Page 1 of 1

276 dead Ethiopians sent home from Xamar.

Posted: Sat Apr 21, 2007 12:04 pm
by Lacageylacag
Meydad gaaraya ilaa 276 oo ah kuwii ku nafwaayey qaraxiika dhacay Asluubta oo lasoodhoobay Airporka weyn ee Muqdhisho. iyadoo lasugaayo Diyaaradii uqaadi leheed itoobiya, Sida ay soo sheegayaa ilo ku dhowdhow Airporka weyn ee Muqdisho oo diidey in magacoodo la shaaciyo waxaa saacadaha soo socda laga duulin doonaa Meydadkii ku nafwaaye Qaraxii shalay ka dhacay Xerada Asluubta oo uu geystey sida laxaqiijiyey Nin naftiisa miidaamiyey.

Nin kaas Oo u geystey qasaarooyin ba an ciidamadaas. Dhawaca ayaa la sheegayaa in uu aad uga farabadan yahay dhimashada. Iyadoo halkaas lagu uruurinayey Ciidamadii dhowaan laga keenay Baydhabo iyo Afgooje, waxaa ka loo halkaas ku basbeelay gawaarida dagaalka oo gaareysa ilaa 9 halka wararka qaarna sheegayaan ilaa 11 isku soo wada duub oo shalay iyo maanta waxaa Ciidamada Digreega soo foodsaaray qasaarihii ugu weynaa in tii ay joogeen Caasimada Somaliya waxaana hada lasoo xaqiijiyey in ay Bataatanba is saareen oo iska eryeen kooxdii yareed ee laga soo aruuriyey Garoowe iyo Boosaaso iyagoo si aad ah ugu ee deyey in ay iyagu ku soo hagayaan kuwa ismiidaamiya..

Re: 276 dead Ethiopians sent home from Xamar.

Posted: Sat Apr 21, 2007 12:11 pm
by BushMan
hawiye slogan: 'come alive, leave in a body bag'.

did u know s/land is providing support for da hawiyes? why? cuz we wanna crash them p/landers for good, they have
put a disgrace on da somali race.

Re: 276 dead Ethiopians sent home from Xamar.

Posted: Sat Apr 21, 2007 12:30 pm
by AbdiWahab252
More coming dead soon Laughing

Viva Hawiye