Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
News (Laascaanood}12.04-7
sida ay sheegayaan warar goor dhoweyd naga soogaadhay deegaanka dhahar waxaa haatan magaaladaasi masoofo aad uyar u jira ciidamda maamulka labaxay somaliland................................
deegaanka dhahar ee gobolka sanaag oo ay maalintii Isniinta isku herdiyeen ciidamda puntland iyo kuwa somaliland ayaa maanta waxaa laga soo sheegayaa xaalado colaadeed iyadoo dareenka dadkuna uu aad u k acsan yahay.
Arintan ayaa timi kadib markiii ay kabaxeen magaalada dhahar raxan wasiiro ah oo katirsan puntland ayaa haatan wararku sheegayaan inay kusoo ruqaan sadeen ciidamda somaliland .
Ciidankan oo uu horkacayo Wasiirka Gaashaandhiga somaliland Aadan Maxamed Mire (Waqaf) iyo qaar katirsan saraakiisha ciidanka ee ugu sarsaraysa ayaa haatan masoofo aad uyar ujira magaalada dhahar oo lasheegayo inay ciidanka puntland soo faaruqiyeen.
in kabadan 15 wasiir oo kusugan magaalda ceergaabo ayaa iyaguna shirar iyo wadatashiyo kala duwan maalmahanba lalahaa qaar katirsan odoyaasha degmada dhahar.
Dhanka kale waxaa goor dhoweyd magaalada hargeisa laga soo saaray Warsaxafadeed oo uu ku saxeexan yahay wasiirka warfaafinta Axmed X. Daahir Cilmi ayaa lagu sheegay in dagaal uu dhaco ay tahay muqadas si ay gacanta ugu dhigaan degmada dhahar.
Warsaxafadeedku wuxu intaa ku daray in maamulka hargeisa uu kasoo dhamaaday waxay ugu yeedhay dulqaadkii badnaa ee ay ugu dulqaadanaysay faro galinta qaawan ee Puntland ku heyso gobolada SOOL iyo SANAAG. oo hadda usoo jeesatay inay gacanta ku dhigto.
si kastaba ha ahaatee saan saan colaadeed ayaa guud ahaan laga dareemayaa gobolada SSC xiligan oo ay puntland ku mashquul san tahay shaqooyinka dowlada kumeel gaadhka ee muqdisho dagaalada uga socdo.
Liibaan Jordan.. Widhwidh Online News Desk..Media Center

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
No more ONLF support for Punaniland militias. I just feel sorry for Warsangeli and Dhulbante because they are being used by Dhabayaco. They need to join their brothers in Somaliland.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Liiban Jordan<-
, muxuu uga hadli waayay ciidanka xabashida ee haatan Las Canood jooga?

