Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
Posted: Thu Apr 12, 2007 9:44 am
Ciidanka Somaliland Oo kusoo Ruqaan Saday Gobolada SSCH
News (Laascaanood}12.04-7
sida ay sheegayaan warar goor dhoweyd naga soogaadhay deegaanka dhahar waxaa haatan magaaladaasi masoofo aad uyar u jira ciidamda maamulka labaxay somaliland................................
deegaanka dhahar ee gobolka sanaag oo ay maalintii Isniinta isku herdiyeen ciidamda puntland iyo kuwa somaliland ayaa maanta waxaa laga soo sheegayaa xaalado colaadeed iyadoo dareenka dadkuna uu aad u k acsan yahay.
Arintan ayaa timi kadib markiii ay kabaxeen magaalada dhahar raxan wasiiro ah oo katirsan puntland ayaa haatan wararku sheegayaan inay kusoo ruqaan sadeen ciidamda somaliland .
Ciidankan oo uu horkacayo Wasiirka Gaashaandhiga somaliland Aadan Maxamed Mire (Waqaf) iyo qaar katirsan saraakiisha ciidanka ee ugu sarsaraysa ayaa haatan masoofo aad uyar ujira magaalada dhahar oo lasheegayo inay ciidanka puntland soo faaruqiyeen.
in kabadan 15 wasiir oo kusugan magaalda ceergaabo ayaa iyaguna shirar iyo wadatashiyo kala duwan maalmahanba lalahaa qaar katirsan odoyaasha degmada dhahar.
Dhanka kale waxaa goor dhoweyd magaalada hargeisa laga soo saaray Warsaxafadeed oo uu ku saxeexan yahay wasiirka warfaafinta Axmed X. Daahir Cilmi ayaa lagu sheegay in dagaal uu dhaco ay tahay muqadas si ay gacanta ugu dhigaan degmada dhahar.
Warsaxafadeedku wuxu intaa ku daray in maamulka hargeisa uu kasoo dhamaaday waxay ugu yeedhay dulqaadkii badnaa ee ay ugu dulqaadanaysay faro galinta qaawan ee Puntland ku heyso gobolada SOOL iyo SANAAG. oo hadda usoo jeesatay inay gacanta ku dhigto.
si kastaba ha ahaatee saan saan colaadeed ayaa guud ahaan laga dareemayaa gobolada SSC xiligan oo ay puntland ku mashquul san tahay shaqooyinka dowlada kumeel gaadhka ee muqdisho dagaalada uga socdo.
Liibaan Jordan.. Widhwidh Online News Desk..Media Center