Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Ina Baxar »

Check this out. This is how you deal with your people EVEN when you disagree with them.
Warsangeligi maxay sameeyen? Dumarkoodi bay rasaas ku fureen Laughing , ceeb caleek! No wonder the MJ settled ethiopians on their land.
Anyway here's the Puntland version of the story.
BUUHOODLE : Xiisad ka aloosan Buuhoodle
Posted to the Web Apr 11, 15:54


Buuhoodle:-Degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa waxaa ka aloosan xiisad kadib markii magaalada soo gaareen Wasiirkuxigeen iyo Xubno baarlamaan oo ka tirsan S/land.

Xubnahan oo ilaa shalay ku sugnaa gudaha magaalada , ayaa la sheegay in dadka deegaanka ay si wayn uga caroodeen imaanshahooda , waxayna isla shalayba sameeyeen mudaharaad ballaaran oo looga soo horjeedo in ay sii joogaan magaalada , waxayna dadka mudaharaadayaasha ah ay ku dhawaaqayeen dooni mayno Soomaliid , dooni mayno daba-dhilif iyo Puntland hanoo laato.

Guddomiyaha Degmada Buuhoodle Saleebaan Barkhad ayaa sheegay in ay odayaal ay ka badbaadiyeen dad ku soo xoomay gurigii ay ka daganaayeen magaalada , ku waa soo doonayay in ay dhibaato u gaystaan oo ay khasab magaalada kaga saaraan.

Saleebaan , wuxuu sheegay in ay magaalada sii joogi karaan oo kaliya iyakoo ka tanaasula xilalka ay wataan , balse aysan macquul aysan noqon karin in ay deegaanka sii joogaan iyakoo ku adkaysta xilalka iyo afkaarta ay wataan oo aysan la qabin bulshada inteeda kale.

Wuxuu sheegay in iminka naftoodu ay halis ku jirto , lana gubay calamo S/land ah oo ay wateen , loona sheegay in ay si dhakhso ah uga baxaan deegaanka.

Wasiirkuxigeenka iyo Xildhibaanadan oo ka soo jeeda isla deegaanka Buuhoodle ayaa maalinamidii shalay ahayd soo gaaray magaalada Buuhoodle iyakoo ka soo kicitimay magaalada Hargaysa.


Sida uu caddeeyay Guddoomiyaha Buuhoodle Saleebaan Barkhad , ma ay wataan wax ciidan ah habayaraatee , imaanshahooda Buuhoodlana Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in ay u fududeeyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Axmed C/salaam
Garoowe , Puntlandpsot.com
http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=8360
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Garaad_LQ »

ol ana baxar ..............somalild doonimayno puntland doonimayno ma shaqaynayso .....xamar bay ku shaqaylahayd Laughing .....mudaharaad is ceeb ninyow and agaist who????????? ..if it was America maybe but Laughing

welcome to the Newwarsan Emarate of East Africa
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Ina Baxar »

Lol Garad LQ, adigu nin oday ah baad tahay, nacaska yaree neocon la yidhah ee madaxiisa majerteenka dabada kula jira ayaan u dan laha. Laughing
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by neocon_2007 »

[quote="Garaad_LQ"]ol ana baxar ..............somalild doonimayno puntland doonimayno ma shaqaynayso .....xamar bay ku shaqaylahayd Laughing .....mudaharaad is ceeb ninyow and agaist who????????? ..if it was America maybe but Laughing

welcome to the Newwarsan Emarate of East Africa[/quote]


Las Qorey will be the next Dubai, inshallah Cool
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Sadaam_Mariixmaan »

xoolo xoolo dhalay

it won't beat Kismaayo Cool
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by neocon_2007 »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]xoolo xoolo dhalay

it won't beat Kismaayo Cool[/quote]

Hutus and Idoors love to fock up the progression of Daroods- Kismayo and Bosasso puts shame to there little places Laughing Laughing Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Sadaam_Mariixmaan »

our cities are the sh1t man,

while their tuulos are Camel Infested Sh1tholes

Laughing Laughing Laughing
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Garaad_LQ »

sxb before i use to think of Somaliland governmwnt as the worse enemy of Somali people,unity and nationhood , but in reality Puntland regime with the Safaax Abdullahi yususf and and the Dark Cadde are the worse enemy that Somalis and Somalia could have...God knows to where and how long they will drag our wounded nation.....the TFG Somaliland Puntland they are all the same, all are hypocrite regimes based on discrimination on other Somalis in their own COUNTRY .....


the shit that happened in Garow to those Somalis from xamar made me shameful and sick
haddi ay soomaali meesha gaadhay Alle ha u nasariisto shartoodana Umadda ha ka yareero
User avatar
RIIGHAYE
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1356
Joined: Wed Jan 12, 2005 8:25 am
Location: When I recognize the special significance it has for African Americans and the special pride" McCain

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by RIIGHAYE »

100% LIE.


Laughing Laughing

"Warsangeligi maxay sameeyen? Dumarkoodi bay rasaas ku fureen "

Where is your proof? Laughing
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Somaliman% »

garaad dont believe the propaganda about how 300 haawiyes were arrested in garoowe, it was because they were carrying bombs to attack puntland especially boosaaso, good that they were caught on time. Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by Ina Baxar »

Mujaahid Barni oo ah haween " u dhaxda beelaha Isaaq" Laughing
User avatar
RIIGHAYE
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1356
Joined: Wed Jan 12, 2005 8:25 am
Location: When I recognize the special significance it has for African Americans and the special pride" McCain

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by RIIGHAYE »

Yeah I agree, first I don't believe what Hawiye and Isaq websites scribble. They are people filled with a desire to revenge.

Always seek for verification.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by AbdiWahab252 »

Ina Baxar:

Your observations are very biased Laughing
User avatar
RIIGHAYE
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1356
Joined: Wed Jan 12, 2005 8:25 am
Location: When I recognize the special significance it has for African Americans and the special pride" McCain

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by RIIGHAYE »

InaBaxar, the news you posted is about Buuhoodle, not Dhahar.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Dhulbahante are more sophisticated than warsans

Post by MJ-Pride »

I love My Dhulbahante Brothers. They are no nonsense People and Would call Spade a Spade. I love how whenever Iddoors try to beg them, they stick an AK47 on their Futo Cool and tell them Hoyadaa Qaskeeda u shiiga najaasiinyahow Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”