http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=6989
Dr. Cali Khaliif Oo Sikulul Uga Hadlay Dagaalada Muqdisho Iyo Ciidanka Ethiopia
(London}14.04-7
Waxaa magaalada London lagu qabtay shir ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah xildhibaannadii iyo siyaasiyiintii ka qayb galey shirkii Soomaalida todobaadkii hore lagu qabtey magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska.
Siyaasiga Cali Khaliif Gallaydh oo shirkaa ka hadlay ayaa si kulul u weeraray dowladda Itoobiya iyo siyaasadaha dowladda Soomaaliya, wuxuuna sheegey in Itoobiya aysan dalka ka baxaynin haddii aan la xanuujin, isagoo sheegay in loo baahan yahay in dagaalka lagula jiro ciidamada Itoobiya aan la joojin ilaa ay dalka isaga baxayaan.
“Dagaalka Muqdisho ka socda waa in laga dhigaa halgan caalamka loo tusayo mid xaq ah oo laysku xoreynayo, laakiin laga daayo macnaha jihad†ayuu talo ku soo jeediyey Siyaasiga Cali Khaliif oo ku taliyey in si fiican loo kululeeyo ciidamada Itoobiya ee ku soo gardarooday Soomaaliya, isagoo yiri
“Haddii kuluyl aan jixinjix lahayn ay arkaan iyagaaba udbahooda iyo dhigahooda ka cararayaâ€.
Sidoo kale Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi ayaa iyana ka hadashay shirkaa waxayna sheegtay in dhibaatadii Muqdisho ka dhacay khasaaraha ugu weyn loo gaystay haweenka iyo qoyska Soomaaliyeed, waxayna ay tilmaantay in xad-gudubyo dagaal oo fool xun laga galay dadka Muqdisho.
Waxa sidoo kale Shirka ka hadley Xildhibaan Yuusuf Dheeg, Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf, Xildhibaan Dhaqane, Dr. Cumar Idiris iyo shaqsiyaad kale,
laakiin gabagabadii shirkaa ayaa waxaa hadalkii si isku xigta u qaatay ilaa 3 xubnood oo shirka carqaladeeyay, kuwaasoo buuq ka keenay qaababka loo soo qabanqaabiyo shirarka Soomaalida ee dalka Ingiriiska ka dhaca, gaar ahaan waxay dhaliileen shirkii ka dhacay magaalada Leicester oo cambaareeyeen dadkii qabanqaabiyey shirkaas.
Proff A.Khaliif Galaydh: Ethiopia must be kicked out by Forc
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Proff A.Khaliif Galaydh: Ethiopia must be kicked out by Forc
i was presant in a couple of meeting he held this week....
the most memorable moment ... was when this OG man stood up to speak about the Freedom fightes of Somalia.. and he said
" If those who are fighting against Ehiopia are Hawiye then We are all Hawiye" Indicating the respect they deserve and Not for other somalis to be discouraged by the name... as opposed to another dude who accused the freedom fighters for stating their clan... and said he would not work with anything called "Hawiye"

- Advocatar
- SomaliNet Super

- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Proff A.Khaliif Galaydh: Ethiopia must be kicked out by Forc
galaydh is a smart man!
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Proff A.Khaliif Galaydh: Ethiopia must be kicked out by Forc
Very smart....but then why do you choose to support Goofi Gheedi and uncle Monkey biiijo
- Advocatar
- SomaliNet Super

- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Proff A.Khaliif Galaydh: Ethiopia must be kicked out by Forc
I dont support those mothafukers mayn, they have the blood of my homeboy in their hands!
But I do support a government in somalia, just not these maniacs.
But I do support a government in somalia, just not these maniacs.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Proff A.Khaliif Galaydh: Ethiopia must be kicked out by Forc
Fukk TFG...
bunch of Geeljires tuugo slaves of Amxaaro...
bunch of Geeljires tuugo slaves of Amxaaro...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 708 Views
-
Last post by highclass
-
- 0 Replies
- 314 Views
-
Last post by Executive
-
- 1 Replies
- 476 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 17 Replies
- 1686 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 2 Replies
- 882 Views
-
Last post by mahoka
-
- 6 Replies
- 1066 Views
-
Last post by MaliPirate
-
- 14 Replies
- 1961 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 1 Replies
- 1776 Views
-
Last post by mahoka