Page 1 of 1

BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 10:07 am
by Hiiraan boy
Degmada dhahar ayaa maanta waxa gaadhay wefti balaadhan oo ka socday xukuumada somaliland.

sida ay qortay shebekeda sbc sarkiil ka tirsan puntland ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen ciidamada somaliland ee ku sugnaa aaga dhahar

Dagaalkan ayaa laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kalla duwan lama oga khasaarah dagaalkani geystay maadama meesha dagaalku ka socdaa ay ka durugsan tahay degmada dhahar
kalla soco dhambaalnews wixii war ee soo kordha

Re: BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 10:34 am
by kkk47
SNM militia are about to surrender that is for real

laasqoraynet can be trusted coz last several day it was reporting

the truth, they comfermed the presnce of SNM militia while

Dhahar.com and allsanaag were in denial

http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=304

Re: BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 11:05 am
by LiQaaye_TDH
The Latest News....

Dhinaca kale waxaa isla galabnimadii maanta ay maleeshiyaadka Puntland laba dhinac weerar kaga soo qaadeen ciidanka Somaliland ee ku sugan dhinaca Bari ee magaalada Dhahar, sida uu noo xaqiijiyey Guddoomiyaha Degmada Ceerigaabo Mudane Ismail Xaaji Nuur oo aannu goor dhowayd ka waraysannay arrintaa.

Sida uu noo xaqiijiyey guddomiyuhu waa la eryaday maleeshiyadii, iyada oo aan illaa iminka la ogayn goob ay ku sugan yihiin, wararka qaarna waxay sheegayaan inay kala firdheen oo midba dhinac u caray.

Mar aannu guddoomiyaha Degmada Ceerigabo weydiinnay wararka sheegaya in Dhahar lagu dhex dagaalamay ayaa wuxuu noo sheegay inaanay waxba ka jirin meesha lagu dagaalamayna ay tahay meel aan u dhoweyn magaalada Dhahar oo bari ka sii xigta iyada oo ciidanka Somaliland halkaa ku sugan yahay, "magaaladana waxaa iminka Gacanta ku haya Maamulka Somaliland, wax khasaare ah oo illaa iminka la ogyahay oo dhinaca Somaliland soo gaadhay ma jiro" Sidaana waxa yidhi Maayarka Ceerigaabo maruu u waramayey Sanaagweb.com

wixii wara kala soco Sanaagweb.com

Re: BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 11:28 am
by kkk47
this is latest now,, remember SNM militia were defeated in

the first confrontation before the darwishs retreated but

as usealy they claimed victory Laughing Laughing

http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=307

to-morrow you will see the pictures of your JAB

Re: BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 11:55 am
by Adan_1
Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Majeertiya oo Dagal aad u qadhaadh ku dhexmar Magaalada sherbi


(dagaal aad u qadhaadh oo ka socda wadada isku xidha Boosaaso iyo Garoowe)
hadhwanaag 2007-04-14 (Hadhwanaagnews) Dhahar(HWNI Ciidamada somaliland iyo kuwa maamulka majeerteeniya ayaa dagaal aad u qadhaadhi ku dhexmarayaaa Magaalada Sherbi oo xidhiidhisa magaaloyinka qardho iyo garoowe .

War aanu goordhaweyd ka helnay magalada dhahar ayaa sheegaayay in uu laba dhinaca ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa culus oo ka mid yihin qoryaha waaweyn ee Bm iyo qoryaha lidka diyaaradha .

imkasto aan la ogayn khasaraha dhabtaa ee uu dagaalku geystay oo aanay laba dhinac midna saxaafada la hadlin hadana waxa jira goob joogayal ku sugan dhahaar ayaa noo xaqiijiayay in xoogag ciidanka somaliland ay gadoomiyeen maleeshiyadkii weerarka soo qaaday.

Dagaalku waa uu bilaabmay abaaro 4galabnimo iyado walina uu socd .
Ciidanka qaranka Somaliland ayaa fadhisimo cusub ka samaysay magaalada sherbi oo kutaala wadada xidhiidhisa magaaloyinka qardho iyo garoowe iyadoo imika ay wadadu xidhantahay oo aan uu istaagtay isku socodki gaadidka ukala bixi jiray
maaaloyinka Boosaso iyo garoowe

magaalada sherbi waxay magaalada qardho ujirtaa 19km

kala soco waxii wara ee ka soo kordha hadhwanaagnews

Reported By
Cabdisalan ilkacase
Hadhwanaagnews/ Reporter

Re: BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 11:57 am
by Adan_1
WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALILAND OO WAR KA SOO SAARAY WEERAR MAJEERTENIYA GALABTA KU SOO QAADAY CIIDANKA QARANKA DHAHAR KU SUGAN
Published Apr 14, 2007 - 09:18 PM by admin



‘’War ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta ayaa shaaca ka qaaday in Galabta Saacadu markay ahayd afartii Galabnimo ayay maleeshiyada Majeerteeniya Weerar ku soo Qaadeen laba Goobood oo ay ku sugnaayeen Ciidamada qaranka Somaliland kaas oo ah wadada laamiga ee u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia si ay Rabshado u abuuraan ....

Warku Wuxuu intaasi ku darayaa in Ciidanka qaranka Jamhuuriyada Somaliland ay Dhibaaxo kulul weerarka Maleeshiyada Majeerteeniya ay ku soo qaadeen , isla markaana ay gaadhsiiyeen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Magaalada Dhahar ayaana wax dhibaato ahi ka dhicin , iyada oo wefdigii wasiirada ahaana ay ku sugan yihiin Magaalada Dhahar , iyada oo ay si caadi ahna ay hawlahoodii shaqo u wataan’’.


Alla Mahad leh,

Axmed X. Daahir Cilmi
Wasiirka Warfaafinta JSL iyo
isla markaana ah Afhayeenka Xukuumada Somal

Re: BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 12:10 pm
by kkk47
DADKA DHEXDHEXAADKA


XUSUUSNAADA BEENTA SAXAAFADA SNM LOOK AT HADHWANAAGNEWS

TO-MORROW EVERYTHING WILL BE CLEAR, THEY CLAIM TO BE IN SHERBI

VILLAGE AND CLOSED THE ROED BETWEEN QARDHO AND GAROWE

TO-MORROW QOFKII ALLAAH DAAYO WUU OGAN DOONA

BEENTA SAXAAFADA SNM Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS Dagaal ka socda Degmada Dhahar

Posted: Sat Apr 14, 2007 12:18 pm
by kkk47