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Daamn The Defence Minister Mudane waqaf in Dhahar
check the latest news....
Maleeshiyadii Majeerteeniya oo ka huleeshay goobihii ay kusoo xad-gudbeen iyo shacabka reer Sanaag oo soo dhaweeyey madaxda Somaliland
D
Kooxihii ka yimi Majeerteeniya ee Isniintii soo galay qaybo ka mid ah gobolka Sanaag sida Dhahar iyo meelo kale aya ka huleelay goobahaasi kadib markii ay diidmo iyo iska cabin kala kulmeen dadwaynaha degaanka iyo Ciidamada Somaliland. Ciidanka qaranka Somaliland ayaa culasy badan saaray goobahaasi una sheegay maleeshiyadaasi in aan mardambe loo dul-qaadan doonin oo xoog lagag saari doono hadii aanay degdeg ugu noqon dhulkii ay kasoo duuleen. Hase yeeshee,Odayaasha, Cuqaasha iyo waxgaradka Saang-Bari ayaa ka codsaday Xukuumadda iyo ciidanka qaranka Somaliland inayna isticmaalin xoog ee iyaga loo daayo arinka waqtina la siiyo. Arintaasi oo ay aqbashay xukuumadda Somaliland, shuruudna ka dhigtey in hadii wadahadalku guul daraysto ay difaaci doonaan dadka iyo degaanka oo ah Somaliland.
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dhahar iyo Degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in dhammaan maleeshiyadii iyo masuuliyiintii Majeerteeniya ee halkaas ku sugnaa ay xalay gelinkii danbe ka guureen.
Wariyeyaasha oo khadka telefoonka kula xidhiidhay masuuliyiinta Puntland ee gobolka ku sugnaa qaarkood ayaa waxay u sheegeen iney xilligan ku sugan yihiin magaalada Waaciye oo ku taal laamiga u dhexeeya Qardho iyo Carmo. Waxayna intaas raaciyeen iney u sii jeedaan dhanka Boosaaso.
Waxa iyaduna wararku intaas ku darayaan in maleeshiya Puntland dib u yaaceen, kadib markii ciidammo ka xoog badan soo gaadheen degaanka, isla markaana waxgaradka iyo shacabka degaanku u sheegeen in aanay u baahnayn in marka horumar loo keeno ay Puntland ka horkeento ciidamo. Taasi oo cadaynaysa bay yidhaahdeen in Puntland doonayso in deeganku ahaado mid dib-u dhacay aanay horumar u ogolayn, taasina aanay ahayn wax la aqbali karo. Odayaasha dhaqanka ayaa u cadeeyey Maleeshiyada Puntlan in degaankani yahay Somaliland, dhismihiisii iyo horumarkiisiina bilaabmay, iayagana aan lagala tashanayn ee cidda iska lahi ay iyaga yihiin.
Dhinaca kale, Wasiirka wasaaradda gaashandhiga Somaliland Mudane Aadan Maxamed Mire Waqaf iyo saraakiil ka tirsan taliska guud ee ciidanka Qarranka Somaliland oo ay horkacayaan guutooyin ka tirsan Ciidanka Qarranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa la sheegaya inay gallabta gaadheen deegaanka Shimbiraale oo 12 Km Waqooyi galbeed kaga beegan Deegaanka Dhahar ee beriga gobolka Sanaag. Iyadoo ay hore masuuliyiin kale u gaadheen degaammada Dhahar, Xiin-Galool iyo Sibaaye.
dhinaca kalana Wasiirka wasaaradda Cayaaraha Somaliland Mudane Maxamuud Siciid Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo oo iskugu jira xildhibaano iyo golaha guurtida ayaa ku sugan deegaanka Xingalool oo waqooyi beri kaga beegan magaalada Dhahar iyagoo halkaasina kula hadlay shacabka reer xingalool duhurnimadii manta. Wafdiga wasiirka ayaa waxaa la socda guddi qiimayn ah oo xallay lagu magacaabay shir albaabadu u xidhnaayeen oo ay golaha wasiiradda somaliland ku yeesheen magaalada Ceerigaabo.
Wasiirka Cayaaraha Somaliland Md. Maxamuud Siciid Maxamed ayaa u sheegay dadweynaha reer Xingalool inay Dawladda Somaliland ka go'antahay sidii gargaar dhinac walba leh looga gaysan lahaa deegaanka xingalool iyadoo ayuu yidhi la dhisi doono kaabayaashii dhaqaalaha iyo bulshada sida iskuulada, xarumaha caafimaadka, waddooyinka iyo in xigalool lagu xidhi doono dhammaanba degmooyinka kale ee somaliland gaar ahaana deegaanada gobolka Sool.
Boqolaal qof oo reer xingalool ah ayaa isugu soo baxay isla markaana si weyn usoo dhaweeyey wefdiga uu hogaaminaayo Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Somaliland Mudane Maxamuud Siciid Maxamed waxaana la sheegaya inay wefdigu u ambabaxaxyaan deegaano kale maalinta berri ah.
Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacan buuxda ka helay dhamaan qaybaha bulshada iyo shacabka Sanaag-Bari mudadii uu socday hawl-galkan lagu difaacayo Maleeshiyada Cade-Muuse ee quud-daraynaysa Khayraadka ceegaaga degaamada Snaag. Waxa haatan si buuxda gacanta ugu haya nabadda degaankaasi una ballan qaaday dadwayanaha inay difaacayaan Ciidamada qaranka Somaliland.
Waxa xusid mudan in maamulka Puntland uu dhowr jeer isku dayey inuu degaankan kala baxo macdanta ceegaagta, iasgoo heshiisyo aan waxba laga ogaysiin dadka degaanka uu lasoo galay shirkado shisheeye. Waxay arintaasi sababtey in tobanaan dhalinyarada degaasnka ah oo ay caawinayaan ciidanka Somaliland ay ku dhintaan dagaaladii qaawanaa ay Puntland ku doonaysay inay ku boobto macdanta iyo khayraadka dhulkan.

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Ciidmada soomaliland ma diin diin baa tortoise
waa soo socdaa lee la hadal hayaa
this is Warsangeli vs Warsangeli
and uncle Zinaawi and his 15000 army are in Gaalkacyo and heading to Sanaag
waa soo socdaa lee la hadal hayaa

this is Warsangeli vs Warsangeli
and uncle Zinaawi and his 15000 army are in Gaalkacyo and heading to Sanaag

