Ethiopian sarkaal kills himself

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Ethiopian sarkaal kills himself

Post by Hiiraan boy »

Sarkaalkii haystay Ciidamadii Itoobiyaanka ee ku sugnaa Villa Baydhabo oo is toogtay iyo ciidamadaas oo ka baxay Villa Baydhabo

{Somaaljecel News Network} Muqdisho:- Sarkaalkii heystay Ciidamada Itoobiya ee dhawaan degay Villa Baydhabo ayaa xalay toogasho isku dilay kadib markii sida la sheegay ay xaaladdu ku xumaatay, isla markaana uu diiday inuu ka qeyb qaato dagaallada Muqdisho ka socda.

Sida warku sheegayo Sarkaalkaas ayaa ciidamadiisa u sheegay in dagaalku culus yahay oo aysan isku biimeyn Karin, balse amar sare oo u yimid ayaa ku qasbay in uu dagaal geliyo ciidamada, laakiin wuxuu ku adkaystay inuusan dagaalka gelineynin, waxaana la sheegay in sarkaal kale ciidamada loo magacaabay, isagana uu markaasi toogasho isku dilay.

Markii sarkaalkaasi uu is dilay ayaa la sheegay in ciidamadiina laga saaray Villa Baydhabo, kuwaasoo aan la ogeyn meel ay u dhaqaajiyeen, halka warar kale ay sheegayaan in ciidamadaasi aagga dagaalka ee dhinaca Waqooyiga Muqdisho la isugu geeyay.

Sababta ay ciidamadaasi uga bexeen xaruntaas ayaa la sheegay in duqeyn loo geystay awgeed ay ugu jiri waayeen, halka warar kale ay sheegayaan in roob xooggan oo xalay ka da’ay Muqdisho biriq ku dhacday xaruntaas awgeed ay uga carareen.

Warar kale ayaa sheegaya in ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa xarunta Asluubta ee ku dhow Ex. Koontarool Afgooye ay iyaguna halkaas isaga huleeleen kagadaal markii duqeyn xooggan halkaas loogu geystay, nin naftiis hure ahna uu qarax weyn oo khasaare u geystay ciidamada Itoobiya uu halkaasi ka fuliyey, iyadoo tiro aad u badan oo askarta Itoobiya ah ay ku dhinteen xeradaas, lamana oga ciidamad
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Ethiopian sarkaal kills himself

Post by X-unit »

abti post da link for me so i could keep in touch with the latest news
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ethiopian sarkaal kills himself

Post by AbdiWahab252 »

He knew that it was either that or the BBQ.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”