North Mogadishu Under Fire: Ali Ghedi & Co. are marked men
Posted: Mon Apr 23, 2007 9:04 am
The Kooxada Mbagathi are shelling the strongholds of Beesha Abgaal.
Ali Ghedi, Salad Jeele & Maxamed Dheere are dead men walking. The trash will be taken out by the brave Abgaal units of the UHC.
Dagaal faraha looga gubtay oo maalintii shanaad ka soo sii socda qeybo ka tirsan W/Muqdisho
Waxaa maalintii 5-shanaad galay dagaalo qeybo ka tirsan magaaalada Muqdisho ku dhexmaraya ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya oo dhinac ah iyo kooxaha kacdoonka wada, iyadoo aroornimadii saakana ay magaalada ku bilaabatay duqeynta madaafiicda BM-ka loo yaqaano oo ciidamada Itoobiya ay soo ridayaan ilaa 5 meelood oo ku kala yaala bartamaha iyo daafaha magaalada Muqdisho, kuwaasoo ku dhacaya goobaha ay dadku rayidka ahi degan yihiin iyo goobaha dagaaladu ay ka socdaan intaba iyadoo qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee dagaalkaasi ka dhashayna u gaaray heer aan horey loo arag.
Goobaha ugu daran ee saaka labada dhinac ay isku hardinayaan ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Jamhuuriya, nawaaxiga Hotelada Ramadaan, Lafweyn iyo Bin-Cali oo dhamaantood ku kala yaala wadooyinka Fagax iyo mida u baxda Ex-koontrool Balcad, iyadoo labada dhinacna ay isu adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan sida madaadiic iyo hoobiyeyaal, waxaana goobaha uu imika ka socdo dagaalka isugu soo haray labada dhinac ee dagaalamaya ka dib markii ay deegaanadaasi isaga barakaceen dadkii degenaa gud ahaan marka laga reebo qof qof laga yaabo iney halkaasi ku go’doonsan yihiin, waxaana madaafiicda ciidamada Itoobiya soo ridayaan ee BM-ka ah ay sida roobkii ugu daadanayeen deegaanaad ay dagaaladu ka socdaan, gaar ahaan meelaha ay ku sugan yihiin kooxaha wax iska caabinta.
Ilaa hadda ma muuqato horumar iyo guulo la taaban karo oo ciidamada dagaalamaya ee labada dhinac ay gaareen dagaalka iyo dhulal la kala qasaday, midna, waxaana la sheegayaa in dagaalku u haatan isu rogay mid qaraar oo mararka qaarkood gacanta la isula tagayo, iyadoo taangiyada ciidamada Itoobiyana ay duqeyn is daba joog ah ku hayaan safafka hore ee ay ka dagaalamayaan kooxaha kacdoonka wada, waxana qasaare lixaad leh uu soo gaaray dhismeyaal badan oo halkaasi ku yiilay sida Hotelka Bin-Cali oo isagu ku yaala wadada Fagax gaar ahaan agagaarka Hotelkii hore ee Towfiiq oo isagu la sheegay in saqafka sare oo dhismaha hotelkaasi oo ka kooban ilaa 5 dabaq ay ku soo dhaceen madaafiic culus oo sababay inuu dab ka kacov dabaqa sare ee hotelkaasi, oo sidoo kale ciidamada Itoobiya ay galeen hotelka iyagoo ka dibna halkaasi ku xasuuqay ilaa 25 qof oo hotelkaasi ku go’doonsanaa, iyagoo dhinaca kalena nin dhaqtar ah ku dilay xarunta hay’adda wadaniga ah ee daryeel bulsho guud DBG oo ku taala dhabarka dambe ee hotelkaasi Bin-Cali, iyadoo xarunta hey’adaasina ay inteeda badan burburtay ka dib markii ay ku soo dhaceen madaafiicda la isweydaarsanayo, waxaana habeenimadii xalay halkaasi laga soo saaray iyagoo bed qaba tiro dad ah oo ka mid ahaa shaqaalihi xaruntaasi oo sheegay in labo ka mid ah iyaga ay ku dhinteen duqeyntii loo geystay dhismahooda.
Inkastoo qasaraha dagaalkkii shalay iyo kan maanta uu ka yar yahay kii 3-dii maalmood ee hore sababo la xiriira dadkii ku noolaa deegaanada lagu dagaalamayo intooda badan oo goobahaasi isaga cararay ayaa haddana madaafiicda ciidamada Itoobiya la beegsanayaan qeybaha kale ee magaalada mararka qaarkood waxaa ay sare u sii qaadeen tirada dadka ku dhintay dagaalka mudada 5-ta maalmood ah ka socda magaalada Muqdisho oo qiyaas ahaan kor ay dhaafeysa ilaa 200 oo ruux, halka dhaawacuna u ilaa 5 boqol kor u dhaafayo, waxaana ka buuxsamay isbitaalada Keysaney iyo Madiina oo ah kuwa ugu badan ee la geeyo dadka ku soo dhaawacma dagaalada.