S/Land wants revenge
Posted: Thu Apr 12, 2007 2:53 pm
Somaliland Vs Dharar Warsangeli clan militia backed by Puntland Darwiish.
Wararkii ugu Dambeeyey ee magaalada Dhahar….
Wararka naga soo gaaraya magaalada dhahar ayaa tibaaxaya in ku soo socdaan Ciidamada S/land ta oo kusoo dhow magaalada Dhahar, iyo ciidamada deegaanka iyo ciidanka Puntland oo diyaar garoobay ciidankaas ku soo fool leh.
Ciidamada lamagacbaxay Soomaaliland oo ah ciidanka Jabhadii SNM ta ayaa la sheegay in aysan raali ka ahayn in dadka magaalada Dhahar golle deegaan loo dhiso isla mar ahaantaana ay diidan yihiin Hay’ada JNA da in ay Dhahar u aqoonsato mid ka mid ah Puntland oo dhaqaalaha halkaa loosoo mariyo.
Magaalada Dhahar ayaa waxaa dagaal qaraar ka dhacay mudo laga joogo dhowr maalmood, dagaalkaas oo u dhexeeyey S/land iyo ciidanka Puntland halkaasoo looga adkaaday ciidanka Somaliland.
Si kastaba ha ahaatee ciidanka S/land ayaa waxaa hor kacaaya dad calooshood u shaqeystayaal ah oo iyagu kasoo jeedo deegaanka dhahar oo isla markaasina u adeega s/land.
dhahar.com kala soco wixii soo kordha saacadaha soo socda…
Dhahar.com