BREAKING NEWS 31 31 Xiladhibaan oo laga xayuubiya xilka

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS 31 31 Xiladhibaan oo laga xayuubiya xilka

Post by Hiiraan boy »

(Baydhabo}17.04-7
Wararka hada naga soo gaadhay magalada Baydhaob oo ah xarunta Baarlamaanka somaliya ayaa wxaya si weyn uga dooday sidii laga yeli lahaa xidhibaannada ka maqan kulammada baarlamaanka ee waqtiga loo qabtay. Taas oo manta ay go’aan sideen in xilka laga qaado 31 Mudane.

Waxaa ka mid ah dadka xilka laga qaaday.

1. Shariif Xasan Sh. Aadan 2. Cumar Xaashi Aadan 3. Max’ed Xasan Cali Daryeel 4. Zakariye Max’ud Xaaji Cabdi 5. Diiriye Xuseen Aaran 6. Axmed Max’ed Suleybaan (Diraac) 7. Munye Siciid Cumar 8. Axmed Cusmaan Jibriil 9. Jaamac Cali Jaamac 10. Max’ed Cabdi Yuusuf 11. Maxamuud C/llaahi Jaamac (Sifir) 12. Cumar Max’ed Siidii 13. C/qaadir Xaaji Max’ud Dhaqane 14. C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) 15. Caasha Xaaji Cilmi 16. Axmed Diiriye Max’ed 17. Saleebaan Colaad Rooble 18. Suuri Diiriye Carab

Waxii ku soo kordha kala soco Radio widhwidh
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”