DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by fagash_killer »

Mar dhoweyd oo aan khadka telefoonka kula xiriirney odayaal jooga magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayey waxay noo sheegeen in ay ku war geliyeen ciidamada gardarada ku soo galay deegaanka Dhahar in ay uga baxaan deegaanka si nabadgelyo ha. Odayaashu waxay sheegeen hadii ciidanka soo duuley bixi waayaan in wixii meesha ka dhaca ay iyagu mas’uul ka yihiin xoogna lagaga saari doono.


Odayaashaas oo hadalkooda ay ka muuqatey caro fara badan ayaa waxay ku celceliyeen in aan wax wada hadal ah laga geli Karin joogitaanka nimankan jooga magaalada agteeda ee gardarada iyo duulaanka soo qaadey.


Odayaashu waxey sheegeen in nimanka calooshooda u shaqaystayasha ah ee cadawga dadka ku soo hogaamiyey lala xisaabtami doono. Waxay inta ku dareen in nimanka duulaanka soo qaadey ay yihiin jabhadii SNM-ta.


Mar aanu wax ka weydiiney halka ay ciidamada soo duuley joogaan waxay noo sheegeen in ay hada ku sugan yihiin meel aan magaalada ka fogeyn laakiinse hadii ay nabad ku bixi waayaan xoog lagaga saari doono.


Bahda allsanaag.com


Dhahar
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by fagash_killer »

RADIO LAASQORAY:- Col Jibriil iyo Danwadaag oo ka hadashey Ciidamada Soo duuley


Col Jibriil Cali Salaad oo ah Hogaamiyaha Maamulka Danwadaag ayaa si cadho leh digniin ugu direy xoogaga Reer Hargeysa ee SOO DUULEY isagoo ku amrey iney sida ugu dhaqsaha badan uga baxaan Sanaag oo uu sheegey inuu Danwadaag ay ka tiliso oo aysan ahayn in Hargeyso ay soo fara geliso.

http://www.laasqoray.net/Audio/Danwadaag2.mp3
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by Mr.Wise »

CALAACAL
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by COSTA »

What calaacal the dabadhilif Warsengelis and the iidoor will be kicked

Puntland forces can fight both in Mogadsihu and ceeb.land
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by highclass »

Warsangeli clan militia are now pissed and are activily fighting along side Puntland Darwiish

http://www.dhahar.com/article.php?articleid=853

http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=310
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by Somali-Transporter »

Laughing Laughing Laughing Laughing Costa

Are u trying to tell us that the Puntland girls are fighting in Mogadishu?? Laughing Laughing Laughing

You must be jokin..

And by the way they are both claiming victory.. They can fight each other or stop it..
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by Somali-Transporter »

They can not fight in mogadishu for 10 min
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by highclass »

Somali-Transporter


Don't listen to COSTA, the TFG army are not puntland but it consists of people from Puntland, Hiiraan, Bay, Bakool and other parts of Somalia. I feel sorry for them I dont think they intentionally want to hurt somalis as they are doing now....


And Regarding Dhahar, Its clear that Warsangeli are against Somaliland so why are somaliland even bothering to try occupy Warsangeli land?? and Somali-Transport dont u know how much somaliland lie? they even claimed victory in the last battle, They always lose against Darwiish.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by LiQaaye_TDH »

^^^:lol: Laughing Caalacalka Laughing Laughing

Take the heat son Cool
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by highclass »

^^ You should be worried, Darwiishta waxaad tahaay e ku tuseen Laughing Laughing Laughing

Somaliland lost 8 tekniko in this nights battle.


"C/raxmaan maxamed Bangax waxaa uu sheegey in Ciidamada Puntland ay ka Gubeen Sadex Gaari oo tikniko ah ciidamada Somaliland, waxaa kale oo uu sheegey wasiirku in Shan Gaari oo Tikniko ah ay ku qabsadeen Dagaalkii Galabta dhacay "

http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=6992
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing Laughing

Take the Heat son....Your people started it Laughing
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by highclass »

Laughing Laughing Laughing Laughing

Darwiish Warriors Cool VIVA Warsangeli Darwiish Laughing Laughing Laughing

Where is hubka casriga you guys always talk about, you still getting karbashed Laughing
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by Karbaash_killa »

Why are Puntaland "Soldiers" such a weaklings.. they havent even won a single battle but just shamed them selvs over and over and over again..

Somaliland worriors stripped these clowns in in warsan town... and the "Yaa harti ah" failed misrebly..

Even whole army of Puntlanders with tanks and heavy armour got Highjacked by a couple of HG moryaans in cadaado(Central Somalia) San Andreas style.. and was spotted runing butt naked back to puntland with not a single firearm... and once again shamed them selvs..

No combat skills.. not even an ounce of courage... just a buch of cowards who mastered the art of styling behind ethiopian tanks..
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by LiQaaye_TDH »

Its not Yaa harti ah, its Yaa Xabashi ah iyo Aabo Melez zenawi Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: DHAHAR ELDERS WANRING S-LAND MILITIA

Post by Sadaam_Mariixmaan »

BEENLOW...

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”