Page 1 of 1

Wasiirka Arrimaha Dibeda Sland oo Yimi Dhahar......

Posted: Sat Apr 14, 2007 9:56 am
by LiQaaye_TDH
The somaliland Ministers even Visited Simba Town very close to Garowe Laughing

Dhahar (QRN)-Wefdigii balaadhnaa ee ka socday Jamhuuriyada Somaliland ee ku sugnaa gobolka Sanaag ee Ceerigaabo oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada JSL Mudane C/laahi Maxamed Ducaale ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhahar , waxana soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhiga JSL Mudane Aadan Mire Waqaf , Wasiirka Ciyaaraha JSL Mudane Maxamuud Siciid Maxamed iyo dadweynaha reer Dhahar iyadoona loo kala hadin Caruur iyo Ciroolaba.


Waxana ciidamada JSL ay ka tallaabeen wadada Laamida ah ee u dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya, iyaga oo guddi ka tirsan Ciidamada Qaranka ay sahan u tageen Magaalada Shimba oo Toban Kiiloo miter gudaha ah gobolka Majeerteeniya, kana soo laabteen.


Waxa kale oo ay wasiiradii ka socday Jamhuuriyada Somaliland ay gudaha Dhahar ka sameeyeen Maamul iyo Booliis suga Nabad gelyada oo ay ugu horeeyaan Jeelasha.


Dhinaca kale degmada Buuhoodle Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud Mudane C/rashiid Ducaale iyo Xildhibaano , Saraakiil Booliiska iyo Qaranka isugu jira ayaa iyaguna halkaasi ku sugan, waxa dadweynaha iyo Cuqaasha reer Buuhoodle si weyn ugu soo dhaweeyeen , una sameeyeen Casuumad balaadhan , waxana dadweynuhu soo dhaweeyeen Waxqabadka Dawlada JSL u wado.


Xukuumada Somaliland waxay u mahad naqaysaa Ciidamada JSL iyo dadweynaha reer Dhahar iyo Buuhoodle Sida Wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen , waxna ula qabteen’’, sidaasi waxa warsaxaafdeed uu maanta xafiiskiisa ka soo saaray ku xusay wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland



http://qarannews.com/show/13198.html

Re: Wasiirka Arrimaha Dibeda Sland oo Yimi Dhahar......

Posted: Sat Apr 14, 2007 1:49 pm
by highclass
Wasiiradii S/land oo ka baxay Dhahar iyo Xabada oo weli dhacaysa Habeenimadan Laughing Laughing Laughing

Warka ugu danbeeya aanu ka helayno dhahar ayaa sheegaya in ay Magaalada ka baxeen Wasiiradii iyo Ciidamadii Maamulka S/land ayna ku jiraan Duurka, waxa akale uu warku intaas ku daryaa in.

Dagaalku weli socdo oo aanay Xabu joogsan isla caawa oo Habeenimo ah iyadoo ka dhcayasa mel magaalda ka baxsan.

Waxaa kale oo magaalada ka jira Qax iyo Barakac waxanay dadku u qaxayaan Tuulooyinka Buraan iyo Baraagaha Qol.



Warka dhahar ayaa intaas ku daraya in ay Dadwaynaha Magaaladu ay ku mudaaharadeen wasiiradii Somaliand ayna ka baxeen ayna galeen meel magaalada ka baxsan oo ay joogaan Ciidamoodu

Nin Oday ah oo aanu Khadka Taleefanka ku xidhiidhnay isagoo jooga Gurigiisa ayuu noo sheegay in aanu weligii maqal Xabad Noocan oo kale ah uuna qorshaynayo in uu Caawa ku guuro gaadhi booyad ah oo uu caruurta kaga saaro magaalada.




C/qaadir Cali Xooh

xoosh2003@hotmail.com

Alldarwiish newsdesk http://www.alldarwiish.com/news2007/som ... hahar.html

Re: Wasiirka Arrimaha Dibeda Sland oo Yimi Dhahar......

Posted: Sat Apr 14, 2007 1:51 pm
by LiQaaye_TDH
And yesterday the same website was saying there was no somaliland ministers in Dhahar Laughing a and now they are saying wey ka baxen Sad dosent make any sense at all Confused

Re: Wasiirka Arrimaha Dibeda Sland oo Yimi Dhahar......

Posted: Sat Apr 14, 2007 2:01 pm
by Dhafoorqiiq
Honest to God, the Isaaq seem to know our land more than we do. No Majeerteen ever heard of Shimba.

This ain't the Lion King muthafuker.

Re: Wasiirka Arrimaha Dibeda Sland oo Yimi Dhahar......

Posted: Sat Apr 14, 2007 2:21 pm
by kkk47
he mean Sherbi which close to Bosaso, war saxaafadoodu ma xishodan

Hadhwanaagnews wuxuu soo qodhay in dagaalku

Qardho ka socdo Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing