Irir v. HARTI

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Irir v. HARTI

Post by sadeboi »

Irir waqooyi [Isaq Dir waqooyi] hadu rabo in uu HARTI Puntland kuso laayo oo Irir Koonfureedneh ku laayo Galkacyo iyo Muqdisho dee rago tol'laan ma aho; BAHWEEYNTA DAROOD BEY KA MIDYAHIIN!!!



Guul iyo Guul to Puntland!!!




Ciidanka Darwiishta ee maalmahanba fadhiyey duleedka magaalada Dhahar dhankeeda Bari iyo Ciidanka S/land oo duulaan ahaa isna Fadhiyey dhanka Galbeed ee magaalada Dagaal kharaar ku dhex marey magaalada dhankeeda Galbeed.



Wararku waxay sheegayaaan in dagaalku ka dhacay dhanka galbeed ee magaalada uuna socday dhowr saacadood, wuxuuna dagaalku joogsadey maqribkii.



Mar aanu qadka tilifoonka kula xiriirney Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland mudane Cali Buureed ayaa wuxuu noo sheegay in uu magaalada ku suganahay isaga iyo ciidankii madaxtooyada Punland oo taageera ka helaaya ciidamo beeleedyo ah deegaanka.



Wasiirku wuxuu noo xaqiijin kari waayay qasaaraha dagaalka labada dhinac iyo qasaaraha magaalada soogaarey maadaama lagu dagaalamayay meel miyi ah oo u muuqata magaalada.



Sidoo kale wasiirka Warfaafinta Puntland Mudane Bangax ayaa saxaafada dhahar.com u sheegay in ciidankii kusoo duulay magaalada dhahar looga adkaaday dagaalkii manta ka dhacay Dhahar. Waa siduu warka u dhigayee.



Dhinaca kale Ciidan aad u fara badan oo ah Guutadii 15 aad ee cutubyada Puntland ayaa galabta waxay ka ambabaxeen magaalada boosaaso iyagoo kusii jeeda jiida hore ee dagalaalka.



Wixii kasoo kordha waxaad kala socotaa dhahar.com



M Axmed Ciise

Dhahar.com
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Irir v. HARTI

Post by Samatr »

As the old saying goes, Harti plus Ogaadeen , Musaayasha HY bey dhaafi waayeen,
I don't even need to mention HJ who are gaining Harti territory as we speak.
Last time Isaaq and Hawiye were on the same page, some people ran to Kenya.
don't be silly, majority of Isaaqs don't give two shits about Dhahar, the HA, Ciidagale, Arab, Isaxaaq HY, Hy galbeed don't even know much about Warsangeli or if they exist.
Thats the problem with Daarood kids, they think too much of themselves, look where that has gotten you Daarood folks. Laughing
Last edited by Samatr on Sat Apr 14, 2007 3:55 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Irir v. HARTI

Post by Karbaash_killa »

Bahdaada wasse... Its somalis Vs dabayaacos and their invading masters.. Daroodnimo wey dhamaatay waxaa loo kala baxay yaa SOmali u daneenayo iyo yaa walaaltinimo iyo xukun laqeybsanayo..itoobian oo rabo inoo dhulka somaliyeed xoog ku xalaaleysto
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Irir v. HARTI

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Harti should show no mercy to Northern Irrir...
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Irir v. HARTI

Post by sadeboi »

Samtr hadaaba haberahi kala bixisey maxaan kula sameeyaa??? War Dir waqooyi waa un dir waqooyi to me, laf hartineh iskama celin karaan..forget about the nations of Harti and Ogaden.

Karbaasha, Majeertaan waxey ka mid yahiin BAHWEEYNTA DAROOD, lagumanah goobankaro, hadi moryaantiina dowladiideen for 16 years oo ninkasto hawiye ah diideen de maxa nala igu sameeya, tan kale adinka ba weerarka kuso qaadey DOWLADA SOMALIA, oo xabadaha kaso tuurey guryaha ciddiina. SADE and every Darood clan shall get in if the Irir launch a full attack on beesha Majeertaan!!!
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Irir v. HARTI

Post by Hyperactive »

3ajiib.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Irir v. HARTI

Post by Samatr »

[quote="sadeboi"]Samtr hadaaba haberahi kala bixisey maxaan kula sameeyaa??? War Dir waqooyi waa un dir waqooyi to me, laf hartineh iskama celin karaan..forget about the nations of Harti and Ogaden.

