Somaliland are just wasting there time, Warsangeli are fighting along side the rest of Puntland Darwiish.
__________
Tiro Dhaawacii Jabhada SNM Oo Lakeenay Magaalada Dhahar
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya magaalada Dhahar ayaa sheegaya in wali dagaal aad u weyni uu ka socdo degaanada soolasha waxaana dagaalka la xaqiijiyey inuu yahay mid culus oo hubka noocayadiisa kala duwan la isu adeegsadey iyadoo aan waxba la isula kala harin.
xidhiidh bahda shabakada Allsanaag.com ay la sameenyeen magaalada Dhahar ayaa nalooku xaqiijiyay in gebi ahaanba laga sifeeyay Jabhadii SNM ee duulaanka ahaa ee dirta waqooyi haatana ay gacanta ay ku hayaan degmada Dhahar ciidamada Daraawiishta Puntland.
Ciidanka Jabhada SNM ayaa dhinaca Bariga magaalada looga itaal roonaadey waxaana markii danbe dib loogu soo riixey Galbeedka Magaalada ayadoo lasheegay inay hada ku ga,doonsan yahiin dhulka soolasha ah halkaas oo dadka degaanku ay raad goobayaan. Waxaana la sheegay in Jabhada SNM ay dilal u gaysteen dad xoolo raacato ah oo ay isir ahaan u dileen.
Waxaa naloo xaqiijiyay in mid ka mid ah 3dii dhinac ee ciidamada degaanku kasoo weerareen Jabhada SNM laga soo qaaday 6 askari oo ka tirsan Jabhada SNM hadana lagu daaweynayo cisbitaalka guud ee magaalada Dhahar. Iyadoo maydadkii ay kaga carareen jiida dagaalka goor dhaw laga soo qaadi doono aagaas, guuldaradaas soo gaadhay Jabhada SNM waxay na xasuusinaysaa dhirbaaxooyinkii ay u gaysteen beesha warsangali markii ay beesha dirta waqooyi kusoo duuleen dhulka harti waqooyi halkaas oo koobka geerida lagu dhadhansiiyay kadib markii lagu jabiyay aagag badan oo ka tirsan dhulka hartiga ee Sool Sanaag & Cayn.
Dhinaca kale warar isaka soo daba imanaya ayaa sheegaya in la hayo tiro wasiiro ah oo kasoo jeeda maamulka la baxay Somaliland mar aan isku daynay tirada inaan wax ka ogaano way ka gaabsadeen mas,uuliyiinta ciidanka hogaaminaysa oo uu ka mid yahay sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka daraawiishta waana Col cashuur. Waxuuna Col Cashuur sheegay in gadaal laga ogaan doono waxii jira.
http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=1330
Allsanaag.com
_________________________________________________________________
Dagaal aad U Qaraar oo haatan Ka soconaya Dagmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ee u dhexeeya Ciidamo beeleed oo kaa shanaya Ciidanka Puntland iyo Ciidamada Soomaaliland
Wararka laga helayo dagmada Dhahar ee Gobolka sanaag ayaa sheegaya inuu halkaa dagaal uu ku dhax maray ciidamada maamulka Puntland oo kaashanaya ciidanka beesha Warsangali iyo kuwa Somalilan oo dhinac ah. dagaalkaan ayaa la sheegayaa inay labadaa ciidan ay isku weydaartsanayaan hubka noocyadiska kala duwan.
Dagaalkaan ayaa waxaa la sheegayaa inay ciidmada maamulka Puntland ay weerar ku qaadeen goobio fariisimo u ahayd ciidamada maamulka soomaalidiidka ah kaa oo la sheegayo in halkaa looga qabsaday gaadiidka dagaalka sidaaa aanu ku helayo qadka isgaarsiinta dagmada Dhahar.
Wixii kusoo jkordha kala soco Dhahar, Hadddii uu ilaah yiraahdo.
Maxam,ed cali jaaked
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=853
---------------------------------------------------------------------------
Breaking News: Darwiish Kick out Somaliland again
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Breaking News: Darwiish Kick out Somaliland again
This is bullshiit..
They are both claiming victory.. this is fuked up.. Fight each other or stop it..
www.shabelle.net
They are both claiming victory.. this is fuked up.. Fight each other or stop it..
www.shabelle.net
Re: Breaking News: Darwiish Kick out Somaliland again
HighHeals tell me one thing how can you claim we been kicked out when SLA is in sherbi which is 19km from Qardho..and the main roud between Garowe and Boosaaso is close Came on dee the Gaint is Wake walahi and this time no more Mercy..You start this War and We gonna Finish it Bleave it or not
Guul waxaa leh Geesigii Dhulkiisa Guusha u horseeda geerida Dishaay.......
VIVA SOMALILAND
Guul waxaa leh Geesigii Dhulkiisa Guusha u horseeda geerida Dishaay.......
VIVA SOMALILAND
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Breaking News: Darwiish Kick out Somaliland again
Some of them belive that... Cidaanka Puntland can fight in mogadishu..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 10 Views
-
Last post by MinionsJSL
-
- 2 Replies
- 2297 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 98 Replies
- 6800 Views
-
Last post by Paddington Bear
-
- 7 Replies
- 1068 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 14 Replies
- 2291 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 7 Replies
- 1087 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 8 Replies
- 975 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 8 Replies
- 1697 Views
-
Last post by XidigtaJSL