Odayaasha Beelaha Hawiye oo shaaca ka qaaday in ay nabad gelin doonaan cidii iska soo dhiibta ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKM.
Posted to the Web Apr 21, 00:19
Afhayeenka Beelaha Hawiye oo saxaafada la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in ay rumeysan yihiin in ciidamada ka soo horjeeda ee Itoobiyaanka ama Soomaalida ah ay yihiin dad lagu soo qasbay dagaalka oo ay ku adag tahay in ay dagaalamaan libinna ka keenaan dagaalkaas qasabka ah.
Asaga oo hadalkiisa sii wata ayuu tibaaxay in ay nabad gelin doonaan cidii iska soo dhiibta ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKM, wuxuuna sheegay in ay iyagu is difaacayaan dhulkoodiina joogaan waxa soo gaarayanna ay u adkeysanayaan maxaa yeelay xaq bay ku socdaan dadka kasoo horjeedanna xaq daro ayey ku socdaan sida uu hadalka u dhigay.
Afhayeenku asaga oo ka hadlayey arrimaha ciidamada tikreega ee ka baxsaday Muqdisho ee isu dhiibay dowlada Yemen ayuu carabka ku dhuftay in ay ka xun yihiin cambaareynayaan hadalka kasoo yeeray dowlada Yemen ee ah in ay dhiibi doonaan ciidamada tikreega ee nafta lasoo cararay
wuxuuna sheegay in ay dowlada Yemen ceeb ku tahay in ay dad naftooda lasoo cararay u dhiibaan cadow aan bixineynin waa sida uu hadalka u dhigay afhayeenka beelaha Hawiye Ahmed Diiriye oo gumaysi diid nabad doon.
dhinaca kale wuxuu afhayeenku xusay in ay burburtay xabad joojintii jilicsaneyd ee ay wada gaareen odayaasha beelaha Hawiye iyo Saraakiisha tikreega asaga oo ku eedeeyey ciidamada tikreegu in ay balantii jabiyeen sidii ay u jabiyeen midii horeba.
THE HEART OF TRUE LEADER
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 1017 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 419 Views
-
Last post by LetsCookBreakfast
-
- 8 Replies
- 896 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 502 Views
-
Last post by illuminatizz
-
- 1 Replies
- 592 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 2 Replies
- 1283 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 0 Replies
- 412 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 312 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 20 Replies
- 2955 Views
-
Last post by Hawdian