Baydhabo 14, April.07 ( Sh.M.Network) Xiisado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in ay ka aloolsan yihiin deegaano hoosyimaada gobolka Baay.
Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa tilmaamaya in ay sii kordhayaan xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya Beelaha wada dega degmada Diinsoor, iyadoo laba beelood ay ka meer meereen dhex dhexaadinta ay wadaan maamulka ka arimiya degmadaasi iyo odayaasha dhaqanka labada beelood.
Xiisadaha Colaadeed ee u dhaxeeya labadani beelood ayaa salka ku heysa Ismaandhaaf ku aadan lahaanshaha war biyood ku taala tuulada Gurbaan oo ka tirsan degmada Diinsoor.
Khilaafka u dhaxeeya labadani beelood ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay isku socodka tuulooyinkaasi oo gabi ahaanba istaagay.
Ilo ku sugan magaalada Diinsoor ayaa shabelle u sheegay in ay soconayaan dadaalo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafkaasi.
Tan iyo markii ay bilowdeen rabshadahani u dhaxeeya labadani beelood ayaa waxaa ku nafwaayay in ka badan 6 ruux halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen
Xiisado dagaal oo ka taagan tuulooyin ka mid ah degmada Diin
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 539 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 0 Replies
- 367 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 321 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 443 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 0 Replies
- 420 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 376 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 5 Replies
- 839 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 2 Replies
- 409 Views
-
Last post by XimanJaale