CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by fagash_killer »

Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Fariisimo Horleh

(Muqdisho}21.04-7
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho gaar ahaan madaxtooyada Somaliya ayaa waxa ey sheegayaan in ciidamada dowladda federalku ey la wareegeen goobo ka mid ah deegaanadi lasku hor fadhiyaya dhawaantan

Goobahan ey dowladdu sheegtay in ey la wareegtay ayaa ka mid ah isgoysga Fagax, xaafadda Jamhuuriya iyo Ex Kontrol oo ey horay u joogi jireen kooxaha kasoo hor jeeda dowladda federalka.

Dagaalada ey kula wareegeen ciidamada dowladda goobahan ayaa wali waxa uu ka soconayaan xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana sida uu sheegay afhayeen u hadlay madaxtooyada ey ku socdaan in ey la wareegaan xaafadaha kale oo ey ka dagaalamayaan kooxahan kasoo horjeeda.

Goobahan lala wareegay ayaa timid kadib markii ey si toos ah ugu biireen ciidamada Itobia dagaalada ka socdama magaalada Muqdisho oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa kasoo horjeeda kaasoo iminka soconayaa maalintii sedexaad.

Dagaalada oo ah kuwo goos goos ah marna qaraaraanaya ayaa waxa ey geysteen qasooro isugu jira naf iyo maal, waxaana dadka rayinka ah ey badankood isaga qexeen goobahan lagu dagaalamayo.

Horay ayaa waxaa lagala wareegay kooxaha kasoo horjeeda dowladda goobo ey ka mid yihiin Xarunta Xisbiga, Istadio Muqdisho iyo wadooyin muhiin ah kuwaasoo oo ey odayaasha beelaha hawiye codsadeen in dib loogu soo celiyo.

News Desk WidhWidh Online
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by Somali-Transporter »

propaganda Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by MJ-Pride »

Yeah, I was told this early morning by my uncle and Its true.So fagax is in TFG hands Very Happy . Fagax was their base and I see 'qabtoo wasa' from here on. Its matter of time b4 Yusuf takes full control of Moqdisho. I also heard the army discovered a lot of weapons and they were transfered to TFG stations Cool
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by AbdiWahab252 »

Fagax is useless compared to Villa baydhaba which fell to UHC Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by fagash_killer »

Ciidamada Dowlada Federaalka oo kaashanaya kuwo Ethiopianka oo fariisimo cusub ka qabsaday kuwo kasoo horjeeda ee Muqaawimada iyadoo Hornafrikna ay ku dhaceen madaafiic


http://www.somaliweyn.com/pages/news/Ab ... ril40.html



Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 21/04/07



Ciidamada Dowlada Federaalka oo kaashanaya kuwo Ethiopianka ayaa qabsaday fariisimo cusub oo ay ka mid yihiin isgooyska Hotel Towfiiq iyo waliba meelo ka mid ah xaafada Towfiiq iyadoo dagaalada ay kasoconayaan meelo badan oo magaaalada Muqdisho ah.

Garaash shidaal oo u dhaw Hotel Ramadaan ayaa olol badan uu ka baxayaa ka dib markii uu madfac ku dhacay markaad fuusho dabaqyada dhaadheer ayaad waxaad ka dareemaysaa in magaalada ay dhowr meelood ay ku dhacayaan Hoobiyeyaasha iyo madaafiicda ay isla beegsanayaan labada dhinac.

Dagaalkan oo sii xoogaysanaya ayaa la ii xaqiijiyey in ciidankii Ethiopianka ee ku jiray Garoonka istaadiyumka Muqdisho iyo kuwa qabsaday isgooyska Towfiiq ay isku darsameen, dagaaladan ayaa ah kuwo sii kordhaya saacadba saacada ka danbaysa, iyadoo isbitaalada ay buux dhaafeen.

