Cumar Dhuule-Xuural Cayn

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Cumar Dhuule-Xuural Cayn

Post by COSTA »

Xabad yahey waxaad tahey
Xulashada haweenkoo
Xaqiiqdii mid kula mid ah
Wali lama xanbaarine

Xuural cayn la moodyeey
Xaragada u dhalataay

Gacmahaaga xaada leh
Markaan soo xusuustaba
Xadantoodayee

Xidigyahey an maa nool
Talo iga xanibantee
Xidigyahey an maa nool
Xabaal baan dul aalaa.

Xishoodka iyo edebtaba
Midi loo xanbaarshaay
Xidigyahey dhankeeygii
Xididaad ku leedee
Xuural ceyn la moodyeey
Xaragada udhalataay

Gacmahaaga xaadaleh
Markaan soo xasuustaba
Xadantooday yeey

Xidigyahey an maa nool
Talo iga xanibantee
Xidigyahey an maa nool
Xabaal baan dul aalaa

Ku xayndaaban inanyahey
Caashaqu xageeygee
Adna xadhiga ila qabo
Xaqbaan kuugu yeeshee

Xuural ceyn la moodyeey
Xaragada udhalataay

Gacmahaaga xaada leh
Markaan soo xusuustaba
Xadantoodayee

Xidig yahey an maa nool
Talo iga xanibantee
Xidigyahey an maa noo
Xabaal baan dul aalaa
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Cumar Dhuule-Xuural Cayn

Post by COSTA »

Cabdi Tahliil(Ugaaso)

acayl Aayatiin lehbaan
Abuurnoo waad ogeeydoo
intaan udubkiisi mudaybaan
ilaashoo waan adkeeyoo
abeydin sidiisii udhawree.

Markan kulahaa Ugaasoow
ujeedo fog baan lahaa
afeefo dantaan lahaa
amaanadaan dhawr lahaa.

Marku ubaxii is gaadhey
Marku intifaacsi joogo
Maxaa uurxamada keeney
Maxaa odayaal xil sidey
dagaal loogu oogayoo
maxaa loo iima sheegoo
waliba aflagaado keeney.

abaal daraneey hadaad
ujeedo xinkaa u buuxdey
ilawsha dhaweey nafsaa
dhexdeenan ka ooganoo
ruxuunbey cuqubo raacdo
anigu kaa aarsan maayee
Ilaahbaan talabo saartey.


Ilduufbaa shax kaa diloo
irbado geel laguma qalo e
ogaalbaa markhaati fiican
eexana waa laga tagaa
iimaankaa lagu dagaa.

Markay oomaney ku guushey
aroori shubb baan lahaa
irmaankeeda godlane
aagaamo culaan lahaa.

markan waajibkeeygii oofshey
Markii aan amaan sugaayey
maxaa aamin xumada keeney
maxaa oorida ninkeedii
abley loogu daabayaayoo
waliba asaraarka guurkiyo
maxaa eed ii xanbaarshey.

Abaal daraneey hadaad
ujeedo xinkaa u buuxdey
iloowsho dhaweey nafsaa
dhexdeenan ka ooganoo
ruuxuunbey cuqubo raacdoo
anigu kaa aarsan maayee
Ilaahbaan taloba saartey
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: Cumar Dhuule-Xuural Cayn

Post by Madmadoobe »

Costa

Cumar dhuule's song rocks man, its my favourite song of all time. Thanks for the lyrics motherfocker you did a wonderful job.
I have coppied it, and will sing it to this somali chick who works in the same place as me, pray that i get some flower
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”