Wiil uu dhalay Cabdi Imaam Cumar guddoomiyaha odayaasha beelaha Hawiye oo lagu dilay Hotel Globel .
Posted to the Web Apr 15, 17:12
Muqdisho:-Ashraf Cabdi Iimaam Cumar oo ah wiil uu dhalay guddoomiyaha odayaasha beelaha Hawiye ayaa maanta lagu dilay iridka hore ee Hotel Globel ayadoo la sheegay in falkaasi dilka ah ay gaysteen ciidamada DFKM ee ku sugan hotelkaasi.
Lama garanayo sababta loo dilay marxuumkaasi, hayeeshee haweeney goob joog ahayd ayaa sheegtay in ilaalada hotelka ay toogteen kadib markii sida ay sheegtay uu diiday in uu ku wareejiyo bastoolad uu watay marxuumka oo wade u ahaa taliye ku xigeenka ciidamada booliska Soomaaliyeed John Fiidow.
Cabdi Imaam Cumar oo wax laga weydiiyay dilka loo gaystay wiilkaasi ayaa sheegay in uusan waxba ka ogeyn sababta loo dilay, hayeeshee la soo gaarsiiyay in wiilkiisa lagu dilay hotel Globel, waxa uuna ka gaabsaday in uu hadal dheeraad ah siiyo saxaafada.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay DFKM oo ku saabsan dilka marxuumkaasi, waxaana la sheegay in maydkiisa laga qaaday Hotelka isla markaana lagu wareejiyay reerkiisa si ay u aastaan.
Halgan.net
C/qaadir Osman
BREAKING NEWS TFG KILLS SON OF ABGAAL CHIEF
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 766 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 4 Replies
- 1152 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 14 Replies
- 2372 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 18 Replies
- 2036 Views
-
Last post by cabdi123
-
- 22 Replies
- 2312 Views
-
Last post by Archerr
-
- 14 Replies
- 1695 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 10 Replies
- 884 Views
-
Last post by *jr
-
- 9 Replies
- 1266 Views
-
Last post by union
-
- 37 Replies
- 1685 Views
-
Last post by fagash_killer