Madaafiicda ayaa aad u xoogaysanaya oo si saa'id ah usocda afar goobood oo ka tirsan magaalada Muqdisho iyadoo laba idaacadood ay hawada ka baxeen sida Hornafrik iyo idaacada Quraamka kariimka, wararka ayaa intaa ku daraya in Hornafrik ay ku dhaceen madaafiic isla markaana ay ku dhaawacmeen laba wariye ookatirsan idaacadaasi.

Somaliweyn Media Center
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by fagash_killer »

Ethiopia: The two leaders discussed next step in Somalia

Djibouti (HAN) April 20th, 2007 - The Ethiopian Prime Minister ato. Meles Zenawi and the current President of Somalia Abdulahi Yusuf said anti-terrorists campaign from Somalia would be strengthened in Mogadishu.

During talks held at the Office of the Prime Minister here on Thursday, the two leaders said maximum efforts should be exerted to minimize civilian causalities and property damages in the course of the anti-terrorist operation in Somalia.

The two leaders discussed the need to strengthen clearing terrorists from Mogadishu and ensure peace in the city.

Foreign Affairs Minister Seyoum Mesfin who attended the talks said the discussion held between the two leaders was constructive and important.

The two leaders discussed on the next step to be made to bring law and order in Somalia, he said.

Seyoum said President Abdullahi came to Ethiopia to consult with Prime Minister Meles on stated issues.

President Abdullahi apprised Meles of the efforts being undertaken by his government to ensure peace and stability in Somalia and strengthen governmental institutions.

The two leaders had deliberated in particular the national reconciliation conference that would involve all parties which is expected to be held soon.

President Abdullahi expressed his firm belief that the conference would be a meaningful reconciliation.

The Conference would be free of government pressure and would be headed by independent commission to be presided over by former Somalia President Ali Mahadi.

Mahadi has continued to discuss with civil societies, various clan and political leaders on the conference by organizing commission members himself.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by Lacageylacag »

You are quoting from Dabodhilif websites.

This is more like the truth.

Dagaal qaraar oo gacanta la iskula tagay ayaa isna maalintii 3aad si xiriir ah uga socda xaafadda Fagax iyo Suuqa Jamhuuriya, kaas oo ilaa iyo iminka aanu muuqan wax horumar ah oo labada dhinac ay ka sameyeen marka laga tago sheegashooyinkooda.

Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by Unclebin- »

Widh widh = Dhulbahante website which is pro ICU. They hate abdullahi yusuf.

The truth is coming out. HUTUS ARE DONE. Cool
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by fagash_killer »

speaking about Dabodhilif websites. what about shabellenews they are the biggest dhabodhilif and ceyr beenaaleyaal
Last edited by fagash_killer on Sat Apr 21, 2007 11:16 am, edited 1 time in total.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by Unclebin- »

FK

The TFG lobby groups are taking the Beenta Beesha Ceyr (BBC somali) service as we speak.

The hornafrik station has been obliterated.

Shabelle, Wadanka, Somalidoon, and the rest of ceyr propoganda are gonna be gone soon.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by Lacageylacag »

[quote="Unclebin-"]FK

The TFG lobby groups are taking the Beenta Beesha Ceyr (BBC somali) service as we speak.

The hornafrik station has been obliterated.

Shabelle, Wadanka, Somalidoon, and the rest of ceyr propoganda are gonna be gone soon.[/quote]

The fight is between Somalis and Tigres.

Why are you talking? Where do you come in?
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by Unclebin- »

The fight is between a Dawlad and Argagaxiso (Tuugta Ceyr, Dameer Duduble, Saqajaan Saleebaan etc)

Dawladiids Qarandiids are just tasting the wrath Cool
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY FARIISIMO HORLEH

Post by fagash_killer »

[quote="Unclebin-"]FK

The TFG lobby groups are taking the Beenta Beesha Ceyr (BBC somali) service as we speak.

The hornafrik station has been obliterated.

Shabelle, Wadanka, Somalidoon, and the rest of ceyr propoganda are gonna be gone soon.[/quote]


Laughing they will soon dissapaer just like what happend to their fans the islamic courts maybe they should write a whole book about i wish that i should never support ceyr terrorism Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”