BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
Maleeshiyo beeleedyo la wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo
Click here to find this article in English
Kismaayo 23, April.07 ( Sh.M.Network) Maleeshiyo beeledyo hubeysan oo iska dhigay dharkii ciidamada dowladda ayaa la wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo, ka dib dagaalo qaraar oo magaalada Kismaayo looga saaray ciidamada guutada koowaad ee dowladda KMG ah ee SOmalia.
1n ka badan 16 ruux ayaa ku nafweysay dagaalo qaraar oo saakay 9:00 Subaxnimo ka bilowday magaalada Kismaayo, iyadoo dagaalkaasi oo dhex maray ciidamada dowladda oo u kala jabay labo beelood uu goor dhaweyd istaagay ka dib markii magaalada Kismaayo ay la wareegeen maleeshiyo beeleed ku heyb ah wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia Col. Barre Hiiraale, halka ciidamadii guutada koowaad oo uu watay Col. C/risaaq Afgaduud oo ku heyb ah Madaxweyna C/laahi Yuusuf laga soo saaray magaalada Kismaayo sida uu ku soo waramay wariyaha shabelle ee magaalada Kismaayo, Max'ed Axmed Caaqil Yare.
In ka badan 10 meydad ciidamada Guutada koowad ah ayaa lagu arkay saldhigga magaalada Kismaayo, iyadoo aan la ogeyn halkii ay cirib iyo jaandhigeyn ciidamadii uu watay Col. C/risaaq Afgaduud oo loo maleynayo in ay u soo baxsadeen dhanka wadada soo aada magaalada Muqdisho.
Xoogagga la wareegay magaalada Kismaayo ayaa iska siibay dhamaan tuutihii ciidamada dowladda, iyadoo wadooyinka magaalada Kismaayo lagu arkayay maleeshiyooyin aad u hubeysan oo la wareegay dhamaan Ctrl ka magaalada.
Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
no more xabashi lovers
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
wah
I'm impressed, that was a really quick takeover. So the mareexaan are not all talk and no action after all.

- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
Good, TFG should not be Allowed into Kismayo......All the soldiers should do the same thing
I think we should adopt a mamul similar to the one UIC made in Kismayo....Marexaan, Harti and Ogaden Only
I think we should adopt a mamul similar to the one UIC made in Kismayo....Marexaan, Harti and Ogaden Only
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
Ciidamadii Madaxweyne C/laahi oo laga soo saaray Kismaayo ka dib dagaal qaraar.
Mogadishu - 23-April-2007-Allceeldheer.com 17 ruux ayaa ku geeriyooday tiro ka badan intaasina dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib dagaalo qaraar oo looga saaray magaalada Kismaayo ciidamadii Madaxweyne C/laahi Yuusuf , iyadoo magaalada Kismaayo ay la wareegeen Maleeshiyo beeleedyo hubeysan oo ku heyb ah wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah Col. Barre Hiiraale oo kal hore ka talin jirey magaalada Kismaayo.
Dagaalkaan oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda oo kala qeybsamay kana soo kala jeeda Beelaha Mareexaan iyo Majeerteen ayaa ka qarxay saakay xaafadda Isku Filan ee magaalada Kismaayo halkaasi oo ay isaga hor yimaadeen labada ciidan.
Iska horimaadkaan ayaa waxa uu daba socdaa iska horimaadyo xalay ka dhacay magaalada Kismaayo oo salka ku haya dhac loo geeystay gaari uu lahaa Col. C/risaaq Afgaduud iyo dhaawac loo geeystay darawalkiisa.
Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helnay magaalada Kismaayo waxa ay tilmaamayaan in ciidamadii uu watay Col. C/risaaq Taliyaha guutada koowaad lagala wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo ka dib markii loogu awood sheegtay dagaal qaraar oo saacado socday .
In ka badan 10 meydad ah ayaa lagu arkay saldhigga magaalada Kismaayo kuwaasi oo ka mid ahaa ciidamada guutada koowaad ee ku heybta ah Madaxweyne C/laahi Yuusuf, iyadoo sidoo kale la bililiqeystay saldjiggaasi.
Dadka geeriyooday iyo kuwa dhaawaca uu soo gaaray ayaa waxa ay u badan yihiin ciidamada labada dhinac, inkastoo ay jiraan dad rayid ah oo waxyeelo ay soo gaartay.
Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dowladda KMG ah ee Somalia oo ku aadan arintaan, laakiin waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay ka hadlaan.
Xafiiska wararka Allceeldheer Mogadishu
Kala xiriir E-mail: allceeldheernews@yahoo.com

marexaan support afbiijo somaha?
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]marexaan support afbiijo somaha?[/quote]
merehan are now their somali brothers against xabashis

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
[quote="highclass"]Good, TFG should not be Allowed into Kismayo......All the soldiers should do the same thing
I think we should adopt a mamul similar to the one UIC made in Kismayo....Marexaan, Harti and Ogaden Only[/quote]
War mad ka deysid. Qabiil wax laguma heshinayo. Would be better if you include all good citizens.

Last edited by Hyperactive on Mon Apr 23, 2007 7:35 am, edited 1 time in total.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
if thats true wallahi straight up respect! 

- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]marexaan support afbiijo somaha?[/quote]
There is not darood clan who is fully behind A.Yusuf, Maybe Reer Mahad
There is not darood clan who is fully behind A.Yusuf, Maybe Reer Mahad

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
beenta naga dhaaf
all of MJ support him
all of dhulbahunte support him

all of MJ support him
all of dhulbahunte support him

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
not even half of MJ support him. Maybe only those behind their keyboards.
Also it's very understandable to defend him when they see you taking a cheap shot on him just happened to be darood. We're human and go defensive when our existance is attacked.
Also it's very understandable to defend him when they see you taking a cheap shot on him just happened to be darood. We're human and go defensive when our existance is attacked.
- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
Enemy_Of_Mad_Mullah
His whole clan don't support him how can you believe that we support him so much? btw Some positions belonging to us has been given to other clans cause he don't trust us.
Read this topic by Hiraan boy to get the Bigger picture
viewtopic.php?f=250&t=97190
His whole clan don't support him how can you believe that we support him so much? btw Some positions belonging to us has been given to other clans cause he don't trust us.
Read this topic by Hiraan boy to get the Bigger picture
viewtopic.php?f=250&t=97190
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: BREAKING NEWS MEREHAN LA WAREEGAY KISMAAYO
highclass
Afbiijo practically ownes Buntland as his private property including u

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1225 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 544 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 26 Replies
- 1734 Views
-
Last post by kadarre
-
- 4 Replies
- 692 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 753 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by Hiiraan boy