Maanta ayuu madaxa adeegayaasha Tigreega C/Laahi Yusuf oo si dhuumasho ah isga huleelay magaalada Muqdisho. Adeegahan ayaa diyaarad ka raacay garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay aad u ilaalinayeen ciidamada cadowga Tigreega iyo Ugaandheeska. Hadaba waxaa is waydiin leh maxay tahay sababta iyo meesha uu huleelay iyadoo magaalada ay ka socdaan dagaalo aad u qaraar? Wararka xog ogaal ah ayaa sheegaya in adeegahan looga yeeray magaalada Adis-Ababa si uu la tashiyo ula sameeyo kuwa uu u adeego oo ay iminka ku adagtahay ama aysan isku hlayn karin inay Muqdisho yimaadaan. Xaalada Muqdisho oo aad u sii adkaanayso iyo xoogaga muqaawamada oo kordhaayo ayaa keentay in la ta shiyo deg deg ah ay isugu yimaadaan cadowga Tigreega iyo adeegayaashiisa.
Wararka qaar ayaa sheegaya in adeege C/Laahi Yusuf uu u adkaysan waayay hoobiyayaashii ay ciidamada muqaawamadu ku garaaceen Villa Somaaliya kuwaasoo qasaara ba'an u gaystay Villa Somalia sidaas darteedna uu is huleelay magaalada.
Waxaa kaloo jira warar sheegaya in looga yeeray safaarada Maraykanka isga iyo Cali Mahdi oo ku wehliyay socdaalkiisa si loogu yeeriyo khayaanooyin cusub oo shacabka masaakiinta ah ee Soomaaliyeed lagu xasuuqo, kadib markii xeeladihii illaa iyo hadda la isticmaalayay ayaa noqan waa yeen kuwa shaqeeyo.
Sirdoon NetWork
Our E-mail: sirdoon@gmail.com
http://www.sirdoon.com/index.php?itemid=184
C/YUSUF RUNIN FROM MOGADISHU
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: C/YUSUF RUNIN FROM MOGADISHU
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka huleelay Muqdisho.
Muqdisho , Arbaco, April , 18 , 2007 , Waagacusub Online
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta isagoo aan laga war helin si qarsoodi ah uga dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo aan la ogeyn meel uu u baxay.
Madaxweynaha ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan inuu u baxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo warar kalena ay sheegayaan inuu aaday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo dhaawac fudud oo ka soo gaaray dagaalladii xalay ka dhacay Muqdisho ee madaafiicda lagu gaaray xarunta Villa Soomaaliya ee uu ku sugnaa darteed loogu kexeeyay halkaas si loogu soo daweeyo, laakiin lama oga jiritaanka warkan.
Madaxweyne Yuusuf oo aroornimo hore ka baqoolay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho xilli dagaal culus uu ka dhacay magaalada Muqdisho oo madaafiic lagu garaacay xaafadaha magaalada Muqdisho iyo xarunta uu Muqdisho ka degan yahay ee Villa Soomaaliya oo sida warar hoose oo la helayo ay sheegayaan uu ku dhaawacmay madaafiicdaas oo xooggaga ka soo horjeeda dowladdiisa ay la dhacayeen xaruntaas halka ciidamadiisa iyo kuwa Itoobiyana ay hoobiyaasha iyo madaafiicda kale ee culus xaafadaha Muqdisho ay ku garaacayeen.
Wixii warar dheeraad ah ee ku soo kordha safarka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf kaga baxay Muqdisho haddii uu Rabbi idmo dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa ee mar walba la socda shabakadda Waagacusub.com oo wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya aad kala socotaan mar walba.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 406 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 14 Replies
- 926 Views
-
Last post by Kornel
-
- 20 Replies
- 943 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 0 Replies
- 244 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 3 Replies
- 602 Views
-
Last post by makumba59
-
- 15 Replies
- 1955 Views
-
Last post by luis1
-
- 3 Replies
- 1015 Views
-
Last post by Waachis
-
- 14 Replies
- 1473 Views
-
Last post by Mustafee101