Puntland: No reason for Ethiopia to come to P/land
Posted: Sun Apr 22, 2007 8:05 am
So the 4000 Ethio soldiers for Gaalkacayo and Boosaaso was just a lie
_______________
Interview with wasiirka madaxtooyada maamul Goboleedka Puntland Cali Jaamac Faarax (Cali Buureed),
S: waxa la sheegayaa in maamul goboleedka puntland uu qorshaynayo in ay ciidamo Itoobiyaan ahi yimaadaan Buuhoodle iyo meelo kale, maxaa ka jira arrintaas?
J: Taasi dacaayad weeyaan, wax ka jiraa ma jiraan, mana suuro-galayso, Itoobiyaanku dowlad kale weeye, Soomaalina maaha, Puntland-na maaha, markaa annagu Itoobiyaan cid keenaysa manihin, nagamana amar qaataan.
S: Madaxweynaha iyo Taliyaha ciidanka Puntand, dhawaan markay ka soo laabteen Itoobiya, ka dib waxay warbaahinta Puntland shaacisay inaad heshiis kula soo gasheen dowlada Itoobiya inay idiin keenaan ciidan aad dajisaan Gaalkacayo iyo Boosaaso, taasiba sow ma jirto?
J: Arrintaasi ma ahayn mid Madaxweynaha iyo Taliyuhu u tageen Itoobiya. Waxay u tageen wuxuu ahaa, heshiis hore uga dhexeeyay Puntland iyo Itoobiya oo waxyaabo hore uga dhinaa oo laga balansanaa lagaga wada hadlayay. Laakiin, ciidan la keeno Puntland oo Itoobiyaana hadda heshiis laguma soo gelin, qorshaha laga wada hadlayayna kuma jirin. sabab ciidan Itoobiyaana loo keeno Puntlandna ma jirto.
Widhwidh Online News Desk..Media Center