beesha garxajis ciidagale habar yoonis
Posted: Mon Apr 16, 2007 12:41 pm
cunta aah u bahanay nooh.. curur garxajis waa beer loox...... burco waa khalas malin walbaa neef baqtiyaa ari baqtiyaa, ya akh somali na cawiya oo na cawiya anaku masakeen somali abow aa nahay nooh...tuur wa dhinta noloshina waa ba'ba black sheep