhismaha Hoteelka iyo iney aasaan dhufeysyo waa weeyn oo ay halkaasi ka qoteen kooxaha kacdoonka iyo iney qaadaan caro tuuro ay wadada hormarta hotelka Ramadaan ku gooyeen kooxaha kacdoonka wada taasoo keentay inuu halkaasi ka bilowdo iska horimaad hubeysan, Lamana oga ilaa hadda qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay iska horimaadkan oo khal-khal aad u far badan geliyey dadweynaha ku dhaqan deegaanada Jungal iyo Fagax oo qaarkood ay horeyba uga qaxeen halkaasi intii ay socdeen dagaaladii xoogga badnaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, warar hor dhac ayaa sheegaya in Maleeshiyaadkaani jab weyn loo geystay iyagoo dib loo celiyay halkii ay ka soo duuleen oo ah Ex Dugsiga Maxamuud Axmed Cali oo fariisiin u aheyd, sidoo kale waxey wararkaasi ay sheegayaan in Maleeshiyaadkaasi laga qabsaday isgoeyska Fagax iyo nawaaxigeeda, waxeyna Kooxaha Kacdoonka ku faafeen ilaa degaanka Sii-sii. dagaalkaasi ayaa la sheegayaa inuu aad u sii yaraanaayo kadib markii dib loo celiyay Maleeshiyaadkaasi iyo Ciidamada Ethiopia.
Heavy Fighting erupts at Hotel Ramadan...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 884 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 3 Replies
- 702 Views
-
Last post by Basra-
-
- 7 Replies
- 1094 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 3 Replies
- 675 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 3 Replies
- 659 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 0 Replies
- 603 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 467 Views
-
Last post by newsbot
-
- 39 Replies
- 3171 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by Burco Boss
-
- 1 Replies
- 520 Views
-
Last post by hanqadh