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Costa;
loooooooooooool, uncle Zinaawi?? See, for so many times, I have told the forumers in SNet that Costa's uncle or as they say here in the West father-in-law is a Tigrean, but many people thought I was just insulting Dhabayaco.
Folks, now you know the truth that Costa's mother is married to a Tigrean.
loooooooooooool, uncle Zinaawi?? See, for so many times, I have told the forumers in SNet that Costa's uncle or as they say here in the West father-in-law is a Tigrean, but many people thought I was just insulting Dhabayaco.
Folks, now you know the truth that Costa's mother is married to a Tigrean.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Costa: Check the Pics, Wasiirki Warsangeli iyo Ciidanki somaliland holding talks with the People there...
http://www.sooyaal.com/?w=show&id=2831
http://www.sooyaal.com/?w=show&id=2831
- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Liqaaye LIAR LIAR LIAR
Warar aan sal iyo Raad lahayn oo internetka lagu qoray in Isaaq qabsaday Sa
Apr 12, 2007 By:
Badhan(jidbaale.com):-Wararka sheegaya in Xero warsangeli ay qabsadeen Isaaq waa ini wax kama jiraan,hadii awoodaa Isaaq lee yahay mar hore ayuu qabsan lahaa mar aan la hadalnay galabta Xingalool,Dhahar waxaa naloo sheegay in aanay jirin in Isaaq uu soo galay magaalooyinkaas waana war been ah.
Waxaa naloo sheegey in ay jiraan wiilal yar yar oo Warsangeli ah oo qolyaha Calooshooda u shaqeystayaasha ahi ay been u sheegeen Wiilashaa oo lagu sheegayey in ay Soolashaa joogaan,lakiin waxaa naloo cadeeyey in aan cidna ka joogin gobolka Dirta Waqooyi oo waxaa la qoray ay tahay been abuur iyo dad iyaga tageeraya.
Oday ka mid ah odayasha Degmada Xingalool wuxuu yiri 20 sano ka hor ayaad diidnay in Isaaaq soo galo Xingalool markii ay isku dayeen in ay khasab ku soo galaan waa anagii Maydkooda daadinay iradaha laga soo galo xingalool ka dibna waxaa halkaas ku cunay Bahalo.
Dhinaca kale waxaa gobolka ku sugan Taliyaha Ciidamada Darawiishta Puntland C/laahi Cumar Cashuur oo u dhashay gobolka mana jirto sabab uu uga cararo isaga oo ka baqaya Isaaq iyo wixii la socda.
Sidoo kale waxaa Dhahar ka jiraa ma aha sida loo sheegayo ee waxaa jirta Haweenay u dhalatay magaalada oo uu qabo mid ka mid ahaa SNMtii oo la yiraahdo Ini Cilmi Hoori ayaa waxay garab ka heleysaaa qolyo Caloshooda u shaqeystayaal ah oo ku sugan Dhahar taas ayaa sababtay in wiilashii reer Dhahareed xabada la isugu dhiibo.
Guud ahaa waxaa halkan ka cadaynaynaa in aan Isaaq iyo cid la socotaa aanay haysan gobolka sanaag waana war aan waxba ka jirin cida qortay iyagaa ka jawaabi doona meesha ay ka keeneen.
xigasho-allsanaag.com
jidbaale.com

[quote="guhad122"]They need to join their brothers in Somaliland.[/quote]
We are not from Somaliland, we are from NORTH SOMALIA.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
^^The locals have spoken. Maxaad la cabaadaysaa.
- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
^^ This is what the Locals said http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=1308
Beenta Somalialnd
How desperate can you get 
Beenta Somalialnd

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH

Jidbaale.com waxa leh ina aftaag oo degan Cardiff si caadi ah iyaan uu aqaana......
Like it or not The defence Minister of somaliland Mudane Waqaf was holding talks with people of Xingalool and dhahar today, and the Mayor of dhahar also spoke about the Majeerten Militia that invaded the Warsangeli Town of dhahar, and he even said it clearly, that the warlord regime of puntland invaded their towns........
- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
^ Aqli Xumo
The article was written by allsanaag.com....jidbaale took that article. I gave u the link http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=1308
The article was written by allsanaag.com....jidbaale took that article. I gave u the link http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=1308
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
High
Waar ninyow iska aamuus. Qaabiil waxba laguma helee...Dhahar was part of Somalland and it wil remain just that.
Waar ninyow iska aamuus. Qaabiil waxba laguma helee...Dhahar was part of Somalland and it wil remain just that.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Nin Degan europe iyo Uk waxu qoro, maxay ka tari dhulki?
mida kale Mayorki dhama iya hadlay ee dhahar
warsangeli ma hadlayo, laakin dhullbahante geeljire iya cidla iska wareeray

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 606 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 16 Replies
- 3115 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 2 Replies
- 311 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 0 Replies
- 326 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 1 Replies
- 355 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 696 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 4 Replies
- 798 Views
-
Last post by samatar133
-
- 16 Replies
- 2143 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl