Beesha Absame oo dagaalka Muqdisho ku eedeysay Dowlada KMG.
Muqdisho, Axad, April 22, 2007 Simba Radio
Beesha Absame ayaa dagaaladda ka socda magaalada Muqdisho maanta ku eedeysay inay mas'uul ka tahay Dowladda KMG ah ee Somalia .
Kulan xubno ka tirsan beeshaasi ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay kasoo saareen baaq dheer oo qodobada laga soo saaray ay kamid aheyd in ciidamada Ethiopia ay ka baxaan dalka Somalia, iyadoo joogitaanka ciidamada Ethiopia ay beesha ku tilmaamtay mid aan sharci aheyn.
Beesha waxey ugu baaqday ciidamada Ethiopia inay xabada joojiyaan, isla markaana ay daayaan sida ay yiraahdeen madaafiicda shacabka Muqdisho ay ku garaacayaan.
Sidoo kale, waxey beesha ka codsatay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dibadaha ku dhaqan inay u gar gaaraan dadka dhibaatooyinka ay ku heystaan gudaha magaalada Muqdisho iyo dadka ka barakacay.
Si kastaba, baaqaan kasoo yeeray beesha Absame ayaa kusoo beegmay xili dagaalo culus oo madaafiic xoogan la isku adeegsanayo maalintii afaraad ay ka socdaan gudaha magaalada Muqdisho kaasoo dhex maraya ciidamada Ethiopia iyo kooxaha kasoo horjeeda joogitaankooda magaalada Muqdisho.
Beesha Absame oo dagaalka Muqdisho ku eedeysay Dowlada KMG.
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 422 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 341 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 0 Replies
- 267 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 5 Replies
- 866 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 29 Replies
- 2492 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 24 Replies
- 1847 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 0 Replies
- 1032 Views
-
Last post by Shift
-
- 21 Replies
- 3708 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 0 Replies
- 285 Views
-
Last post by Amirsade