Karbaasha, Majeertaan waxey ka mid yahiin BAHWEEYNTA DAROOD, lagumanah goobankaro, hadi moryaantiina dowladiideen for 16 years oo ninkasto hawiye ah diideen de maxa nala igu sameeya, tan kale adinka ba weerarka kuso qaadey DOWLADA SOMALIA, oo xabadaha kaso tuurey guryaha ciddiina. SADE and every Darood clan shall get in if the Irir launch a full attack on beesha Majeertaan!!![/quote]


Believe in your parents fair tales Laughing , sadex lafo of HY baa kuu filan all of harti plus Ogaden.
the poetry is there, the land is there, the new generation of Isaaq born on former Harti and Ogaadeen soil is also there.
I don't even need to mention my HJ brothers who will soon recreate the borders of Somaliland, if things go as planned you will share deegaan with HJ/HY very soon.


If Hawiye and Isaaq launched a united attack on Daarood, lets just say Ina yeey would be in Nigeria, you see where I am going with this.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Irir v. HARTI

Post by Sadaam_Mariixmaan »

fools last time u caught Daarood off Gurad now we are prepared for full Irrir Attack...
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Irir v. HARTI

Post by Samatr »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]fools last time u caught Daarood off Gurad now we are prepared for full Irrir Attack...[/quote]

Look at this dhaandhaan, your a kid.
waraa go outside and enjoy your childhood. Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Irir v. HARTI

Post by Sadaam_Mariixmaan »

i already did big boy... Cool

Samatroow,

keep underestimating me...
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Irir v. HARTI

Post by Karbaash_killa »

[quote="sadeboi"]Samtr hadaaba haberahi kala bixisey maxaan kula sameeyaa??? War Dir waqooyi waa un dir waqooyi to me, laf hartineh iskama celin karaan..forget about the nations of Harti and Ogaden.

Karbaasha, Majeertaan waxey ka mid yahiin BAHWEEYNTA DAROOD, lagumanah goobankaro, hadi moryaantiina dowladiideen for 16 years oo ninkasto hawiye ah diideen de maxa nala igu sameeya, tan kale adinka ba weerarka kuso qaadey DOWLADA SOMALIA, oo xabadaha kaso tuurey guryaha ciddiina. SADE and every Darood clan shall get in if the Irir launch a full attack on beesha Majeertaan!!![/quote]

dowladiid is all the warlords including Barre huuraale.. and the Hawiye people are peace loving just like other somalis..

Weer? ... Maxaakeenay itoobian xamar.. dowonyahow... Ninka wadankeena gadayo waa inaa ladilaa... madiidantahay taas.. teedakale.. Ogaaden ayaa Majeerteen kaa xigoo .hadii ey somalinmo garteen maxaa adiga daroodnimo iyo wax aan loojoogin ku gu riday
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Irir v. HARTI

Post by Hyperactive »

Ogaden's case isn't because we hate our brethern MJ. Hell no they are our brothern we are just hate Ethiopia too much that every ogaden whatever born in Somalia or in ethiopia or Kenya we all know our enemy is ethiopia. So we aren't into Somali thing more than any other Somali. Just happened we hate too much Ethiopia more than any somali else.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Irir v. HARTI

Post by Karbaash_killa »

Whos taking about hating... this is about Somalis defending their country against ethiopia and a few traitors are being used by Ethiopia.. the only thing is 90 percent of the traitors are Mj and a few other somali who have been either given or promised money..
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Irir v. HARTI

Post by Hyperactive »

lol adigu darood wa ku darood. Ma adiga kala je3el MJ or MR or even OG?
Warya_dude
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1508
Joined: Sat Apr 24, 2004 7:00 pm
Location: <--Bosaso--><-Bari->

Re: Irir v. HARTI

Post by Warya_dude »

Are Ethiopians still in Mogadishu? Laughing

Havent been watching somali news lately


lol that must suck, they are here to stay Cool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”