Jen. Cali Madoobe oo laga xayuubiyey xilkii Taliyaha ciidanka Booliska, loona magacaabay xilkaasi xubin ka tirsanaa Isbaheysigii burburay ee la dagaalanka argagaxisada
Kulan ay maanta ku yeesheen magaaladan Muqdisho golaha wasiirada ee xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cali Madoobe, iyagoo isla markaana taliye cusub u magacaabay Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mid ahaa xubnihii isbaheysigii burburay ee la dagaalanka argagxisadsa oo maxkamadihii Islaamiga ahaa ay uga awooda roonaadeen magaalada Muqdisho bartamihii sanadkii hore.
Jen. Cali Madoobe ayaa taa bedelkeed loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, iyadoo sidoo kale safiirada Soomaaliya u kala fadhin doona dalalka Suuriya iyo Ugandha loo kala magacaabay C/raxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) oo ahaa afhayeenka dowladda federaalka iyo Sheekh Axmed Sheekh Aadan sida ay u kala horeeyaan.
Kulankan oo ahaa kii ugu horeeyey ee golaha wasiirada xukuumada federaalka Soomaaliya ay ku yeeshaan magaaladan Muqdisho ayaa sidoo kale lagu magacaabay guddiyo ay ka mid yihiin Guddiga wax ka qabashada barakaca, Guddiga ka saarista dadka goobaha dowladda iyo guddiyo kale.
http://www.dayniile.com/april/17april-m01138.htm
Col Cabdiqeybdiid New taliye Booliska
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Col Cabdiqeybdiid New taliye Booliska
HABAR GEDIR ARE FIGHT THE GOV'T...
And now the New Taliye Booliska
The government are making their Own Suicide
Cabdiqeydiid will Attack Puntland..
And now the New Taliye Booliska

The government are making their Own Suicide

Cabdiqeydiid will Attack Puntland..
Re: Col Cabdiqeybdiid New taliye Booliska
Somali-Transporter lets keep the war in Mogadishio.
Its best if we allow the Haber Giders that live in Mudug not to get involved in Mogadisho.
Plus My family live around there, i don't want them in trouble.
Its best if we allow the Haber Giders that live in Mudug not to get involved in Mogadisho.
Plus My family live around there, i don't want them in trouble.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1056 Views
-
Last post by 1moonlight
-
- 5 Replies
- 47 Views
-
Last post by waryaa
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 200 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 1 Replies
- 320 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 9 Replies
- 666 Views
-
Last post by Cusmano
-
- 14 Replies
- 597 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 303 Views
-
Last post by SOMACOON
-
- 8 Replies
- 580 Views
-
Last post by wadaniweyn1